SomaliTalk DALSAN
 
WARARKA NAIROBI

Nairobi: Barxadda Uhuru

Fool maroodiga Mombasa

 

Soomaali Xilal kasoo Qabtay Dawladii Soomaaliya oo Laga Raadinayo Canada: Wasiirkii Gaashaan-dhigga Soomaaliya ayaa Kamid ah liiska ay shaaca ka qaaday jariidad kasoo baxda Canada dadkaas oo... Guji... 

 
 
 
.Home | CProgram | HTML | TellFriends | Search | Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
WARARKA: BOOSAASO | HARGEYSA | MUQDISHO | NAIROBI | QURBAHA | XORIYO
» MAXAA KA SOO BIXI KARA SHIRKA SOOMAALIDA EE KEENYA? [idaawaqaca]

Shirkii Lagu Maaweelinayey Soomaalida oo Qarka u Saaran Burbur
iyo Xuseen Caydiid oo ku hadlaya magaca 17 hogaamiye oo ku hanjabey in ay shirka Soomaalida 16ka bilood uga socdey Kenya ka bixi doonaan gebi ahaantiisa..
.Guji... Maarso 20

Warbixinta shirka ee toddobaadka 13 ilaa 19-Maarso.04
IGAD iyo beesha caalamka ayaa 13-bishan kulankii 4-aad ee wasiirada ku qorsheeyey qorshahan in uu ku socdo shirka soomaalida ilaa 22-maarso wasiirada ... Guji... Maarso 20


Xubno ka socda IGAD oo Booqday Jowhar
& Lix safiir oo Somaliya u fadhisay qaar ka mid ah wadamada Carabta oo socdaal kusoo maray muqdisho oo.. Guji...

Shirkii Soomaalida uga Socdey Kenya oo Markale Dib loo Dhigay ilaa 23ka Bishan
Kulkankii 4-aad ee Wasiirada A.Dibada ee IGAD ee ka dhacay Nairobi ayaa waxa kasoo baxay in ay Wasiiradu ay 22-maarso ku kulmi doonaan Jabuuti, shirkana dib loo... Guji 13/3/4

IGAD oo Soo Saarey Qoraal Kuwajahan Shirka Soomaalida ee Kasocda Nairobi
Qoraalkaasi wuxuu ayidey warsaxaafadeedkii wasiirka Arrimaha dibadda kenya ee 5-tii Maarso oo... Guji

SRRC oo Kalsoonidii Kala Laabtay Kenya
Waxana ay caalamka weydiisteen in shirka qaybtiisa 3aad lagu qabto dal kale sida Uganda, warkaan iyo xaflad madasha shirka loogu sameeyey 8da Maarso 
ka akhri halkan

13ka Maarso oo La Ansixin Doono Dastuurka Kumeel Gaarska ee Soomaaliya
Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiirka arimaha dibadda ee Kenya ayuu shaaca kaga qaaday in.... Guji... March 6

Cabdulaahi Yuusuf :-waxaa jira khaladaad yar-yar oo sixid u baahan oo kaliya
Kulan lagu qabtay guriga uu C/Lahi Yuusuf ka deggan yahay Nairobi oo ay kasoo qayb galeen wakiilada dalalka.... Guji

IGAD....... 2002 iyo Soomaaliya shirka loo qorsheynayey

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com



www.Somalitalk.com
All About Somalia and More...
Copyright © 2004 somalitalk.com. All rights reserved.
 

HTML CD