SomaliTalk DALSAN
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA

  War Saxaafadeedkii Talyaaniga iyo Kiplagat.

8/2/2002
Sabti

war saxaafadeed shalay kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka kenya ayaa lagu sheegay in kulan ay wada yeesheen wasiir ku xigeebka arimaha dibadda ee talyaaniga Al Faredo Mauthica iyo ergayga kenya u xil saartay arimaha soomaaliya Bethwell Kiplagat.

Kiplagat ayaa uga mahadceliyay doowrka talyaanigu ay ku leeyihiin shirka iyo kaalmadda guud ahaan midawga reer yurub uu u fidinayo shirka nabadaynta soomaaliyeed ee magaaladda Eldoret. wasiir ku xigeenka talyaaniga Al faredo Mauthica ayaa isagana sheegay in ay dawladiisu soo dhowaysay markii lamagacaabay ergayga Cusub ee kiplagat.

waxaa kulankaas ku weheliyay safiirka talyaaniga u fadhiya Kenya Carlo Calia iyo ergayga dawladda talyaaniga ugu xil saaran soomaaliya Carlo Ungaro.

Warku waxaa intaas uu ku darayaa in shirkii 6dii bishan ay Nairobi ku yeesheen Igad lagu soo hadal qaaday qaabka shirka loosii wadi lahaa marka dhowaan loosoo wareejiyo magaaladda Nairobi iyo sidii dawlad looga dhisi lahaa shirka Nabadaynta, inkastoo mas'uuliyiinta IGAD ay xooga saareen heshiiskii dhexmaray Mucaaradka Sudan ee SPLA iyo Dawladda Al Bashiir oo kala saxiixday awood qaybsi iyo wada noolaansho.
shalay aroortii oo aan la xiriiray Mas'uul ka tirtsan wasaaradda arimaha dibadda Kenya waxaa uu iisheegay in wixii ka danbeeya 15ka bishan shirka loosoo wareejinayo deegaanka Mbagathi oo ka tirsan Nairobi.

Ridwaan X.C/weli
Nairobi,Kenya
ridwanhaji14@hotmail.com
 

 

[Qoraallo kaleHoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

  »»“Bulshada Rayidka”, Waa Tee, Waa Tumaa?
»»Shirka Qarsoon ee C/Qaasim iyo C/hi Yuusuf
»»WAANO GUUD SOMALIYEEY
»»BOGGA MAQAALADA DADWEYNAHA... GUJI 

MA OGAADEENIYADII BAY LA DHALIWAYDAY !!!?
Faaladii Xagar Yare.... GUJI... Feb 4

»»CUDURKA AIDS-KA: Muxuu yahay, sidee lagu kala qaadaa, maxaana looga hortagi karaa? W.Q. Faarax A. M.; University of Karachi

WASIIRKA DENMARK OO DOONAYA INUU CIQAABO WAALIDIINTA SOOMAALIDA 
Wasiirka arrimaha is dhexgalka ee dalka Denmark Bertel Haarder ayaa ku hanjabay inuu ciqaab marin doono waalidiinta somaaliyeed ee ubadkooda ugu dira Somaaliya dhaqan celin awgeed.  GUJI... Feb 3

Toronto: Taageerada Jaamacadda Geeska Afrika
Shir ay qabanqaabiyeen Guddiga Saaxiibada Jaamacad Bariga Afrika ee Ontario ayaa lagu qabtay  huteel ku yaal Toronto....  GUJI... Feb 3
  

I  I  D  H  E  H

Sucuudiga oo Bixiyey 1.3 million Visas Xajjka Sannadkan 1423
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday Wasaaradda Arimaha gudaha ee Sucuudiga, waxa kale oo wasaaradu sheegtay in....  GUJI... Feb 2

DAREENKA DADWEYNAHA IYO TODDOBAADKAN
Maamulka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Ergey Nabad Doon ah

URURKA AFRIKA OO GALAYA TIJAABADII KOOBAAD
Midawga Afrika ayaa markiisii ugu horraysay kulankiisii koobaad kuyeelanaya magaalada ADDIS-ABABA  GUJI... feb 1 

Dhanbaal Murugo leh: Gabadh ka soo Baxsatay Xabsiga Itoobiya: Wararka Radio Xoriyo GUJI...

WAR BIXIN KU SAABSAN SHIRKA ELDORET
Mr. Peter N. Nyagah ayaa maanta si cad u beeniyey warar ay jariidadaha Kenya qoreen oo ay ku sheegeen inuu shirka Eldoret qarka u saaran yahay in lagu kala huleelo...  Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq.. 31/1com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002



HTML CD