SomaliTalk DALSAN
 
WARARKA QURBAHA

Aqal Soomaali

Hayaan, geeddi,  reer guuraa, naq-raac, safar...

Wararkii Soomaalida Qurbaha ee 1999-2001... Guji halkan


Soo Bandhiga Sababtii Keentay Geerida Hodan CabdiKariim
Marxuumada oo iyada oo Uur leh uu Bas weyni ku jiiray magaalada Leicester, UK, Waxa ay ka tagtay Todoba carruur ah sida uu sheegay...
Guji Feb 20, 2004


BORLÄNGE IYO SOMALITALK.COM
Borlange waa magaalo ku taal Sweden...  Guji..


WARBIXIN SOOMAALIDA COLUMBUS, OHIO


Wararkii Soomaalida Denmark


HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA
Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cusurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

 

 
 
 
.Home | CProgram | HTML | TellFriends | Search | Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - QURBAHA
WARARKA: BOOSAASO | HARGEYSA | MUQDISHO | NAIROBI | QURBAHA | XORIYO

Ammaanka oo la adkeeyey meelo ka mid ah Yurub iyo Daahir Riyaale oo la sheegay inuu imaanayo Brussels
Magaalada Brussels oo ah caasimadda waddanka Belgium, xarunta Midowga Yurub iyo tan gaashaanbuurta NATO waxaa aad loo adkeeyey ammaanka iyo nabadgelyada.. Guji... Maarso 21

Dumar Soomaaliyeed ee Holland oo taageeray nabadeynta Soomaaliya
Waxaa lagu qabtay magaalada Den Haag -Holland Shir (conferens) ay ka soo qaybgaleen dumarka Soomaliyeed ee ku nool dalka Holland...
Guji...


Minnesota: Inaad Soomaali tahay xaqiiji
Maanta waa laguu baahan yahay ee wixii dhiig lehow kaca!... warbixintii Wardheere 16/3/04

Nolosha Soomaalida Belgium & Holland
Warbixintii Maxamed Xaaji "Ingiriis" ka akahri halkan 12/3/4

Minnesota: Macallimiin iyo arday Soomaaliyeed oo xusay Taariikhda Dadka Madow
Sida la wada ogsoon yahay dadka madow ee ku nool dalka maraykanka mar awoowayaashood badankood.. Guji 

Yusuf Shabac oo Raali Geliyay Jaaliyadda
SomaliTalk oo waraysi dheer la yeeshay qoraagii maqaalkii kusoo baxay wargeyska Minnesota ee Xijaabka Dumarka iyo Garka Ragga Muslimiinta ku Tilmaamay Calaamad Lagu Garto "Argagixisada".. sida uu waraysigii u dhacay Guji... Feb 5


HABEENKII SHOWRKA SOOMAALIDA MINNESOTA
Habeenimadii Sabtidu soo geleysey (Dec 21, 2002) waxay Soomaalida Minneapolis u ahayd habeen muddo laga sugayey, taas oo ka dambeysey kaddib markii gole guud oo u dhexeeya qaybaha

GALABTII "BARO XUQUUQDAADA" IYO SOOMAALIDA MINNESOTA.. GUJI

HABEENKII ARDAYDA SOOMAALIYEED EE JAAMACADA MINNESOTA

  • Xubno Soomaaliyeed oo ka Qayb Qaatay Maamuuska Dhalashada Hogaamiyahii dadka madaw ee Maraykanka Dr. Martin Luther King Jr. Guji.....
  • Ardayda Dugsiga Sare ee Edison oo ka Qalin-Jebiyey Guji..
  • Ardayda Soomaaliyeed ee Ka Qalin Jebinaya Dugsiga Sare ee Edison oo Buuxiyey Derejooyinka ugu Sareeya Guji...

SOOMAALIDA LAGU DILEY QURBAHA

200 oo Qof oo Ka Qayb Galay Aaskii Marxuum Xasan M. Faarax
Seattle: Marxuumka oo asagoo wadey Taxi lagu diley magaalada Seattle, USA ayaa.. Guji.. Feb 1

Ninkii Diley Maxamed Axmed Saalax oo Xabsiga Loo Taxaabay [Minneapolis]

Qofkii 20aad ee Soomaali ah oo lagu diley K/Afrika
Habeenimadii Axada 25 May 2003 goor ku dhaw 7.00 fiidnimo (Hal saac oo fiidnimo) ayaa dukaan uu gadayay lagu dhex toogtay wiil dhalinyara ah oo Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Shaafi Bille C/Laahi.  GUJI

Qofkii 19aad ee Soomaali ah oo lagu dilay K/Afrika
Ganacsade Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Diiriye Maxamuud Maxamed oolagu dilay gurigiisa oo ku yaala Johannesburg.... GUJI  13/12

Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Deeqa Ibraahim Cawad (Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee. Warbixinadii  Axmed.Dowlo | Caqiil.Sh.Yuusuf Agost 5

Xaqiiqada Qarsoon Soomaalida Koonfur Afrika

Nin Soomaaliyeed oo Lagutoogtey Maxkad Dhexdeed - Yemen
Wararka ka imanaya Yemen ayaa sheegay in ladiley Soomaali lagu magcaabo C/Shakuur Aadan kadib markii lagu dhex toogtey.. GUJI.  30/6/2002

QAREEN SOOMAALIYEED OO LAGU DILEY ATLANTA, USA
Ahmed Dabarran oo ahaa 32 jir, waxa uu qareen (prosecutor) maxkamadeed ka ahaa degaanka "Fulton County" ee kuyaal Atlanta, USA GUJI... May 11, 2001

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com



www.Somalitalk.com
All About Somalia and More...
Copyright © 2004 somalitalk.com. All rights reserved.
 

HTML CD