|
dhalinyarada beesha Hawiye (intoodii
kulanka joogtay) ayaa isku raacay in soomaalidu u siman yihiin xilkasta oo
waddanka laga qabanayo, Beel gooni ahna eeysan u xaq leheyn ineey iyagu is
xijiyaan maamulka sare ee waddanka Somalia.
Jaaliyadda beesha Hawiye ee Minnesota
iyagoo ka faa'iideysanaya Fursaddan qaaliga ah ayeey u hambalyeeynayaan
hogaamiyayaasha Hawiye oo shirka Eldoret dhexdiisa ku go'aansaday ineey
maamul u dhisaan magaalada Muqdisho, Dekedda & Airport-ka caalamiga ahna
dib u furaan, wexeeyna ku guubaabinayaan hoggaamiyayaashaas ineey ka
dhabeeyaan yaboohoodaas.
tobaneeyo qof oo eey xammaasad & murugo
isku mar ah heyso ayaa kulankan ka soo qeyb galay, wexeeyna u soo jeediyeen
dhamaan hogaamiyayaasha soomaaliyeed ee ku shiraya Madasha Eldoret ineey
iyagoo ka faa'iideysanaya fursaddan qaaliga ah, Ummadda soomaaliyeed ka
samata-bixiyaan dhibaatada 12 sano jirsatay ee ku habsatay qaranka
soomaaliyeed, wexeeyna ku tirtirsiiyeen ineey ka heshiiyaan xurgufta
dhextaal, loona gudbo is cafis qaran.
ugu danbeyntii Jaaliyadda Beesha Hawiye ee
Minnesota wexeey cabirayaan sida eey uga xun yihiin hadallada qallafsan ee
ka soo yeera hoggaamiye kooxeedyada soomaalida, wexeeyna u sheegayaan
dhamaan beelaha kale ee soomaaliyeed ineey walaalohood soomaaliyeed ula
siman yihiin xal u helidda, iyo hogaaminta shacabka soomaaliyeed ee
dhibaateysan.
warkan waxaa lagala xiriiri karaa
beshahawiye_MN@hotmail.com
Minnesota
Dec 22, 2002
<><><>
CILMI KORORSI:
Xalaal
iyo Xaaraam - cuntooyinka
DAGAALKII BADAR: Qaybtii
4aad - Guushii rasuulka
Baaq
Kuwajahana Qowmiyadda Banaadiriga
Dhamaan Beelaha Reer Banaadiriga ee Ku
nool dibadda iyo Gudaha dalka waxaa... GUJI...
22/12
WARQAD
FURAN: HADALKII MUUSE YALAXOW
ee ahaa jagada madaxweynaha ee wadanka waa
in ay qabtaan beesha Hawiye oo kaliya, dadka ay isku beesha yihiin ma la
qabaan? sidaas waxaa ku bilaabmay warqad soo gaartey SomaliTalk oo... GUJI...
21/12
DOODFURAN: Madaxweynaha
Somaaliya, maxey adiga kula tahey?
Rabshaddo
Hareeyey Tartanka Quruxdda Gabdhaha Soomaalida Gothenburg, Swden
Shan qof ayaa xabsiga loo taxaabay, hal
qofna cisbitaalka kaddib markii iska hor imaad ka dhacay goob ay ka
socotey xaflad loogu magac daray "Miss Somalia" ....GUJI
Warqad Furan Oo Ku Socota Dhammaan Beesha Hawiye Warqadan
oo lasoo gaarsiiyey SomaliTalk Muqdisho ayaa si toos ah ula hadleysa dhammaan
beelaha.... GUJI 14/12
Dhawaaq caalami ah iyo Ururka Darwiish Party
Waxaan mar kale ku celinaynaa Maamulka W/galbeed
ee Riyaale Hogaanka ka yahay in aanay ku talo xumoobin degaanka.. GUJI
14/12
Baaq ay soo saartey Jaaliyada Absame ee
Sweden
Baaqaan oo SomaliTalk uu soo gaarsiiyey Suldaan Mohamed Suldaan Siraaji
ayaa waxa uu kusaabsanyahay Laascaanood GUJI...
14/12
... ELDORET:
Taxanaha Wararka
... Soomaaliya
iyo dhacdooyinkii 2001/2000
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|