WORLD: AP
| AFP | Ruters
| interfax
|
CBC | BBC
| CBS | CNN
| NBC | ABC
| NYTimes | WPost
| Fox | Toronto.Star
| IOL | Australia.News
| Independent
| Canadian.Press | China.News
| Japan.News
| Whitehouse.News |
Mirror
MID EAST: Asharq.al.awsat
| Aljazeera | Al.khaleej
| Al.ayam | alwatan
| Alrai | Assafir
| Arabia | Algeria.El.Watan
| AdDustour | BBC.Arabic
| Cairo.Times | Egypt.Al.Ahram
| Jerusalem.Post | Khaleej.Times
| QatarGulfTimes | SaudiGazette
| Dubai News
VIDEO: ITV |
Reuters
TV | ABU-DHABI.TV |
CANADA.TV
| SaudiTV
| BBC.TV
| TRANSLATOR
MAP: Khariidada
Ciraaq | TAARIIKHDA
CIRAAQ
CIRAAQ: MAALINTII 8aad |7aad |
6aad | 5aad
| 4aad | 3aad |
2aad
& 1aad
ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE
| LA GUERRA IN
IRAQ | Corriere
Della Sera | Televideo.rai
DAAWO LIVE:
ABU-DHABI.TV
DAAWO: Daawo
Australia TV oo Ka warbixinaya Woqooyiga Ciraaq.
DAAWO: Bush
iyo Blair oo la hadlaya Saxaafada
Daawo
Halkan: Ceel Oil ah oo ka gubanaya meel duleedka ka ah Baqdaad. . Sawirka REUTERS |
DAGAALKA CIRAAQ: MARCH
28,
2003
»» Gantaalo
lala Beegsaday Magaalada Kurdish-ku gacanta ku hayaan ee Chamchamal
»» Dagaalkii
Nassiriya oo sii xoogeystey
»» Baqdaad
oo Markale la duqeeyey Habeenimadii Jimcada
»» Japan oo ka welwelsan Dagaalak Ciraaq oo
daba dheeraada
»» Dagaalo Xoogbadan oo kadhacay Koonfurta
Ciraaq
»» Baarlamaanka Koonfurta Korea oo dib u
dhigay Codbixin kusaabsanan Ciraaq
»» Diyaarad laga soo ridey USA
»» Interfax: Dadka Ruushka oo Diidan
dagaalka Ciraaq.
»» Iimaamada Baqdaad oo kubaaqay Jihaad
DAAWO [ABARBIC] VIDEO.1 |
VIDEO.2 | VIDEO.3
Gantaalo lala Beegsaday Magaalada Kurdish-ku
gacanta ku hayaan ee Chamchamal
TV-ga Australia ee ABC ayaa weriyey in
magaalada ay gacanta ku hayaan kurdishku ee Chamchamal lagu soo weararay
gantaalo, taas oo sida TV-gu sheegay ay u muuqato in ay weerarkaas geysteen
ciidanka Saddam Xuseen oo lagu soo waramay in ay horay magaaladaas dib ugaga
gurteen magaalada hodanka ku ah saliida ceeriin ee Kirkuk. Waxaa warku intaas
ku daray in qaraxyo laga maqlayey meel buur korkeed ah oo u dhow magaalada
Chamchamal iyo meel ay joogaan waardiyayaasha magaalada. Daawo
halkan.....
Dagaalkii Nassiriya oo sii xoogeystey
Afar Maraykan ah oo lawaayey Maanta
Magaalada Nassiriya ayaa lagu soo waramay in
maanta uu ka dhacay dagaal xoog badan kaas oo ay iskaga hor yimaadeen Ciidanka
Maraykanka iyo kuwa Ciraaq. Saraakiil ka tirsan militariga Maraykanka ayaa
muujiyey sida ay ula yaabeen Ciraaq difaaceeda ay iskaga caabiyeen ciidanka uu
horkacayo Maraykanku. ISHA.
Ciidanka Briton oo gargaar u qaybinaya Ciraaq:
Sawirka The Mirror
|
Wararka kale ee maanta oo Jimce ah ka imanaya Ciraaq
ayaa sheegay dagaalkaas kulul ee khacay magaalada Nassiriya kaddib in la waayey
afar askari oo ka tirsan Ciidanka Maraykanka. Lama soo sheegin waxa soo gaarey
Ciidanka Ciraaq.
Waxaa kale oo warar ka imanaya magaalada
Basra ay sheegen in weriye ka tirsan Al-jazeera TV la la'yahay.
Dhanka kale jariidada The Mirror ee dalka UK
ayaa werisey in sarkaal Ingiriis ah uu yiri in magaalada Basra aysan u dhoweyn
in ay qabsadaan ciidanka xulafada. Colonel Chris Vernon waxa uu yiri "waxaa
cad in magaalada Basra aysan u dhoweynin ay gacmahanaga soo gasho, isla mar
ahaantaana suurtagal ma ahan in la gaarsiiyo gargaarka bini aadamino"
sidaas waxaa werisey The
Mirror.
Dhanka kale warar ay werisey Idaacada
Talyaaniga ee loo yaqaan Rai ayaa sheegay in iimaamada magaalada Baqdaad ayaa
salaadii jimacda ku baaqay in dhammaan muslimiinta adduunku ay ka qayb qaataan
dagaalka Jihaad ee lagaga soo horjeedo weerarka maraykanka, waa sida warku u
dhigaye... ISHA
[Italian].
.... VIDEO: Daawo
Dagaalka Najaf
.... VIDEO: Daawo
Dagaalka Basra
Baqdaad
oo Markale la duqeeyey Habeenimadii Jimcada
Wararka ka imanaya
caasimada Ciraaq ayaa sheegaya in xalay laga maqlayey qaraxyo aad u waaweyn
bartamaha magaalada. Daawo
halkan [reauters] iyo Halkana
daawo [CBC] ama Halkan
daawo.
Wararka Ciraaq ka imanaya ayaa sheegaya in
Maraykanku isu diyaarinayo dagaal ka dhaca Baqdaad oo lagu qiyaasay in uu
dhigmo dagaalkii uu Maraykanku sannadkii 1968 ku galay magaalada Hue ee
dagaalkii Vietnam. Reer Ciraaqna waxaa lagu soo waramay in ay sugayan dagaalka
Baqdaad oo ay sheegeen in ay magaalada difaacayaan.
"Tan diyaar uma ahayn" sidaas waxaa
laga soo xigtey sarkaal sare oo Maraykan ah oo tilaamaamayey sida uu u
dagayahay difaaca Ciraaq ey iska caabiyeen ciidanka uu hogaaminayo Maraykanku.[ISHA]
Golaha Ammaanka oo Ka Dooday Ciraaq
Doodan oo ay codaseen ururka
midowga carabta
iyo ururka dalalka aan siyaasadoodu dhinacna raacsanayn ayaa looga dooday
Ciraaq, waxaana lagu soo waramay in badanaa 70ka dal ee aan xubnaha ka ahayn
golaha ammaanka ee ka hadlay doodaad ay ku baaqeen in dagaalka Ciraaq la
joojiyo kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay dagaal sharci darro ah, oo ay
tahay in degdeg dib ay uga gurtaan ciidamada soo duuley [ISHA].
Waxaa warku intaas ku daray, in kasta oo madaxdii halkaas ka hadlay ay siyaasad
ahaan isku khilaafsanaayeen hadana in ay badankoodu isku raaceen in
gargaar bini-adamino loo fidiyo shacabka reer ciraaq. Dhammaan khudbadihii golaha ammaanka shalay laga soo jeediyey ka
akhri halkan.
Japan oo ka welwelsan Dagaalak Ciraaq oo
daba dheeraada
Warbaahinta dalka Japan ayaa maanta oo Jimce ah werisey in dalkaasi uu aad
uga walaacsan yahay dagaalka Ciraaq oo daba dheeraada in uu raad ku yeelan
doono dhaqaalaha adduunka. "haddii dagaalku daba dheeraado waxa uu dhaawacayaa dhaqaalaha adduunka, wuxuuna raad xun ku reebayaa wadamada deriska
la ah Ciraaq" sidaas waxaa yiri kuxigeenka wasiirka arimaha dibada ee
Japan Toshimitsu Motegi oo qabtahay warsaxaafadeed caadi ah. ISHA .
Dagaalo Xoogbadan oo kadhacay Koonfurta
Ciraaq
Telefishanka ITV ee dalka Ingiriiska ayaa weriyey in uu dagaal
culus ka socdo dhammaan koonfurta Ciraaq. daawo
Halkan. Dhanka kale hay'adda Reuters ayaa werisey in xalay uu dagaal ka
dhacay magaalada Najaf kaas oo dhexmaray ciidanka Maraykanka iyo Ciraaq, warku ma sheegin
khasaaraha halkaas ka dhacay. Magaalada Najaf waxay 100 mile koonfur ka xigtaa
magaalada Baqdaad. Waxaa wararku sheegayaan in la filayo dagaal kulul oo ka
dhici doona magaalada Kerbala oo 31 mile woqooji ka xigta magaalada Najaf.
Waxaa wararku sheegeen in Kerbala ay diyaar ku yihiin ciidan ciraaq oo lagu
qiyaasay 6,000. [ISHA].
Baarlamaanka Koonfurta Korea oo dib u
dhigay Codbixintii Ciraaq
Wararka ka imanaya dalka Koonfurta Korea ayaa sheegay in dib loo
dhigay codbixintii uu baalamaanka dalkaasi u qaadi lahaa qorshihii dawladda ee
ahaa in Ciraaq loo diro ciidan aan dagaalamayn oo taageera ciidanka
uu hogaaminayo Maraykanku. Dib u dhigan oo ah kii labaad toddobaadkaan oo dib
loo dhigayo qorshihii Madaxweynaha Roh Moo-hyun ee ahaa in uu Ciraaq u diro 700
oo ah askarta qaabilsan caafimaadka iyo injineero waxaa keenay [dib u dhigaas]
kaddib markii mucaaradku soo bandhigeen qoraal ay ku weydiisanayaan in arintaan
dood qaran laga sameeyo. [ISHA]
Diyaarad laga soo ridey USA
Sida ay werisey IOL, diyaarad uu leeyahay
maraykanku ayaa khamiistii lagu soo ridey Ciraaq. [ISHA].
Warar ayaa sheegaya in Maraykanku uu beeniyey in diyaaradaas laga soo ridey. Dhanka
kale waxaa IOL werisey in 50 qof reer Ciraaq ah ay lagu diley magaalada Mosul
oo ay duqeeyeen Maraykanka iyo Ingiriisku.
Interfax: Dadka Ruushka oo Diidan
dagaalka Ciraaq.
Hay'adda wararka u faafisa Ruushka ayaa
sheegtay in codbixin laga qaaday dadweynaha ruushka ay kasoo baxday in
boqolkiiba sagaashan iyo kow (91%) dagaalka Ciraaq ee uu hogaaminayo Maraykanku. [ISHA]
Ka
Daawo Sawirda CBC | DAAWO: Reuters.TV
| Sawirda
JAPAN.News | Sawirada
CHINA.News | NewsWeek
WIXII KUSOO KORDHA
DAGAALKA KA AKHRI:
IRAQ
TODAY'S NEWS... | WORLD
LATEST NEWS
CIRAAQ MAALINTII: 5aad
| 4aad
| 3aad | 2aad
& 1aad
<><><>TAARIIKHDA
CIRAAQ... GUJI<><><>
CIRAAQ:
WARARKII MARCH 27
»» Dagaal ka Dhacay Zubayr oo 20km u Jirta Kuwait
»» Ciidanka Ciraaq oo Duulaan usii Ah Koonfurta Ciraaq
»» 650 Ciraaqiyiin ah oo laga cabsi qabo in ay ku dhinteen Najaf
»» Dagaalka Cimilada Ciraaq
»» Baqdaad oo Xalay Markale la duqeeyey
»» Xisbiga Liberal-ka Canada oo kawada hadaly sidii ay ka yeeli lahaayeen Hadalkii Safiirka USA
»» Al-Jazeera oo Maraykanka ugu Baaqday in uu Xaqiijiyo Dhawrida xornimada saxaafada
»» 24 ayaa ka dhintay Maraykanka, 28 waa ka dhaawacmeen. 10 kalena waa
la'layahay.
»» Dagaalka Ganacsiga ee Lagasoo Horjeedo waxyaabaha uu soo saaro Maraykanka.
»» Ciraaq oo Maraykanka ku eedaysay in ay Weerarayaan Shacabka
Dhammaan
ka akhri halkan
27/3
WARARKII
CIRAAQ EE MARCH 26
»» 15 Qof oo Kudhintay Baqdaad
»» Sucuudiga oo Qorshe u soo jeediyey Ciraaq iyo USA
»» Wasiirka Warfaafinta Ciraaq oo Akhriyey Qoraal uu soo saaray Saddam
»» Askar British ah oo ay dileen Askar Kale oo British ah
»» CBC: Askarta Maraykanka oo La dagaalamaya Askarta Ciraaq iyo Duufaanta Saxaraha
»» IOL: Ciraaqiyiin ka tegeya Joordan oo kusiijeeda Ciraaq si ay u dagaalamaan
»» Danjiraha Maraykanka u fadhiya Canada oo Ka hadlay Xiriirka Canada iyo USA
»» Japan oo Maraykanka usheegay in uusan Xiray Safaarada Ciraaq
ka
akhri halkan 26/3
CIRAA:
WARARKII MARCH 25
»» Duufaan Ciid ah oo
Haraysay Ciraaq
»» Kofi Annan oo Gargaar Degdeg ah ugu Baaqay Basra
»» Putin iyo Bush oo Telefoon kuwada hadlay
»» Dagaalka Basra iyo Umm Qasr
»» 5 qof oo Shacab ah oo Kudhintay Baqdaad
»» $75 billion oo ku baxaya dagaalka
Ciraq Bisha koowaad
»» Wasiirada Arimaha Dibada
Carabta
iyo dagaalka ciraaq
»» Al Jazeera oo Laga Mamnuucay
suuqa Ganacsiga New York
Dhammaan
ka akhri halkan 25/3
CIRAAQ:
WARARKII MARCH 24
»» Saddam Xuseen oo Maanta ka Hadlay dagaalka
»» Diyaarad laga soo ridey Maraykanka
»» Baqdaad oo la duqeeyey Habeenkii shanaad
»» BUSH: Dagaalku hadda ayuu Bilowday
»» TV-ga Ciraaq oo Muujiyey Maxaabiis Askar Maraykan ah
»» TV-ga Ciraaq oo Muujiyey Maxaabiis Askar Maraykan ah
»» Muwaadin Ruush ah oo Lagu diley duleedka Basra
Dhammaan
ka akhri halkan 24/3
WARARKII
CIRAAQ EE MARCH 23
»»Dagaalka oo kasocda meel Baqdaad u jirta 150km
»»Gantaal habaw ah oo Kudhacay Dhulka Iran
»»14 Maraykan ah oo lagu dhaawacay Kuwait
»»Mudaharaadyo looga soo horjeedo dagaalka Ciraaq
»»TV-ga Ciraaq oo Muujiyey
Saddam oo la shiraya Madax Katirsan Dawladiisa
Dhammaan
ka akhri halkan 23/3
Wararkii
Ciraaq ee March 22
»» Ruushka oo hawada u diray diyaaradihiisa dagaalka, kaddib...
»» Afar Askari oo ku dhintay dagaalkii Sabtida
»» Shacab ku dhintay Magaalada Basra
»» Caawa oo Baqdaad laga maqlayey Qarax
»» Baqdaad iyo Qaraxyadii
Jimcada
»» Turkiga oo Ciidamo u Diray Woqooyiga Ciraaq:
»» Saddam Xuseen oo Ballan Qaaday Abaalmarin
»» Laba Diyaaradood oo UK leedahay oo Isku
Dhacay
Dhammaan
ka akhri halkan 22/3
QARAXYADII BAQDAAQ - VIDEO: CBC.TV
| ABU-DHABI.TV
|
AL-JAZEERA.TV
Wararkii
Dagaalka Ciraaq: March 21
»» Dagaalkii Dhulka oo Bilowday
»» Xaaladda Saddam Xuseen...
»» Ciidamada uu hoggaaminayo
Maraykanku uu gudaha u gala Koonfurta Ciraaq...
»» 12 Maraykan iyo Briton ah oo ku dhintay diyaarad
militari oo ku qaraxday Kuwait.
GUJI...
21/3
Dagaalka Ciraaq
»»VIDEO: Ciraaq oo Gantaalo Ku Gantay Kuwait
»»VIDEO: Bush
oo bixiyey amarkii weerarka ciraaq
»»VIDEO: Jawaabtii
Saddam kabixiyey Weerarka Ciraaq
<> TAARIIKHDA
CIRAAQ ... HALKAN GUJI
<>
|