SomaliTalk DALSAN
 
WARARKA XORNIMODOON
1894 ayaa heshiiska loo yaqaab "Tripartite Accord" waxaa wada gaarey Ingiriiska [Great Britain], Talyaaniga [Italy], iyo Itoobiya [Ethiopia], kaas oo kusaabsanaa dhulka Soomaaliya. Talyaaniga waxaa lasiiyey dhulka soo eegaya badweynta Hindiya oo waagii dambe loo bixiyey Italian Somaliland. Heshiiskaasu wuxuu aqoonsaday in Mililikh [Menelik] uu qaato dhulka galbeed ee Soomaaliya ee loo yaqaan Ogaden. Eeg Halkan...


Taariikhda Lagama Been Sheego

Ninkii malaa'igtu u sujuudey

 
 
 
.Home | CProgram | HTML | TellFriends | Search | Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - XORNIMO DOON
WARARKA: BOOSAASO | HARGEYSA | MUQDISHO | NAIROBI | QURBAHA | XORIYO
Dhegeyso warkan oo Cod ah

WARARKA MAANTA EE OGAADEENYA WAXAA KAMID AH
Ø Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo dad badan ku xidhay magaalada Sagag.
Ø Ciidammada gumaysiga oo gabdho ku jidh dilay tuulada Gasaangas.
Ø Baarlamaanka Itoobiya oo kala jabay.
Ø Itoobiya oo loogu baaqay inay wax ka qabato jidhdilka ay nabasugideedu isticmaasho.
Ø Iskuulladii Harar oo la xidhay iyo arday kale oo la dhaawacay.
Ø
Barnaamuj gaar ah oo aanu ku qaadaa dhigi doono Qoraal dheer oo uu Ra`iisal wasaarihii hoer ee Soomaaliya Mudane C/risaaq X.Xuseen kaga hadlayo isbalaadhinta Itoobiya, iyo Suugaan halgameed.
Dhammaan ka akhri halkan Maarso 24

Askar Itoobiyaan ah oo baxsatay
iyo Jaaliyadaha Oromada ee waqooyiga Marykanka oo mudaharaad isu diyaarinaysa...
Guji

Dadwayne xabsiga loo taxaabay markay diideen inay dabaqoodhi noqdaan
 iyo
Dagaal ba’an oo dhexmaray OLF iyo ciidamada Wayaanaha.. Guji


 ...HALKAN KA BAAR WARARKII HORE EE XORIYO

....KAYDKA WARARKA RADIO XORIYO - NEWS ARCHIVE  

AFEEF: Afkaarta qoraalkaan waxaa leh gaarna ay u tahay Radio Xoriyo, kana tarjumimaayo aragtida SomaliTalk  

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com



www.Somalitalk.com
All About Somalia and More...
Copyright © 2004 somalitalk.com. All rights reserved.
 

HTML CD