Wasiirka Arimaha Dibadda DKG oo
Lakulmay Kofi Annan
New York | Sept 17, 2002
Warsaxaafadeed kasoobaxay
xafiiska safaarada soomaalida u qaabilsan qaramada midoobey ee fadhigeedu yahay
New York ayaa sheegay in wasiirka arimaha dibada ee DKG, Yuusuf X.
Ibraahim oo uu lajiro wasiirka arimaha dibada ee Arab States ay la kulmeen
xoghaya guud ee qaramada midoobey, Kofi Annan, taas oo kulankaasi uu kusaabsanaa
arimo la xiriira Soomaaliya, Ciraaq iyo Suudaan.
Warsaxaafadeedkaasi waxa uu
sheegay in ubucda kulankaasi ay ahayd sidii ay u taageerilahaayeen in kooxda
qaramada midoobey u qaabilsan eegista hubka ay ugu laabanlahaayeen ciraaq,
sidii loola dagaalami lahaa argagaixisada iyo sidii nabad iyo deganaansho loogu
soo celinlahaa Soomaaliya.
I
I D H E H
|
|
Intii uu kulankaasi socdey waxa
uu wasiirka Arimaha dibada DKG uu sheegay in ay tahay in la sameeyo
waxkasta oo suurta gal sidii loo baajin lahaa dagaal markale ka dhaca bariga
dhexe. Kulankaas waxaa kale oo wasiirka DKG ku weheliyey wakiilka Soomaaliya u
qaabilsan qaramada midoobey, Axmed Cabdi Xaashi.
Sida ku cad warsaxaafadeedkaas,
wasiirka arimaha dibada ee DKG waxa uu sheegay taageerada ballaaran ee loo hayo
shirka Kenya, taas oo uu yiri DKG waxay aqbaleysaa waxkasta oo suurtagal ah oo
ay soo jeediyaan caalamku oo lagu dhamaystirayo barnaamijkii lagusoo bilaabay Carta. Waxana uu ku
baaqay in la taageero isku dayga IGAD.
Sida warsaxaafadeedku shaaca ka
qaaday, wasiirka arimaha dibbada DKG , mudane Yuusuf X. Ibraahim, waxa uu
weydiistey xoghaya guud ee qaramada midoobey, wasiirka arimaha dibada ee Arab
States, iyo wasiirada arimaha dibada ee dalalka Muslimka ah in ay soo jeediyaan
taageeraana in Soomaaliya loo diro Nabad ilaaliyayaal kasocda Qaramada midoobey
[Peace-Keeping Operation].
Kulankaan waxa uu magaalada New
York ka dhacay maalintii sabtida ee lasoo dhaafay.
Warkaan oo dhamaystiran kuna
qoran luqada Ingiriiska ka akhri hoos.
ISHA WARKA: lataliyaha wakiilka
soomaaliya u qaabilsan Qaramada midobey, Idd Mohamed, oo lagala
xiriirikaro: ciid2000@hotmail.com
NEWS ITEM
Continuing his diplomatic
contacts in New York, The Minister of Foreign Affairs of Somalia, H.E. Mr. Yusuf
H.Ibrahim accompanied by the Foreign Ministers of the League of Arab States, met
on Saturday, the Secretary General of the UN, Mr. Kofi Annan on the subject of
Somalia, Iraq and Sudan. H.E. Mr. Yusuf H. Ibrahim also addressed the Minister of
Foreign Affairs of Islamic Countries.
The center of these meeting was based upon enlisting their support for the
return of the UN weapons inspectors to Iraq, the fight against terrorism and
bring peace and stability in Somalia.
During these meeting, the Minister of Foreign Affairs of Somalia accompanied by
Mr. Ahmed Abdi Hashi---Permanent Representative of Somalia to the United
nations--said every effort must be made to avoid another major conflict in
Middle East.
The Minister of Foreign Affair of Somalia also outlined the necessity to fight
terrorism depends on addressing the main causes of despair, frustration, and
sense of injustices in a series manner--as the most effective way to confront
terrorism and pre-empty its support.
In this context, a truly effective international effort to eradicate terrorism
required a just and acceptable resolution of many conflicts in Africa, Middle
East and Somalia in particular.
He said international community is under moral obligation to come to the aid of
Somalia in the form of post-conflict peace building so that the country do not
become vulnerable to the evil forces of terrorism.
The Minister further elaborated the wide support for the proposed peace and
reconciliation conference for Somalia in Kenya. He said the Transitional
National Government would embrace every positive effort by international
community to complete the Arta-Peace-Process. In addition, the Government would
engage those outside of the process through sustained dialogue and negotiation.
Thus, the Minister urged a sustained support for the proposed IGAD process since
that would send a message to warlords---failure to participate in the conference
would have serious consequences.
The Minister of Foreign Affairs of Somalia has also sought to improve planning
and coordination of humanitarian action in Somalia. The Minister requested
massive infusion of food aid, expansion of basic health services, prevention of
further refugee outflows, the promotion of returnee programs,
institution-building and promotion of civil society.
In addition to these outstanding issues, the Minister of Foreign Affairs of
Somalia also requested from---the Secretary General of the United Nations, the
Foreign Ministers of the League of Arab States, the Foreign Ministers of Islamic
Countries---to recommend and support the establishment of a United Nations
Peace-Keeping Operation in Somalia.
The Minister said the desperate and complex situation in Somalia will require
energetic and sustained efforts on the part of the international community to
break the circle of violence and hunger by assisting the Transitional National
Government to disarm militias in the country. The United Nations and regional
organizations could support the process of disarming militias, so the conflict
could only be resolved by in a peaceful means.
-END-
Sept 17, 2002 | SOMALITALK
WARARKA KALE
AGOOSTO | WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
em@spam.com
|