SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA
MADAX WEYNE KU XIGEENKII KENYA OO GEERIIYOODAY

Wararka ka imaanaya Cusbatal ku yaalla magaalada London oo la yidhaahdo Royal Free Hospital ayaa waxay sheegayaan in saaka uu geeriyooday Madaxweyne ku xigeenkii Dalka kenya Michel Kijana Wamalwa oo isagu mudo badan ku jirey dhakhtarkaasi ka dib markii uu kasoo noqday Shir uu kaga qayb galay Dalka Swezerland.

Waxay hadaba dadka kenya aad uga xumaadeen markii ay maqleen geerida madaxweyne ku xigeenka oo ay iyagu sugayeen inuu kusoo noqdo dalka isagoo caafimaad qaba hadaba wixii wara ee kasoo kordha warkaasi oo mar dhawey laga sheegay Xafiiska war faafinta ee madaxweyne ku xigeenka (VPPS) waanu idinla soo socodsiin doonaa.

By: C/xaafid Xaaji Xirsi.
hajihersi@hotmail.com

Aug 23, 2003

Idi Ammiin oo Ku Geeriyoodey Sucuudiga
Madaxweynihii hore ee Uganda ayaa ku geeriyoodey Sucuudiga..
Guji...

WARARKA SOOMAALIDA

Siminaarkii Imaam AlBukhaari oo Lasoo Gabagabeeyey
MUQDISHO: Aqoon Kororsigaas oo loogu talo galay in.. Guji...

AMAL EXPRESS MA KALA JABIN
OTTAWA: Macaamiisha Amal Express waxaa lagu wargelinayaa.. Guji...

GUULDARRADA DKMG AH IYO DOORKII C/QAASIM [Khaliil]
ISFAHAMKU WAA MUHIIM SOMALIYEEY [A.Gulleed]
Shaydaanku ma qubaystaa?! [Shaafici]

Midowga Yurub oo Dhisya Wado IskuXirta Itobiya iyo SL
Waa wado 887 Km ah oo isku xirta Berbera iyo Togwajaale.. Guji... 23/8

Waftigii Kasocdey Jaamacada Boosaaso
iyo Wasaaradda Waxbarashada DGPL oo si weyn loogu soo dhoweeyey Australia
Warbixin.. GUJI

WARARKII OGAADEENYA EE RADIO XORIYO
Ka akhri halkan..... Guji....


 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

 

Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]