khaliif waxaa uu xoghaye guud ka yahay Ururka Muslimiinta dalka Kenya ee
marka lasoo gaabiyo loo yaqaano SUPKEM oo uu wali yahay.
Axmed Khalif oo markii ugu horaysay kusoo biiray baarlmaanka 1979 kadib
markii uu jaamacada Nairobi uu kasoo qalinjabiyay soona bartay saxaafadda,
waxaa uu agaasime ka yahay idaacadda IQRA ee magaaladda Nairobi oo lafuray
sanadkii 2000.
waxaa uu ahaa mudane ka tirsan baarlmaanka sanadkii 1984 oo ahayd markii
laxasuuqay dad gaaraya 3000 oo 100-laal kamid ah ay ahaayeen qoyskiisa
looguna magacdaray xasuuqii wagalla.
Khalif waxaa uu xilal kala gadisan kasoo qabtay xukuumadihii madaxwayne
Kenyatta iyo Moi, isagoo caan ku noqday in uu ka horyimaado waraaqaha loo
yaqaano screen card ee dawladihii hore ay kusoo rogi jireen soomaalida
Woqooyi bari ku dhaqan.
Magcaabidii
Golaha Wasiirada Kenya & Liiska Wasiirada -- GUJI
Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya
3/1/3
Munaasabadii
xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey
GUJI...
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI....
»»Kenya oo ka gudubtey Nidaamkii Halka Xisbi GUJI....
30/12
Guushii Kibaki Halkan ka
akhri:
Mwai Kibaki oo Ku Guuleystay 64% Doorashadii
Madaxtinimada Kenya:
warbixintii:
Mohamud Yusuf Garre
WARARKII
DOORASHADA KENYA
Dad aad u tiro badan ayaa saakay isugu soo baxay
barxada Uhuru Park, Nairobi, halkaas oo lagu caleema saarayo madaxweynaha cusub
ee Kenya, Emilio Mwai Kibaki. GUJI
30/12
HALKAN
KA BAAR WARARKII IQRA
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|