SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - LONDON, ONTARIO

March 27, 2004

Wiil Reer London Ontario ah oo Lagu Diley California

SomaliTalk.com | London, Ontario, Canada

Wiil Soomaaliyeed oo reer London Ontario ahaa oo magacisa la oran jirey Mohamed Dr. Shariif Cabdulqaadir ayaa toddobaadki iina dhaafay lagu diley Calafornia USA, sidaas waxaa SomaliTalk soo gaarseeyey jaaliyada Soomaaliyeed ee reer London Ontario. Waxaa warku intaas ku daray in wiilka aabihiis iyo hooyadiis ay u aadeen Califorinia si ay u ogaadaan sabatii lagu diley wiilka, haddii aan akhbaar dheeraad ah ka helona waan idinla socodsiin doonaa insha Allah.

Dhanka kale Dhammaan Jaaliyaadda Soomaaliyeed ee London Ontario, waxay uga tacsiyadeynayaan DR. SHariif Cabdulqaadir geeridii naxdinta laheyd ee ku timid wiilkiisii Mohamed Cabdulqadir oo ku geeriyoodey Calafornia USA Waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto Marxuum Mohamed Cabdulqadir, reerkii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan Allah siiyo, Cawil kheyr ahna Allah ugu bedelo.

Yusuf Osman
yusufosman277@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | March 27, 2004

SOOMAALIDA LAGU DILEY QURBAHA

200 oo Qof oo Ka Qayb Galay Aaskii Marxuum Xasan M. Faarax
Seattle: Marxuumka oo asagoo wadey Taxi lagu diley magaalada Seattle, USA ayaa.. Guji.. Feb 1

Ninkii Diley Maxamed Axmed Saalax oo Xabsiga Loo Taxaabay [Minneapolis]

Qofkii 20aad ee Soomaali ah oo lagu diley K/Afrika
Habeenimadii Axada 25 May 2003 goor ku dhaw 7.00 fiidnimo (Hal saac oo fiidnimo) ayaa dukaan uu gadayay lagu dhex toogtay wiil dhalinyara ah oo Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Shaafi Bille C/Laahi.  GUJI

Qofkii 19aad ee Soomaali ah oo lagu dilay K/Afrika
Ganacsade Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Diiriye Maxamuud Maxamed oolagu dilay gurigiisa oo ku yaala Johannesburg.... GUJI  13/12

Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Deeqa Ibraahim Cawad (Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee. Warbixinadii  Axmed.Dowlo | Caqiil.Sh.Yuusuf Agost 5

Xaqiiqada Qarsoon Soomaalida Koonfur Afrika

Nin Soomaaliyeed oo Lagutoogtey Maxkad Dhexdeed - Yemen
Wararka ka imanaya Yemen ayaa sheegay in ladiley Soomaali lagu magcaabo C/Shakuur Aadan kadib markii lagu dhex toogtey.. GUJI.  30/6/2002

QAREEN SOOMAALIYEED OO LAGU DILEY ATLANTA, USA
Ahmed Dabarran oo ahaa 32 jir, waxa uu qareen (prosecutor) maxkamadeed ka ahaa degaanka "Fulton County" ee kuyaal Atlanta, USA GUJI... May 11, 2001

Dhaqantoosinta iyo La dagaallanka AIDS-ka
Qoraal cilmi baaris ah: Prof. Yusuf Hersi Ahmed  Guji

XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah

Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa: Waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho, magaciisuna waa... Guji...


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD