SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA

Dr. Cabdulqaadir Xaaji Suufi {muriidigolf}

Taageerid Gudoomiyaha Cusub ee SANU Dr. Muriidigolf

Anagoo kala ah Duqowda,indheergaradka,culumawdiinka iyo aqoonyahaannada Qowmiyadda Banaadiriga waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraynaa guddoomiyaha Cusub ee Xisbiga SANU ee Banaadiriga oo dhawaanahan loo magacaabay Dr. Cabdulqaadir Xaaji Suufi '' Muriidi golf''

waxaan wallaalkeen u rajeynaynaa inuu ilaah u fududeeyo xilka loo magacaabay. waxaa kaloo qowmiyadda Banaadiriga u rajeynaynaa guul,horumar iyo nabad waarta waxaa kaloo laga rajeynaaya wallaalkeyna muriidigolf in u ka so hooy doona horumar arrimaha siyaasada iyo Bulshadda.

anagoo kala ah

  • 1. Dr. Cabdiqaadir Cali Boolay
  • 2. Awoow maxamed Suufi
  • 3. g\sare. Shariif Cumar maxamed X "sh/zeynow "
  • 4. Dr. Maxamed Abuukar"somali bannaane "
  • 5. Dr. khalid macow cabdilqaadir
  • 6. Maxamed Jeylaani Sheikh Bin Sheikh
  • 7. Maxamedeyn xaaji maxamed Xusein
  • 8. Cabaas xaaji mugaane
  • 9. Suldan Cusmaan Shaxam
  • 10. caaqil Cusman maxmed Cusman
  • 11. Isgow maxamed
  • 12.Xusein Muxidiin "Salla''
  • 13.Cadde Ikar ''Cadde Jaamac ''
  • 14. Shariif sayedcali '' yaacali ''
  • 15. Muriidi Abuukar mahadi '' Somali airleins ''
  • 16. Munye Sheikh Cumar '' Somali Airleins ''
  • 17. Axmed Maxamed Cadow Cali
  • 18. Maxamed Muqtaar "Beeleey "
  • 19. Axmed Sayed '' Axmedey shiikhow ''
  • 20. xaaji maxamud alcamuudi "gaawow ''
  • 21.Maxamed Cabilcasiis
  • 22. Axmed Ziyo
  • 23. Shiikh Cumar'' Shiikh Biid''
  • 24. Dr. Ikar Baane Hadaad
  • 25.g/sare Nuur shariif Nuur ..........

waxaan kaloon ka cudur daraneynaa dadka ka maqan liiskaan waxaan ku soo dari doonaa liiska soo socda ee danbe..insha allaah

wabilaahi towfiiq

Taageerayaasha Gu`doomiyaha Cusub ee Xisbiga SANU..

Muriidigolf waxaa si toos ah loogala xiriiri karaa emailkiisa oo ah: muriidigulf@hotmail.com

Muriidigolf oo Loo Magcaabay Gudoomiyaha Xisbiga Banaadiriga: SANU

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 4, 2003

Warqad Furan oo ku Socota Abwaan Hadraawi iyo inta gabayda!!!... GUJI


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  

. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..
Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji
London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji
XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD