SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
BAAQ:   - MAXAMED CABDIRASHIID
  BAAQ

KA: MOHAMED ABDIRASHID ALI
KU: ISIMADA PUNTLAND
KU: DAD WEEYNAHA PUNTLAND DIBADADA IYO GUDAHABA

INTII MUDO AH MAAMULKA PUNTLAND WAA LA ISKU HAYSTAY, ARIMAHA WAAYAHAN DAMBE DHACAYEY WAA KUWA UGUB AH. SIDII COL. ABDULLAHI UU U QABSADAY BOSSASO, PUNTLAND NABADII AY HAYSATAY OO LAGU AMAANI JIRAY WEY GUURTAY.

WAXAA TIMID ARIMO SAS DHALIYEY OO DIL, DHAC, BOOB, XARIG IYO UGAARSI GAAR AH KU SALEEYSAN.

BULSHADA MAAAMULKA U DHISATAY IN PUNTLAND AY KU HESHO DAGANAASHO, XASILOONI IYO DAWLAD, MAANTA WAXAA ALLE BADEY LAAB QAAD, XASILOONI LA’AAN IYO DADKAA WADA DHASHAY OO XABAD LA ISUGU DHIIBAY, DHEXDOODANA LAGU ABUURAY CADAAWAD.

TAASINA WAXAY KEENTAY, DADKII ISKU DEGAANKA AHAA INAY QAARKOOD XUSHMADDII IYO XEERKII U DHEXEEYEY AY ILAABEEN KANA QEYB GALEEN FADEEXADA XUN EE TAARIKH-DA NOO GALEY. WAXAA LA KALA TIRSANI GODOBO DHEERAD AH IYO IS DHEX MARI WAA.

- KADIB MARKII SIDA FOOSHA XUN LOO DILAY MARXUM SULDAAN HURE

- KADIB MARKII XOOLAHII IYO GURYAHII SHACABKA PUNTLAND- DEGMADA QARDHO LA BILILIQAYSTAY

- KADIB MARKII HEYADAHII SAMAFALKA SIDA O.T.B. OO DIB U DHISKA IYO GARGAARKA BULSHADA PUNTLAND QAYB LIBAAX KA SOO QAADATAY EEY ASKARTA HAYSATA BOSSASO BILILIQAAYSATEEN, SHAQAALEHIINA AY XIRXIRTEEN,

- KADIB MARKII QOLO GAAR LO DOONAY IN LAGA CIRIB TIRO DEGMOOYIN KOODA IYO PUNTLAND BA,

- KADIB MARKII XAQII IYO XOOLAHII DADKA LAGU XADGUDBEY

- KADIB MARKII DIL, XABSI, AFDUUB, IYO QORI CAARADI LA DAMCAY IN LAGU XUKUMO DADKA KU NOOL PUNTLAND,

WAXAAN NOO CADAATAY IN UU SOO AFBEELAY XALKII NABADEED IYO DHEX DHEXAADIN IN AYSAN SURTAGALEEYN.

WAXAA MAHAD NAQ MUDAN ODEYAASHII IYO WAXGARADKII DEGAAMADA PUNTLAND EE NAGALA HAWGALAY ARAGTIYADA SUURTAGALIWAAYEY OO AHEED IN LA HELO XAL KA BAXSAN KAN MAAMULKA PUNTLAND EE LA ISKU HAYSTO.

WAXAAN WAXGARADKA IYO SIYAASIINTA PUNTLAND KA CODSANI IN MAWQIF CAD EE LOO MIDEEYSAN YAHAY LAGA QAATAA DHIBATADA PUNTLAND KA TAAGAN.

ISIMADA SHARCIGA AH WAXAAN KA CODSANI IN AY:

- SI DEG DEG AH FADHI ISUGU YIMAADAAN OO KU DHAWAQAAN IN XILKII IYO MAAMULKII PUNTLAND AY AYAGU LA SOO NOQDEEN

- IN AY AYAGU YIHIIN GUDIGA MAAMULA PUNTLAND ILAA DASTUUR IYO DOORASHO LA SAMEEYNI

HADI TAASI AY SUURTAGALI WEEYDO, INTA RABTA IN AY PUNTLAND BAD BAADO WAXAA U FURAN IN AY TASHI SHARCI IYO TALAABOOYIN RASMI AH QAADAAN.

ILAAHAY PUNTLAND HA BAD BAADSHO

WA BILAAHAI TAWFIIQ

WA BILAHI TAWFIQ
MOHAMED ABDIRASHID ALI SHARMARKE
 maarashid@yahoo.com  

 

 

AFEEF: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Agoosto 31, 2002 | SOMALITALK.COM

Warsaxaafadeedyadii Maxamed Cabdirashiid

War-Saxaafadeed August.12.2002 
War-Saxaafadeed August 31, 2001
War-saxaafadeedkii August 14, 2001
War-saxaafadeedkii August 6, 2001
War-Saxaafadeedkii June 26, 2001
War-Saxaafadedkii June 13, 2001
War-Saxaafadedkii Feb 8, 2001
War-Saxaafadedkii April 25, 2001


Magcaabidda Golaha Wasiirada Puntland
MDGP, Cabdullaahi Yuusuf, ayaa magcaabay golaha wasiirada, wasiir ku xigeenada, taliyaha ciidanka booliska iyo kuxigeenkiisa  GUJI.. 30/8


WARARKA KALE AGOOSTO  | WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 
em@spam.com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8
 
GARGAAR DEG-DEG AH

AUSTRALIA - Ninkaas Soomaaliyeed oo kelyihiisu hawlgab noqdeen waxa uu u baahanayahay US$22,000, waxaana hadda loo hayaa US$12,000, hadaba waxaa laga codsanayaa dhammaan in GUJI... 28/02  
 
XAMARCADEEY
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga
Taariikhdu dadkay bartaa Dunida way iftiimisaa
GUJI...
[Dr. C/Qadir -Muriidi golf]
 
CALI JARMAL
Waraysi uu Bixiyey Cali Jarmal 
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka Kenya GUJI... 26/8
 
N A B A D A Y N
Baaq Nabadeed Colaadda Mesagawaay
Dhammaan Muddulloodka wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark, Finland, Norway) Waxay ugu baaqayaan... GUJI.. 22/8 
 
S U U G A A N
Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ... GUJI.. 22/8 
 
LAASCAANOOD
Urur Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo lagu magcaabay (S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth League, waxaa  GUJI... 28/8
 
KOONFUR AFRIKA
Shirweynaha Aduunka oo Kasocda K/Afrika
Shirkan oo lagaga hadlidoono Ilaalinta deegaanka, La dagaalanka cunto yaraanta, Ka hor taga xaalufinta deegaanka iyo  GUJI... 28/8
 
S A C U U D I G A
Xasan Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud  GUJI   Agosto 14
 
M U Q D I S H O
Falal Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho, caasimaddii dalka Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka, xadaaradda iyo tacliinta... hadda waxay noqotay GUJI... Agoosto 6
 
X A M A R
Caydiid oo Codsi udiray Reer Muqdisho
warkaas iyo Taliyaha Ciidanka Ka Fallaagoobey Qanyare Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhowaan Dhacay AKHRI   Agosto 13
 
K U W A I T
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..  Agosto 12
 
BEESHA SARANSOOR
Baaq Kasoo Baxay Beesha Saransoor 
Waxgaradka beelaha Saransoor ee ku kala nool dalalka Waqooyiga Ameerika, Yurubta Galbeed, Australia, Dunida Carabta, Kenya, Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa GUJI.. 8/ 9
 
DILKA K/AFRIKA
Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Deeqa Ibraahim Cawad (Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee. Warbixinadii  Axmed.Dowlo | Caqiil.Sh.Yuusuf Agost 5


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD