w w w . s o m a
l i t a l k . c o m
|
|
SOMALITALK
- KENYA
|
Madaxweyne Moi oo seefta sharfidda ee
taliyanimada ciidanka qalabka sida siinaya madaxweynaha cusub ee la doortay
Mwai Kibaki, waxayna ahayd waqigii munaasabadii dhaarinta madfaxweynaha
Kibaki.
Sawirka: Standadrd; Yahya Mohamed GUJI....
|
kibaki oo ku dhawaaqay golaha
wasiirada
Ridwaan Xaaji
Cabdiweli Nairobi,Kenya.
3/1/2003 Jimce
madaxwaynaha
dalka kenya Mwai Kibaki ayaa maanta shir jaraa'id oo uu ku qabtay guriga
madaxtooyadda ee magaalada nairobi waxaa uu ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda
iyo ku xigeenadooda iyo waliba xoghayayaal. wasiirada lamagacaabay waxaa kamid
ah:
Madaxwayne ku xigeen waxaa laga dhigay Kijana wamalwa
wasiirka ariamaha dibada Kalonzo musyoka
wasiirka caafimaadka Jarity Ngilu
wasiirka tacliinta ,sayniska iyo tiknoolajiyadda Prof. George Saitoti
wasiirka hawlaha guud Raila Odinga
wasiirka shaqada iyo cududa shaqa siinta Axmed Khalif Maxamed
LIISKA WASIIRADA LAMAGACAABAY WAA SIDATAN:
|
Choose kaah for confidence, convenience
& competitive, rapid, reliable & responsive
|
Liiska
Wasiirada Kenya
1 Minister of State - Provincial Administration and National Security Chris
Murungaru
2 Minister of State - Public Service Geoffrey Parpai
3 Vice President Wamalwa Kijana
4 Minister of State in VP's Office Linah Jebii Kilimo
5 Minister for Finance David Mwiraria
6 Foreign Affairs Kalonzo Musyoka
7 Roads, Public Works and Housing Raila Odinga
8 Education Prof George Saitoti
9 Home Affairs Moody Awori
10 Planning and National Development Prof Anyang' Nyong'o
11 Agriculture Kipruto arap Kirwa
12 Health Charity Kaluki Ngilu
13 Justice and Constitutional Affairs Kiraitu Murungi
14 Transport and Communications John Njoroge
15 Local Government Karisa Maitha
16 Water Resources Martha Karua
17 Energy Ochillo Ayacko Mwangi Kiunjuri
18 Trade and Industry Dr Mukhisa Kituyi
19 Land and Settlement Amos Kimunya
20 Environment, Natural Resources and Wildlife Newton Kulundu
21 Labour and Manpower Ahmad Khalif
22 Cooperative Development Peter Njeru
23 Gender, Sports and Culture Najib Balala
24 Tourism and Information Raphael Tuju
25 Attorney General Amos Wako
Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya
3/1/3
Munaasabadii
xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey
GUJI...
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI....
»»Kenya oo ka gudubtey Nidaamkii Halka Xisbi GUJI....
30/12
Guushii Kibaki Halkan ka
akhri:
Mwai Kibaki oo Ku Guuleystay 64% Doorashadii
Madaxtinimada Kenya:
warbixintii:
Mohamud Yusuf Garre
WARARKII
DOORASHADA KENYA
Dad aad u tiro badan ayaa saakay isugu soo baxay
barxada Uhuru Park, Nairobi, halkaas oo lagu caleema saarayo madaxweynaha cusub
ee Kenya, Emilio Mwai Kibaki. GUJI
30/12
HALKAN
KA BAAR WARARKII IQRA
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>> Usheeg Asxaabtaada
|
|
|