SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - TACSI
WARARKA: BOOSAASO | HARGEYSA | MUQDISHO | NAIROBI | QURBAHA | XORIYO
June 3, 2004
Tacsi:Geeridii ku timid CISMAAN MAXAMED NUUR DALLAS/TAXSES:
 
Sahid maxamed yusuf & xaaskiisa Habiiba Cabdalle, Xasan shiikh cali & xaaskiisa,
Cismaan madaxeey & xaaskiisa fadumo muuse & mahdi jaamac& xaaskiisa,
cabdi jaamac & xaaskiisa, C/samad gee & xaaskiisa, C/qaadir bashaah & xaaskiisa,
Maxamed faramadoobe& xaaskiisa, Xuseen siyidiin xirsi & xaasaskiisa iyo Khadra yaasiin & ninkeeda & dhamaan reer waaberi/1da maajo wixii joogga Toronto,Canada.
Waxaan Tacsi u direynaa dhamaan reer Maxamed nuur meel kasta ay joogaan, Khaasatan  Aadam ,C/raxmaan, iyo saaxiibkeey C/qaadir maxamed nuur( Gureey) oo degan Nairoobi, waxaan uga tacsiyeynaynaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid
CISMAAN MAXAMED NUUR  oo ku geeriyooday Maggaalada DALLAS,TAXES, Mareykanka Bisha May 17keedii . ALLAAH ha u naxariisto cismaan oo janadii fardowza ha geeyo.Ilaahow Cismaan u naxariiso annagana gadaashiis hana fidneynin, ilaahow u danbi dhaaf annagana noo dambi dhaaf AAMIIN, AAMIIN, AMIIN .

QOre: sahid yusuf  sahid_yusuf@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 3, 2004

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...


Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida: Waa buug cusub ee yaan lagaa dhamaysane GUJI halkan...


kaah

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD