SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAAQ
»Doorashada Canada, Soomaalidu ma ka qaybqaadan doontaa?
Daabaco Boggan | Print


C/Laahi Yuusuf iyo Shariif Xasan oo Kala Saxiixday Heshiis

Heshiisku waxa uu dhigayaa in la soo afjaro khilaafkii u dhexeeyey... Guji...


 
Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku tabaalaysan dalka Yemen.. Guji


SHIRWEYNIHII OSLO OO AY SOOMAALIDA NORWEY SI WEYN UGU DIIRSADEEN... Guji...


Xaflad Boosaaso Loogu Sameeyey Heshiis Dhexmaray DFKMG iyo DGPL.... Guji..

Col Abdi IgalSomaliTalk.com oo Kismaayo Waraysi kula Yeelatay Col. Cabdi Cigaal Jaamac...
"..aniga horta ma ahi kaabe qabiil ee waxaan ahay nin corneyl ah aritna aad sheegeyso hada ee aad leedahay odayaasha beesha Akhri...
MAQAALLO HORE:::
Embryo2HOOYOOYINKU CARRUURTA LABO SANO HA NUUJIYEEN!!!
ayadoo waligeedba dhakhaatiirta iyo xarumaha caafimaadku u doodaayeen in Naas nuujintu faa'ido u leedahay caafimaadka carruurta iyo hooyadaba ayey Baaritaankaan danbi ku soo kordhisay Guji..

Dolly and her first-born lamb, BonnieKoobiyaynta Dadka (humancloning)
Arrintani waa mid marka ugu horraysa ee dhagahaagu maqlaan laga yaabo in caqligu diido, balse waxaan shaki ku jirin markii aad si dhab ah u fahanto inaad ogaanayso in... Guji...
smallpoxAli Maow Maalin Qofkii ugu dambeyey ee uu Furuq lagaga daweeyo Soomaaliya... Akhri halkan
Qaabka Loo Qoro Wararka, Faalooyinka iyo Ra'yiga/ Maqaalada .. Guji


BAAQ KU SOCDA
MADAXDA & GANASATADA PUNTLAND
 
Ku                 : Madaxda Maamul Gobolledka Puntland
Ku                 : Ganacstada Puntland
Ogg               : Gudiga Deegaanka Degmadda Bosaaso
 
Ujeedo          : Hooyadii Nabadda & Horumarka Puntland
 
Qofkasta oo waxagarad ah waa uu dareemi kara cidda ay tahay Hooyadii Nabadda & Horumarka Puntland ilaa iyo iminkana kobcineysa mirihii ka dhashay wax tarkeeda oo ay ugu horeyso Maamul Gobolleedka Puntland  ahna maamul magac weyn ku leh ummadda Somaaliyeed una horseeday nidaamka federaaliga ah.
 
Hooyadaas oo ah Dekeda Bosaaso ahna mida kasbatay in ay soo jiidato habsami u socodkeeda Ganacsato fara badan oo aan lasoo koobi karin kuwaasoo ah kuwo ka ganacsada Gobollada Puntland, Gobollada Somaliland, Gobollada Dhexe ee Somaaliya iyo Degaanada Ismaamulka Somaalida Itoobiya laguna amaani karo maamulka hagaagsan ee gacanta ku haya.
 
Hooyadaas oo ay soo wajahday xaalad dhalin karta inay hoos u dhacdo sumcadii lagu yiqiin oo ay kusoo jiidan jirtey ganasatadaas aan sare ku sheegay, taasoo maamul aaahana dhalin karta in hoos u dhac weyn ku yimaado dakhligii laga heli jirey si looga badbaado dhibahaas waxaa haboon;-
 
·         In Maamulku khafiifiyo shuruucda cusub oo ay ka cabanayaan ganacsatada ayna habooneyn in wareegtada khasab lagu meel mariyo iyadoo la eegaya danta guud iyo khasaaraha & sumcad xumida ku iman karta dekada si looga soo kabsadana ay adkaan doonto sida haatan haysata dekeda Berbera.
 
·         In Ganacsatada deegaanku noqdaan kuwa aan mar walba ka tegin danta guud xoojiyana habsami u socod siinta nidaamka dekadu ku shaqeyso, waxii ay ka cabanayaana si degan ugu soo bandhiga maamulkooda aysana habooneyn in idaacahada laga baahiyo  waxyaalo wax u dhimaya  isha keliya ee aanu haysano taasoo dhalin karta in adeegeedi ganacsi ay la wareegaan dekado kale, ayna haboon tahay dhamaantayo in aaanu meel uga soo wada jeesano sare u qaadida tayadeeda iyo habsami u socodsiinta adeegeeda.
 
Madaxda Maamul Gobolledka Puntland ee xiligan oo ah madax ay ka dhexeyso ixtiraam & wada shaqeyn buuxda oo aan la koobi karin kalsooni badana ka haysta shacabooda, marka loo eego xiliyadii hore sidaa aawadeed waxaan rajaynaa in madaxda maamulka puntland ay fududeyn doonaan dhamaan wixii suurto gal ah ee sare loogu qaadayo habsami u socod siinta nidaamka dekeda Bosaaso.
 
Wabilaahi Tawfiiq
 
Eng. Ahmed M Moalin - Waharey
Puntland Development Advisor –free license.
Brunsbogaton 128C 532 38 - Skara - Sweden
Tell. 46 73 651 42 74 --- 46 511 15207
ammoalin@yahoo.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 7, 2006


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com


Dr Galaydh"Arrintan argagixisada ee markale la wadwado (la hadal hayo), Soomaaliya kama jiraan kooxo argagixiso ah, arrintan waa mid la dhoodhoobeen kuwa u malaynaya in ay isku maldahaya 'la dagaalanka argagxisada,' si loo maqlo oo loo taageero. Soomaalidu waa dad Muslim ah, Waxaana ku faraxsanahay in aan nahay dad Muslim ah. Haddii ay jiraan Argagixso, Ciidamada Maraykanka ee jooga Jabuuti, Nairobi iyo Muqdisho qudheeda ayaa heli lahaa. Sidaas daraadeed waxaa haboon in inta la hawl galo, la isku dayo in dadka la hawlgeliyo oo xaqiiqo ahaa la keeno wax ka bedelan xaalada hadda jirta ee laga yaabo in ay dad ka fa'iidaysanayaan." Sidaas waxaa yiri Cali Khaliif Galayr | Dhegeyso:  Dec 8, 05 Dr Elmi Duale"Waxa uu sheegay (Galaydh) in aan argagixiso jirin (Soomaaliya), laakiin waa jiraan. Waa la xaqiijiyey, waa ladaabacay. Koox qaramada Midoobey aha ayaa soo saartay warbixin - waxaa jir warbixin qaramada midoobey oo shegeysa in ay argagxiso ka jirto (Soomaaliya). Taas waxaa ka horeysey Markii la qarxiyey safaaradaha Maraykanka ee Kenya iyo Tansaaniya iyo markii la qarxiyey Hotelkii Mombasa, waxaa la muujiyey in qaar kamid ah kuwii ka dambeeyey falalkaas in ay soo mareen Soomaaliya ama waxay ku carareen Soomaaliya. Sidaas daraadeed waxaa jira cadaymo ku filan." Sidaas waxaa yiri Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Ambassador Dr. Elmi Ahmed Duale | Dhegeyso:: Dec 8, 05 "Wadanka (Soomaaliya) waa ubucda ay ku kobcaan argagixisada caalamiga ah" sidaas waxaa yiri Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dawlada Federaalka KumeelGaarka ah ee Soomaaliya, isagoo sida warku u dhigay, Soomaaliya ku eedeeyey in ay Xarun u Tahay Ururada Argagaxisada, sida ay qortay AFP, oo intaas ku dartay in wasiirka Arimaha dibada ee Soomaaliya uusan faahfaahin magaca, tirada iyo nooca xarunta argagxisada ee ka jirta dalkiisa, waa sida warku u dhigaye. Soomaaliya oo ah dal ku yaal bariga afrika oo 14-kii sano ee ugu dambeysey aan lahayn dawlad si rasmi ah u shaqaysa, ayey tiri AFP AKhri Halkan:::: Aug 26,05 menkhaus.jpg (26533 bytes)"Waa in aynaan kuxiraan in aan akhbaarta keliya ka qaadano Itoobiya kuwaas oo inkasta oo ay saaxiibadeen yihiin haddana waxay wataan qorshe iyaga u gaara oo aan caddayn, waxayna kabadbadiyaan khatarta." sidaas waxa yiri Ken Menkhaus, oo professor sare ka ah Davidson College, USA, kaas oo ku takhasusay Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaq yadeeda Islaamiga ah, islamarkaana  lataliye xagga siyaasadda uga ahaa hawlgalkii Qaramada midoobey ee Soomaaliya, marka uu hadalkaas yiri waxay ahayd talaado November 27, 2001 asagoo ka hadlayey kulanka Carnegie Endowment for International Peace symposium (Washington, D.C.). GUJI...
 
Kalluumaysatadii Soomaaliyeed wax lug ah kuma  kulahayn Qaraxii Mombasa
Booliska Kenya waxa ay markey taariikhdu ahayd 13/12/2002 caddeeyeen in sagaalkii kalluumaysatada ahaa ee isugu jirey Soomaalida iyo Pakistan ee loo xirxiray qaraxii Mombsasa aysan wax lug ah ku lahayn qaraxaas, isla markaana la siideynayo, loona dhoofinayo dalalkoodii
AKhri Halkan....

Xaggee ku dambaysay eedeyntii ahayd in Shimbiraale ay deggan yihiin urur argagixiso?




HTML CD