SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL


GEFKII GEEDDI.........::
Ra'iisul wasaaraha Dawladii Soomaalida loogu soo dhisay Kenya oo gumeysata NFD oo ah dhul Soomaaliyeed ayaa sheegay in NFD & SoomaaliGalbeed  aysan Gumaysi ku jirin, hadalkaas markii uu yiri safarkii ugu horeysey ee uu Jawhar kaga ambabaxo waxa uu u aadey Itoobiya oo Gumeysata SoomaaliGalbeed. Fikradaada ka dhiibo arintaas.. Haddii aad u baahatid emailka Geedi in aad koobi qoraalkaaga ah u dirtid Emailkiisu waa:
premiersom@wananchi.com  [DHEGEYSO HADALKII GEEDI]

HADALKII GEEDI OO DHAMAYSTIRAN HALKAN KA DHEGEYSO.....

DHEGEYSO::: Cabdi Sheikh Bahalow "Kenya waxay u Burburineysa Somaliya si aan looga hadlin NFD:

Daabaco Boggan | Print

Suldaan C/llahi Max'ud Suldaan C/salaan (bidix) iyo Caaqil Axmed Cabdi Madoobe (midig) oo ka hadlay hadalkii Ra'iisul wasaare geedi ee la xiriirey Midnimada Soomaaliya ka Dhegeyso halkan



Email: premiersom@wananchi.com

::GEEDI vs NFD & SOM.GALBEED

NFD iyo SOOMAALI GALBEED Goorma ayey Xoroobeen? Cali Maxamed Geedi wuxuu yiri HALKAN KA DHEGEYSO
Emailka Geedi:
premiersom@wananchi.com
WARAYSIGII BAHALOW
Cabdi Sheikh Bahalow "Kenya waxay u Burburineysa Somaliya si aan looga hadlin NFD: Cabdi Bahalow waxa uu ka tirsan yahay xisbiga haya talada kenya, waxana uu madax ka yahay ururka nabad raadinta geeska afrika. Waraysiga waxaa qaaday Mumtaz: dhegeyso
FAHAD:: WARQAD FURAN
WARQAD FURAN: MADAXWEYNE MUXUU GEEDI KAA MUDAN-YAHAY: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:: MAQAALKII C/WAAXID:::
Madaxweynuhu Isagaa naga Yaqaan Ra’iisulwasaarihiisa:: Waxaa jirtay in markii la magacaabay...Guji... C/Waaxid
::WARQADII C/RISAAQ XAAJI::
Qoraalkii uu 2002 C/Risaaq Xaaji ka qoray faragelinta ay Itoobiya ku hayso Soomaaliya.. Guji
:WARAYSIGII DR.RAABEH::
Waraysigii Dheeraa ee Dr. Cumar Cusmaan Raabeh.. Halkan ka dhegeyso.. Guji
:MAQAALKII C/SHAKUUR::
Qancin Qoraalkii  Cadaani: Assadow Darawal Diyaarad Ma Duullin Karaa? Guji...
:MAQAALKII ASAD CADDAANI::
Raysal wasaaraha dawladii dhawaan Kenya lagu soo dhisay Cali Maxmed Geedi ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo haddii Somaliland la aqoonsado.. Guji..
:::WAAN KUU SHEEGAY:::
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo mar-labaad soo diray warqadiisii furnay ee uu qoray  2004.. Guji..
:::RA'YI/GABAYO/MAQAALO :::
Daahir Riyaale oo ka Xanaajiyey Qaar ka mid ah Soomaalida Minnesota
Waxa uuna kala hadlay idaacadda...
Guji...
wiil

1894 ayaa heshiiska loo yaqaab "Tripartite Accord" waxaa wada garey Ingiriiska [Great Britain], Talyaaniga [Italy], iyo Itoobiya [Ethiopia], kaas oo kusaabsanaa dhulka Soomaaliya. Talyaaniga waxaa lasiiyey dhulka soo eegaya badweynta Hindiya oo waagii dambe loo bixiyey Italian Somaliland. Heshiiskaasu wuxuu aqoonsaday in Mililikh [Menelik] uu qaato dhulka galbeed ee Soomaaliya ee loo yaqaan Ogaden.



AQOONSIGA SOMALILAND :: SIDAY U ARKAAN SHACABKA SOOMAALIYA AQOONSIGA SOMALILAND

Monday, 14 November 2005

Jama Abdilahi Suleiman  
xuudon62@hotmail.com
Aragtidii Dadweynaha SOOL, SANAAG, & BUUHOODLE ee Sannadkii 2001...
KA AKHRI HALKAN... GUJI....

XASUUQII WAGALA :: Sannadkii 1984 waxaa magaalada Wajir lagu xasuuqay in ka badan 400 oo nin oo Soomaali ah.. (Tiradaas waxaa taariikhyahanadu gaarsiiyaan in ay ahayd 2000 oo qof oo la xasuuqay). Xasuuqyada kale ee Kenya u geystey dadka ay gumeysato waxaa kamid ah Xasuuqyadii: Malkamari ee 1976,  Garissa ee 1980, Madogashe ee 1982, Bagala ee 1998.. EEG HALKAN


ARAGTIDII DADWEYUHU KA QOREEN ITOOBIYA 2001.... Guji...

Wixii Ka Danbeeyey Doorashadii Golaha Baarlamaanka Ee Dalka Ka Dhacday September 29, 2005 Waxaa Soo Kordhayey Rajada Laga Qabo Ictiraaf Caalamiya Oo Somaliland Hesho Iyadoo Si Weyn Loo Soo Dhaweeyey Natiijadii Doorashadu Ku Dhamaatay Iyo Sidii Nabad Gelyada Ahayd Ee Ay U Dhacday Waxaana Cadaatay In Shacabka Somaliland Haraad U Qabaan Hanaanka Dimoqradiyada Waxaa Iyana Wax Lagu Farxo Ahayd Warbixintii Ay Bixiyeen Goobjoogayaashii Caalamiga Ahaa Kuwaas Oo Hoosta Ka Xariiqay In Doorashu U Dhacday Si Cadaalada Kuna Dhacday Jawi Nabad Gelyo Hadaba Iyadoo Aad Moodo In Imika Loo Soo Baratamayo In Dal Waliba Noqdo Ka Ugu Horeeya Ee Ictiraafa Somaliland Xidhiidh Badan Oo Caalamiyi Iyo Mid Heer Gobol Ahina Jiro Ayaa Waxaa Lays Weydiinayaa Sidee Ayey Shacabka Reer Somaliya U Arkaan Somaliland Oo La Aqoonsado Run Ahaantii Shacabka Somaliyeed Waa Shacab Ku Jiray Duruuf Laga Yaxyaxo Shaniyo Tabonkii Sanadood Ee Ugu Danbeeyey Waxaana Galaaftay Oo Khayrkood Ka Reebay Dagaalo .

Sakeeyo Iyadoo Aanay Ka Jirin Wax Amar Ah Iyo Wax Kala Danbayna Midna Waxaana Shacabkii Kala Jiiday Oo Ay Xerooyin Ugu Xeraysan Yihiin Hogaamiyayaal Kooxeedyo Iyo Maleeshiyooyin Ka Amar Qaata Waxaana Ay Noqotay Meel Qorigu Taliyo hamaan Shirarkii Loo Qabtay Waa Lagu Hungoobay Ma Muuqato Rajo Wax Lagaga Qabanayo Dhibka Jira Waxaana Xaaladoodu Ku Jirtaa Shalay Ayey Maanta Dhaaantay Ma Soo Marin Maalin Ay Maanta Ka Liidato Iyadoo Wax Ka Sii Dhaca Mooyiye Aan Waxba U Soo Kordhayn Hadaba Markii Shacabka Reer Koonfureedku Garwaaqsadeen Halka Ay Is Dhigeen Arkeena Sida Somaliland Wax U Qabsatay Waxay Go’aan Ku Gaadheen In Ay Lagama Maarmaan Tahay In La Soo Dhaweeyo Shacabka Somaliland Iyo In Lagu Taageero Ictiraaf .

Caalamiya Oo Ay Helaan Waxaaana Jiray Dhaqdhaqaaqyo Iyo Shirar Doceedyo Heer Gobola Oo Dhamaan Gobolada Koonfureed Kaga Arinsanayeen Arinta Ictiraafka Somaaliland Warbixinta Gobolada Oo Aan Idiin Soo Gudbin Doono Waxaa Kaaga Muuqanaysa In Ay Bedeleen Figradii Hore Ay U Aaminsanaayeen Ee Ahayd Midnida Somaliya Waa Muqadas Taas Oo Bedelkeedii Ay Noqotay Kol Hadaynu Mudo Ka Badan 15 Sano Wax Qabsan Waynay Weynaan Kala Bakhaylin Kuwa Wax Qabsaday Ee Dalkoodii Dhistay Ee Dawladoodii Dhamaystirtay Waana In Aynu Ku Hambalyeynaa Horumarka Ay Gaadheen Iyo Sida Ay Wax U Qabsadeen Iyagoo Aan Cidna Gacan Ka Helin Talaabada Somaliland Qaadayna Waa Mid Ku Dayasho Mudan.

Hadaba Beesha Caalamku Waxay Weydiisay Su,Aal Isku Mida Dhamaan Gobolada Somalia Taas Oo Ahayd Maxaad Ka Qabtaa Ictiraaf Caalamiya Oo Somaliland Hesho Ugu Horeyn Gobolka Gedo Oo Ka Jawaabayaa Ayaa Wuxuu Hadalkiisii Ku Bilaabay Horta Waxaan Salaamayaa Shacabka Somaliland Waxaana Aanu Ku Hambalyeynaynaa Siday Wax U Qabsadeen Waa Dad Walaalahayo Ah Wax Badan Ayey Koonfur Ka Tirsanayeen Waana La Soconaa Siyaad Barre Oo Cadaadis Badan Iyo Dulmi Badan U Gaystay Shacabka Somaliland Wuxuu Ka Soo Jeeday Gobolkan Laakiin Walaalahayo Waa Og Yihiin In Aanan La Qabin Kuna Raacsanayn Wixii Uu Sameeyey Horena aanu Ugu Sheegnay Hadana Waa U Sheegaynaa Waxba Kama Qabno Hadii La Ictiraafo Gobolka J Hoose Waxba Kama Qabno Hadii Somaliland La Ictiraafo Inkastoo Aanu Jeclayn In Ay Somaliya Mid Ahaato Oo Ciyaarihii Gobolada Laysugu Yimaado Oo Ciyaarihii Xamaasada Badnaa Ee Aanu La Yeelan Jiray Gobolada Togdheer Iyo W/Galbeed Aanu Wada Ciyaaro Hadana Kol Hadaanu Waxba Qabsan Weynay Waxba Kama Qabno In La Ictiraafo Gobolada Bay Iyo Bakool Aad Ayaanu U Soo haweynayey Ictiraafka Somaliland.

Intii Somaliya Burburtay Dhib Badan Ayaa Naloo Gaystay Wax Badan Oo Aanan Hore U Ogayn Ayaanu Ogaanay Hada Walaalayo Taladooda Iyaga Ayaa U Xora Gobolka Sh Hoose Xaasidnimadu Ma Fiicnee Raga Reer Koonfureed Ha Aqoonsadaan Walaalahooda Koonfureed Aniguna Gobol Ahaan Waxba Kama Qabno Ictiraafka Somaliland Gobolka Banaadir Waan Jeclaa In Hargeisa Ahaato Caasimada Labaad Ee Somaliya Waa Dad Aanu Wadaagno Duruufo Badan Waa Kuwii Keenay Calankii Lixdankii Laakiin Xaaladu Maanta Tii Maaha Waxaase Suurta Gal Ah In Aan Anagu Mustaqbalka Xaga Hargeysa Tagno Wallow Aanay Hada Muuqan Waxaad Jeceshay Walaalkaa La Jeclow Ayaa La Yidhiye Waxba Kama Qabno Ictiraafka Somaliland .

Guul Iyo Gobanimo Ayaanu U Rajaynaynaa Gobolka Sh, Dhexe Anaga Warkayagu Ma Cada Markaa Waa Inoo Waqti Kale Mar Labaad Ayaa La Weydiiyey Waxa Ay Ka Qabaan Ictiraafka Somaliland Waxayna Ku Jawaabeen Aar Hooy Hada Habeena Kuma Jiro Maalina Kuma Jiree Markay Ama Habeen Noqoto Ama Maalin Noqoto Ayaanu Ka Jawaabi Doonee Ee Iminka Sidaa Nagu Dhaafiya.

Gobolka Hiiraan Cid Waliba Waxay Xaq U Leedahay In Ay Aayaheeda Ka Tashato Markaa Somaliland Haday Aayaheedii Ka Tashatay Waa Ku Taageeraynaa Gobolka Galguduud Waxaanu Ku Qanacsanahay Wixii Umada Somaliyeed Isku Raacdo Hadaanu Nahay Shacabka Gobolka Galguduud Anagu Waxba Kama Qabno In La Ictiraafo Somaliland Laakiin Noqon Mayno Gobolkii Ugu Horeeya Ee Taageera Ictiraafka Somaliland Gobolka Mudug Waxaanu Anagu Qabnaa Kol Hadii Aynu Waxba Qabsan Weynay In La Tix Geliyo Kuwa Wax Qabsaday Laguna Taageero Oo Lagu ambalyeeyo Wixii Ay Qabsadeen Midawgii Somaliya Maanta Ma Muuqdo Markaa Mark Midaw La Gaadho Calalaheeda Inta Ka Horeysa Waxba Kama Qabno Ictiraafka Somaliland Gobolka Nugaal Waxaanu Xuduud La Leenahay Somaliland Waa Dad Colaad Iyo Nabad Labadaba Waxna Kugu Yeeli Kara Waxna Kugu Tari Kara Hadii Duruufaha Taagan Xal Loo Helo Waxba Kama Qabno In La Ictiraafo Gobolka Bari Waanu Soo Dhaweynaynaa Talaabooyinka Is Daba Jooga Ah Ee Shacabka Somaliland Ku Talaabsadeen Waana Qaar Kudayasho Mudan Waxayna Istaahilaan In Lagu Ictiraafo Anaguna Waxba Kama Qabno.

Sidaas Aynu Soo Aragnay Ayaa Shacabkii Soomaaliyeed Isugu Raacay In Ay Taageersan Yihiin Ictiraafka Somaliland Markaa Waxaan Ku Soo Khatimayaa Inkastoo Loo Baaqoo Loo Sheegoo Barwaaqo Dad Bay Meeli Bugtaa Waxaa Ka Dhigan Kuwa Yidhi Sidee Geedi U Yidhaahdaa Somaliland Aqoonsigeeda Waxba Kama Qabo axaana Aan Leeyahay Kuwaas Gudoon Dhacayna Waa Nacas NinkiiGaar U Faashadaye Waxaa Idinla Gudboon Inaa Dadkiina Dhinac Ka Raacdaan Oo Wixii Aad Hore U Samayseen Aydaan Wax Kale Ku Darin Ayaamaha Aad Dooonaysaan Waa Qaar La Soo Dhaafay Dibna Loo Arkimaayo Markaa La Qabsado Oo Salaad Walba Xiligeeda Tukada.

Jama Abdilahi Suleiman  
xuudon62@hotmail.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 15, 2005


 


 
Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH



HTML CD