SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
 Jawaab baaqa uu soo saaray ururka esnsa ee baashe

I  I  D  H  E  H

 Bismilaah:

Waxaa wax lala yaaba xiqdiga intaa leeg ee aad baashaw isku deyeysid waayo in badan baanu akhrinay waxyaabo aan haboonayn adigoo kaga hadlaya dhulkaa SSH iyo inaad colaad dagaal dhex dhigto dadka reer miyiga adigoon ogayn xeerka ay kuwada nool yihiin ee daaqa ,waana inaan hadalka kala qaadno oo aan ogaano cida aad had iyo jeer iska dhigtid oo aad metesho waayo xaqiiqda ayaa la rabaa waa hadaad tahay isaaq, hadaba waxaan baadhnay ururkan wax ka jiraa ma jiro een adiga iyo inta ururkan been abuurka kugula qoran ee aad tidhi wuu jiraa waxaanu la hadlay ,dadka u dhashay SSH eedegan (U ARAB E) (kuwet) (Qadar)IWM waxay noo wada sheegeen inaan wax dhulbahanta ama wersangeliya ama gahayla ama ugayslaba oo ururkaa esnsa ku leh khaliijka carabta aanay jirin ,waayo dhulka aad sheegtay intaasuun baa ka hadli karta oo degta ,wixii kale waa dad daaqsin ku yimaada markaa ha fitnayn dadkaaga reer miyiga waana sababta aan kuu idhi is sheeg.
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa SSH Kuwait 

Ta labaadna waxaa naloo xaqiijiyey inaad degan tahay swedan gaar ahaan magaalada malmö, waxaa wax lalayaabo ah waxa kugu kelifay beenta intaa leeg ee dadku isku dili karo ee fitnada ah, dadka reer miyiga ahna siyaasad inaad gelisaan ma haboona ee hada kadib ka fiirso waayo dhubuq dhubuqda hore dhabano hays danbe ayay leedahay.

Ta aad tidhi wafdiga iyaguna xeer bay ku yimaadeen dadka u dhashay SSH bay ahaayeen 92gii kuwii dhexdhexaadiyey oo dhameeyey colaadii burco markaa haday sool yimaadeen dhibi kuma jirto imaatinkooda . Dadka aanu weydiinay:

1)moxamed cali…………(SAUDIGA)
2)xasan cismaan…………//…..-
3yusuf jaamac…………..//…….
4)c/qani xaaji cali………//……
5)Axmed moxamed cabdi…….(UAE)
6)jibriil xaaji ……………//…………
7)moxamed saleebaan…..(qadar)….

Digniin hada ka dib iska ilaali inaad beelaha wada dega aad fitno ka dhex abuurtid kuma liibaanaysid if iyo aakhiroba.

 Faahfaahin igala soo xiriir axmed Soolsanaaghawd@hotmail.com 

Oct 6, 2002

 

»»"Ma aqoonsanin wax ssh la dhaho" ESNSA GUJI...

  KULAABO BOGGA WARARKA OCT 6, 2002

 SSB KAYDKII WARARKA 2001 - GUJI 
SOOL/SANAAG/BUUHOODLE/AWDAL/SLForum
OYL | Afi | Afi.2 | Jail | Dhulbahante3 | Dhulbahante2 | Duale | ADHRA | Yurub | Sacuudiga | Kenya | Kenya.2 | Minneapolis | Buuhoodle | kuwait | Warsangeli | Warsangeli.2 | Dhulbahante | C.U.S. | SL.Forum | CIA.File | Egal.Biography | Oasis | Dhahar | Tabaatiig | Tabaatiig2 | Tabaatiig3 | AbdulKader | Samaroon | Jibrell | Free.Lance | UAE | UAE.2 | Robleh | Mukhtaar | Nuur | ISRAACA | ISRAACA.2 | ISRAACA.3 | SAPD | Awdal.Club | Sanaag | SSHPN | Hamud | Hamud.2 | BashirYusuf | Masheye | Kancaan | Xarigii.SMA | Go'itaan |
WARARKA  SEPTEMBER 2002 - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 
com
Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
DIGNIIN:

»» Virs cusub... BUGBEAR
»» Virus cusub .... OPASOFT
»» Viruska Halista ah ee Goldfish. 
»» Taxadarka Emailada Nayjeeriya
»» Xusuusin  carruurta iyo Internetka
 Dhammaan ka akhri halkan 

OGEYSIIS - OTTAWA

KALFADHIGA ISLAAMIGA EE 5AAD

QURBAHA IYO SOOMAALIDA 10 SANO KA DIB

Sat October 12, 2002
11:00 AM –8:00 Pm
202 Mont petit
125 University St 
(Ottawa University)

Faahfaahinta - GUJI...  

Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya  
 
EU & Kenya oo Saxiixday Heshiis maalgelinya shirka Soomaalida
Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab

I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD