SomaliTalk DALSAN
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - CANADA
 




Sawirada shirkii taageerada Jaamacada Bariga Afrika-- Toronto, Canada

Toronto: Taageerada Jaamacadda Geeska Afrika

Shir ay qabanqaabiyeen Guddiga Saaxiibada Jaamacad Bariga Afrika ee Ontario ayaa lagu qabtay fiidnimadii sabtida taariikhdu ahayd 1da Feb, 2003, huteel ku yaal galbeedka magaalada Toronto. Shirkaa oo ay ka soo qayb galeen xubno muhiim ah ee ka tirsan wax-garadka reer Toronto, waxaa lagu falanqeeyey, go'aanna looga gaaray arrimo ay ka mid yihiin:

1. Habka iyo hannaanka ugu habboon, uguna miro dhal badanaan kara, ee si wadajir ah loogu taageeri karo Jaamacadda Geeska Afrika ee Boosaaso

2. Iyo sidii loo maamuli lahaa xaflad reer Toronto u qabanayaan taageerada Jaamacadda Bariga Afrika ee Boosaaso 15ka bishan February ee sannadkan 2003. Xafladdaa oo lagu martiqaaday, Hurmoodka kulliyadda dhaqaalaha, ee Jaamacadda Geeska Afrika, prof. Cabdiwali Geyre, oo Jaamacadda warbixin ballaaran oo muuq iyo maqaal leh ka wada, waxaa qorsheysan in ay ka soo qayb galaan shakhsiyaad caan ah iyo siyaasiyiin reer Toronto ah.

Guddiga Baahinta Jaamacadda Geeska Afrika

Laxiriir: burhanj@sympatico.ca 

Faafin: Feb 3, 2003

 

<><><>

Habeenkii Taageeridda iyo Horumarinta Jaamacadda Bariga Afrika, Boosaaso
MINNESOTA: shirweyne uu ka hadlay hormuud kasocda Jaamacada Boosaaso iyo aqoonyahano badan oo Soomaaliyeed, sidii uu u dhacay  KA.AKHRI.HALKAN 

Waftigii Jaamacada EAU oo Booqday Atlanta
Kulan aad u ballaaran oo dadkii ka hadlay ay kamid ahaayeen Dr. Xasan Cali Mire, C/isaaq Maxamuud Dareewal iyo waftiga Jaamacada Boosaso ayaa Sabtidii lagu qabtay Atlanta, Georgia GUJI... 26/1

Wafti Kasocda Jaamacadda Latrobe oo Booqanaya Jaamacadda Boosaaso
Waftiga oo uu hogaaminayo Dr. David Dorward, uuna kamid yahay Ciise Dhollowaa waxa ay Australia ka ambabaxayaan 27ka bishan Janaayo. GUJI 19/1

Hoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

  
Dayax Gacmeedkii Columbia ee Maraykanka oo Burburay
Toddobadii cirbixiyeen ee saarnaa dayaxgacmeedkaas waa dhinteen kadib markii uu ku burburay hawada Texas GUJI feb 1

Sucuudiga oo Bixiyey 1.3 million Visas Xajjka Sannadkan 1423
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday Wasaaradda Arimaha gudaha ee Sucuudiga, waxa kale oo wasaaradu sheegtay in....  GUJI... Feb 2

DAREENKA DADWEYNAHA IYO TODDOBAADKAN
Maamulka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Ergey Nabad Doon ah

URURKA AFRIKA OO GALAYA TIJAABADII KOOBAAD
Midawga Afrika ayaa markiisii ugu horraysay kulankiisii koobaad kuyeelanaya magaalada ADDIS-ABABA  GUJI... feb 1 

Dhanbaal Murugo leh: Gabadh ka soo Baxsatay Xabsiga Itoobiya: Wararka Radio Xoriyo GUJI...

WAR BIXIN KU SAABSAN SHIRKA ELDORET
Mr. Peter N. Nyagah ayaa maanta si cad u beeniyey warar ay jariidadaha Kenya qoreen oo ay ku sheegeen inuu shirka Eldoret qarka u saaran yahay in lagu kala huleelo...  Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq.. 31/1

DUULLAANKII AXSAAB 
Waa qaybtii 54aad ee silsiladii siiradii nebi Muxamed GUJI 31/1

FADLIGA 10KA HORE EE BISHA CARAFO
Sideese uga faa'iideysan karaa 10kan maalmood?... GUJI

Qaabka Loo Bixiyo Sakada Geela, Lo'da iyo Ariga

DHULKA: Qiimaha iyo sharafta dhulku leeyahay
Waa taxanihii qoraalada Cabdulwaaxid Khaliif GUJI... 31/1 

Warbaahinta Maraykanka iyo Caalamka
 
Denmark oo badhifurtay siyaasadii Europe ee Ciraaq

I  I  D  H  E  H

Shirkadda Xawaalada Amal Express oo Tacsi u dirtay
 
Shiikh C/laahi oo Laba Gabdhood  ee uu dhalay ku Geeriyoodeen Bas-kii Xasuuqa ka dhacay ee magalada Muqdisho GUJI...30/1

WARARKA KALE EE JANAAYO


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002



HTML CD [an error occurred while processing this directive]