SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
Dadkaan La Hayb Sooco Marnaba uma Dhimaneyn Guur

Ahmed | San Diego | sandiego@post.com

Asalam Alaikum mudane iyo maraweynayaal.

Waxaan a haa waligeyba qof xiiseeya web site-kiina www.somalitalk.com

Aad ayaana ugu mahadsantihiin waxyabaha aad u qabaneysaan bulshada Somaliyeed.

Waxaan dhawaan ka akhriyay web site-kiina qoraalkii ahaa “Gogol Fariisigii ugu Horreeyey ee Dhex Mara...” Markii aan akhriyay qoraalkaas si aad ah ayeey iila qaldaneed in dadkaas la hayb soco aay ka gudoomaan in uu Turaabi siiyo gabdhihiisa. Ma raali galis ahaan ayuu ku siinayay gabdhihiisa dadka la hayb soco ama la takooro? Waa laga yaaba.

Marka ugu horeysa Turaabi waa nin shaqsi ah, gabdhihiisana waa shaqsi, waxaa na dhici karta in aay fikradda abahood aysan ku raacsaneen, xataa haday ku racsaneyn waxaa la dhihi kara abahood ayeey ku raacsanyiin inuu bixiyo. Dadkaan la hayb soco marnaba uma dhimaneyn guur. Waxaa ugu muhiimsan uu Turaabi sameyn karay waa in uu waxna ku darsan dadkaan, iyagana wax ku darsanin, hadii ugu badnaato raali galis un siiyo dadka la hayb soco.

Ilama saxsaneen is Turaabi laga gudoomo, waayo sidaa horay ugu sheegay waxaa ugu weyn waa raali galis, gabdho la isisiiyo sidii maalkii waa qalad. Dadkaan la hayb soco hadii dhibatooyin xun soo mareen iyo hadii kalaba waa in qofna qofkale dhulka isku dhigin si kastabo ahaate. Waxaa cad in badanaba Soomaali oo dhan, ay midab takoor ay yaqanaan, midab tikoor ah dadkooda dhexdiisa ah siiba, oo ah midab takoor kan ugu jaahilsan, waayo la garay qof markuu takooro qof ka duwan, lakiin Soomaali is takooreysa maxa ku kala duwan yihiin?. Bur burka Soomaaliya ayaa cadeen u ah in Soomaalida maanta aysan ahayn dadka ugu xushmad wanaagsan ama wax garad ah. Marka Soomaali takooraya Soomaali kale, maxaa looga dhigaya wax weyn, ileen waa iska jaahilnimo, jaahilnimana waxaa lugula dagaalami kara kaliya in wax la baro kuwaas wax takoora.

Akhristayaal, haduu qoralkaan Af-Somaliga ah idin famhin, isagoo English ah ayaan qoray, waxaay ila tahay in aan si fiican u qoray markaan English ku qoray. Haddii aadan fahman af-Soomaaligeyga, soo dir e-mail kaaga si aan isagoo English ah idinkugu soo diro.

Mahad sanidiin, dhamaantiin.


Ahmed
San Diego
sandiego@post.com

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 7, 2004
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

<><><>ENGLISH<><><>

Hi there ladies and gentlemen, I was a fan of your site for a long time, and I appreciated what you doing for the community and reach.

I have recently read your article titled "Gogol Fariisigi ugu horeyay ee dhex mara.." When I read that article, I thought it was totally wrong for that descriminated tribe to accept such an offer, Turaabi "Giving away his daughters" for marriage to that descriminated tribes people. Was he doing that to appologize them for what they have done to the descriminated tribe?.. May be.

One thing I have learned is, no one should have a bad self-steem. Even the descriminated tribe(s) should should stayed strong, and not put themselves down and accept a petty offer which they have been denied for long time. I understand, that guy Turaabi, did that, to let all people know that he will not descriminate neither have a problems that his daughters will be married to that descriminated tribe. However, the daughters may have another different view point. The father, and his daughters may not have the same view point, specially when they are grown up and also live in a Western country. They may still accept to be married, but only by the courage of their father/family.

The formerly descriminated elders who participated in that conference, should have NEVER allowed such an offer, and it was not to revenge and of anger, but to let them know that they are not desperate for "women", and not desperate for anybody's offer. The only they should've accepted was an appology. NOTHING ELSE. I am so sick and ashamed of what the descriminated elders did, accepting an offer which has never been an important. It was not important, because they made themselves look like people who are really what Somalis suspected them to be, whatever that is. Marriage is not limited to these Somali tribes who think they are better than certain tribe, etc. What were they thinking? And I am really, really mad that this took place. To me it was a BIG MISTAKE that they accepted an offer. No one was ever desperate for their daughters. Let's be honest.

I would not have a bad self-steem, just because someone calls me a bad name, or a stereo-type me because of a folktale stories.

Call me a Militant-Midgaan.. but these elders who accepted Turaabi's offer, should resign from the Midgaan community if they sit any position of leadership. Such as Xaaji Muuse, etc. They have lied about the tribe, and made it look like desperete for other tribe's daughters, in possible for god sake!. Midgaans were busy building tools, buildings, and were the most sophisticated tribe in Somalia. Somalia's tech.

Thanks for your time!

-end-

  SomaliTalk.com | Jan 7, 2004 |

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

 <><>.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..


Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji


London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD