SomaliTalk DALSAN
 
WARARKA HARGEYSA

GAROONKA HARGEYSA

hargeysa
BEERTII XORIYADDA: BILCIDA HARGEYSA


Jaaliyadda Somalida Norway oo $4000  dollar Ugu Deeqay Hoodo Ismail Ali "Hoodo-Yar"
Ardayda Reer Minnesota Ayaa iyagana Ugu Deeqay Hoodo Lacag Dhan $550...
Guji...


Soo Bandhiga Sababtii Keentay Geerida Hodan CabdiKariim
Marxuumada oo iyada oo Uur leh uu Bas weyni ku jiiray magaalada Leicester, UK, Waxa ay ka tagtay Todoba carruur ah sida uu sheegay...
Guji Feb 20

 
 
 
.Home | CProgram | HTML | TellFriends | Search | Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - HARGEYSA
WARARKA: BOOSAASO | HARGEYSA | MUQDISHO | NAIROBI | QURBAHA | XORIYO

Rayaale oo Shir Jaraa'id ku Qabtay Hargeysa
Shirkaa Jaraa’id ka dib, su’aalo la weydiiyay ayaa.. Guji April 1

Daahir Riyaale oo Kusoo Laabtay Dalka
Madaxweyne Riyaale iyo weftigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku marayey dalal ka mid ah qaaradda yurub ayaa galabta ka soo degay gegidada diyaaradaha ee Guji 31/3

Daahir Riyaale oo soo Gaaray Brussels
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Daahir Riyaale Kaahin iyo wafdi uu horkacayo ayaa xalay fiidkii yimid.. Guji 24/3

Cabudhinta iyo Caga Juglayn Hargeysa
xubno ka tirsan Golaha wakiilada Hargeysa oo lagu hayo cabudhin Guji

BERBERA OO LAGU DILEY LABO QOF OO U SHAQAYNAYEY HAY'AD JARMAL AH
Wararka ka imanaya Berbera ayaa tibaaxay in halkaas maalintii Jimcada ahayd lagu diley laba qof oo u shaqaynayey hay'ad samafal oo laga leeyahay dalka Jarmalka, waxaana halkaas lagu dhaawacay qof u dhashay Jarmalka. Warku waxa uu sheegay in labada qof ee la diley ay kala yihiin qof dumar ah oo u dhalatay Kenya iyo waardiye Soomaali ah... Eeg halkan

Booqashadii Daahir Riyaale ku arki lahaa Tony Blair ma tii C/hi Yuusuf George Bush ku arki lahaa 2002 baa
Anagoo galab dhex fadhina dugsigii “Allaahida” 1986 mar la yiri waxaad qaadanaysaan koorso Ingiriis ah si aad ugu biirtaan Kulliyadda Waxbarashada ee Lafoole iyadoo Guji... March 20

Maamulka Riyaale oo Loogu Baaqay in uu Maleysiyadiisa kala Baxo Aagga Sool, Sanaag iyo Cayn
Guddiga Xaaladda Degdegga ah oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Ahmed Jamac Jangeli ayaa soo gaadhsiiyey webabka Somalida baaqan loogu talagalay saxaafadda. Guji... March 20

Jan-Feb 1920 ayey ahayd markii ay ciidamada Cirka ee Boqortooyada Ingiriisku ay duqeeyeen ciidankii Daraawiishta ee Maxamed Cabdulle Xasan... Eeg Halkan...

CASHO SHARAF LOO SAMEEYEY MADAXWEYNAHA KA DIB QUDBADIISI BAARLAMANKA BRITAIN
LONDON, UK: Waxa habeenkii xalay ahayd ka dib markii laga dareeray banaanbaxii weynaa ee ka dhacay badhtamaha magaalada London Guji... March 19

MADAXWEYNAHA SOMALILAND MUDANE DAAHIR RIYAALE OO KA KHUDBEEYEY BAARLAMAANKA
Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin oo muddo dhawr cisho ahba ku sugnaa carriga ingiriiska ayaa shalay oo Guji ..March 19

Khudbadii Madaxweynaha S/land uu ka jeediyay Barlamaanka Uk
Sida aad la socotaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa uu Booqasho hawleed ku joogaa Dalka Ingiriiska, weftigu intii uu ku guda jiray Guji ..March 19

Wafdiga uu hogaaminayo Col. Dahir Riyale .
Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha wada tashiga Soomaaliyeed ayaa... Guji..March 19

SOMALILANDER-KA REER ENGLAND OO SOO BANDHIGAY BANAANBAXI UGU WEYNA LONDON
Waxaa maalintii shalay ka dhacay badhtamaha magaaladan London banaabaxii ugu waynaa ee ay baryahan danbe isugu soo... Guji... March 19



Sawirkaas oo ah sawirkii madaxweynaha, Md. Daahir Riyaale Kaahin iyo madaxweyne ku xigenka Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, markii ay ciidamada ka qaadanayeen

» Fikradaha Dadweynaha ee Booqashada Riyaale ee London
» Naqdintii Qormadii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen [Calasow]
» Guulaha Diblomaasiyadeed ee S/L ma laf Dhuungashay..  [Diridhaba]

Imaatinka London ee Daahir Riyaale ma Rasmibaa Mise Shakhsi
» Midnimada iyo wadajirka Soomaaliya waa muqadas Lama taabtaan ah.... Warar Goosgoos ah... Guji Maarso 16, 2004

Booqashada Riyaale Ee London Iyo Dareenka Reer Sool, Sanaag Iyo Cayn: C/laahi Warsame (Sanjab) oo isagu ah Guddoomiyaha Golaha Indheer Garadka Nugaal godan ayaa ku tilmaamay booqashada Riyaale mid... warbixintii Asad 16/3

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha S/L oo Kasoo Duulay Addis Ababa oo yimid London
» Waxaa wararku sheegeen in dadaalka casuumaada somaliland ee ingiriiska ay ka qayb galeen sharikado baara shidaalka oo doonaya in ay somaliya ka... Guji 15/3/04

Xisbiga DDP oo Bannaan Bax ugu Baaqay Soomaalida Reer London: Waxa kale oo guddoomiyaha xisbigaasi uu Soomaalida joogta shirka Nairobi ku casumey in ay tagaan Laascaanood.. Guji Maarso 14

Sidee Ingiriiska Looga Arkaa Booqashada Riyaale
Weriye jooga London oo weydiistey in aan magaciisa la sheegin ayaa Xagar Yare u sheegay in...
Guji Maarso 14

Sidee Xubno Katirsan Baarlamaanka  Ingiriisku ugu ololaynayaan S/L halka ay u diideen Xoriyad N/Ireland
& dacwad loo heysto Daahir Riyaale dad uu laayey waagii uu ahaa madaxa NSS-ta... Guji

Madaxweynaha S/L iyo Wefti Ballaadhan oo uu Horkacayo oo Maanta u Ambabaxay UK
 & Kumanaan reer Somaliland ah oo ku qul-qulaya London si ay uga qayb qaataan soo dhoweynta.. Guji

Wafti uu Hogaaminayo Daahir Riyaale oo Booqanaya UK
Maalinta arbacada ee bishan March tahay 17ka ayaa waxaa dalka Ingiriiska booqasho ku imanaya... Guji... Maarso 10
» Wargelin Mudaaharaad Dhan ka ah Booqashada Riyaale ee UK

» Soo xiridda xudduudaha SL ma xariggii Buurmadoow bay noqotay
» Maxaa Laga Filayaa Somalilanderka London soo dhoweynta Riyaale

Guddoomiyaha Xisbiga DDP oo Shir Kuqabtay MPLS
Maxamed Xasan Maxamud "Abgaalow" ayaa shir u qabtay jaaliyada Sool, Sanaag & Cayn ee ku dhaqan..  Guji 8/3/04

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com



www.Somalitalk.com
All About Somalia and More...
Copyright © 2004 somalitalk.com. All rights reserved.
 

HTML CD [an error occurred while processing this directive]