SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR


Daabaco Boggan | Print
Dr. Max’ud Jaamac Sifir oo si kulul uga Jawaabay Hadalkii Geedi: Axdi Qarameedku wuxuu sheegayaa in midnimada Soomaaliyeed ay tahay Muqaddas aan meelna looga weecan karayn Guji
abdullahi YusufMadaxweynaha Soomaaliya oo ka dalbaday maamulka Puntland in aysan Kalsoonida kala laaban Raiisul wasaare Geedi.
maamul Gobaleedka Puntland waxa uu shaaca ka qaaday in uu burburay heshiiskii shidaalka ee dhex maray DGPL iyo Ra’isul Wasaare Geedi... Guji

MUQDISHO::: Xubnaha Labada oo Cambaarayn Kulul u soo Jeediyey Hadalkii Geeddi
Kulan ay maanta Hotel Saxafi ku yeesheen xubnaha labada gole ee ku xugan Muqisho ayaa lagu soo dhisay guddi kaddib markii..
Guji


Cali Maxamed Geedi oo Maamulka Puntland uga Baxay Eayadii ku Qornaa Warqad Qarsoodi ahayd oo uu Qoray
Warqadaas oo uu Ra'iisul wasaaraha DFKMG ku... Guji...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Xasan Daahir (Af-qurac) ayaa si weyn u dhaliilay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Ra’isul Wasaare Geedi. Guji...


Madaxweyne Gaaray Hadafkiisii (mission accomplished) iyo Khudbadiisii Xusuusta Reebtay. Guji | Wardheere


Qosolka Dhurwaaga ragba run u moodey
Maamulka Tigreyga ee uuhogaaminayo Mudane Mele Zanawi waxey taageero maaliyadeed ka heshaa ururada sirdoonka kuwa dunida ugu waaweyn Guji


Qosolka Dhurwaaga ragba run u moodey
Maamulka Tigreyga ee uuhogaaminayo Mudane Mele Zanawi waxey taageero maaliyadeed ka heshaa ururada sirdoonka kuwa dunida ugu waaweyn Guji

 

Geedi: Horta qofka afka dowladda ku hadli kara aniga waaye. Cid kale kuma hadli karto afka dowladda. Warka rasmiga ah anigaa sheegaya. Qof kasta kama hadli karo dowladda arrimaheeda. Anigu waxaan iri baaritaan baa lagu sameynayaa arrintaas, guddi baana u saaray. Guddigii oo aan keenin wax natiijo ah lagama hordhici karo. Waxaan aniga u arkaa dadka weerarkaas fuliyey inay ahaayeen dad aan dowlad rabin. GUJI....
::GEEDI vs NFD & SOM.GALBEED

NFD iyo SOOMAALI GALBEED Goorma ayey Xoroobeen? Cali Maxamed Geedi wuxuu yiri HALKAN KA DHEGEYSO
Emailka Geedi:
premiersom@wananchi.com
WARAYSIGII BAHALOW
Cabdi Sheikh Bahalow "Kenya waxay u Burburineysa Somaliya si aan looga hadlin NFD: Cabdi Bahalow waxa uu ka tirsan yahay xisbiga haya talada kenya, waxana uu madax ka yahay ururka nabad raadinta geeska afrika. Waraysiga waxaa qaaday Mumtaz: dhegeyso
FAHAD:: WARQAD FURAN
WARQAD FURAN: MADAXWEYNE MUXUU GEEDI KAA MUDAN-YAHAY: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:: MAQAALKII C/WAAXID:::
Madaxweynuhu Isagaa naga Yaqaan Ra’iisulwasaarihiisa:: Waxaa jirtay in markii la magacaabay...Guji... C/Waaxid
::WARQADII C/RISAAQ XAAJI::
Qoraalkii uu 2002 C/Risaaq Xaaji ka qoray faragelinta ay Itoobiya ku hayso Soomaaliya.. Guji
:WARAYSIGII DR.RAABEH::
Waraysigii Dheeraa ee Dr. Cumar Cusmaan Raabeh.. Halkan ka dhegeyso.. Guji
:MAQAALKII C/SHAKUUR::
Qancin Qoraalkii  Cadaani: Assadow Darawal Diyaarad Ma Duullin Karaa? Guji...
:MAQAALKII ASAD CADDAANI::
Raysal wasaaraha dawladii dhawaan Kenya lagu soo dhisay Cali Maxmed Geedi ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo haddii Somaliland la aqoonsado.. Guji..
:::WAAN KUU SHEEGAY:::
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo mar-labaad soo diray warqadiisii furnay ee uu qoray  2004.. Guji..
:::RA'YI/GABAYO/MAQAALO :::
Daahir Riyaale oo ka Xanaajiyey Qaar ka mid ah Soomaalida Minnesota
Waxa uuna kala hadlay idaacadda...
Guji...
wiil

1894 ayaa heshiiska loo yaqaab "Tripartite Accord" waxaa wada garey Ingiriiska [Great Britain], Talyaaniga [Italy], iyo Itoobiya [Ethiopia], kaas oo kusaabsanaa dhulka Soomaaliya. Talyaaniga waxaa lasiiyey dhulka soo eegaya badweynta Hindiya oo waagii dambe loo bixiyey Italian Somaliland. Heshiiskaasu wuxuu aqoonsaday in Mililikh [Menelik] uu qaato dhulka galbeed ee Soomaaliya ee loo yaqaan Ogaden.


  • Maamulka Isbahaysiga Dooxda Jubba oo kulan ka yeeshay marti galinta shirka Kismaayo..

  • Aqoon isweydaarsi balaaran oo ay hirgalisay Jaamacada magaalada Kismaayo

WARARKA KISMAAYO:::
cabdi qadar nuur maxamed (filipiin)
cabdiqadar84@hotmail.com

Maamulka Isbahaysiga Dooxda Jubba oo kulan ka yeeshay marti galinta shirka lagu wada hadashiinayo labada garab ee dowlada lana filaayo in lagu qabto magalada Kismaayo.

Habeenkii Hormarinta Waxbarashada Gedo iyo Galgaduud oo lagu qaban doono .Columbus, Ohio... Guji

Shir heer sare ah oo ay albaabadu u xirnayeen ayaa November 21, 2005 xilli barqanadii ah ka dhacay  xarunta looga arimiyo  maamulka Isbahaysiga Dooxada Jubba ayadoo shirkaas lagu falanqeynayay marti galinta ay maamulka Isbahaysigu ku damacsanyahiin in ay ku marti galiyaan kuna dhex dhexaadiyaan labada garab ee dowlada ee xaga fikirka isku khilaafsan kuwaasoo xarumo ka kala dhigtay magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar. 

Kulankaan ay albaabada u xirnaayen ayaa gabagabadiisii waxa saxaafada u oga waramay gudoomiyaha degmada Daahir Maxamed cilmi (Daahir Carabeey) kaasoo sheegay in ay diyaar goroow balaran ugu jiraan sidii ay gogol wada hadal ugu qaban lahayeen labada garab ee dowlada oo haatna wada ogoladaay in ay wada hadlaan ayadoo bartamahii bishaan uu ergay ka socday wasiirka dib u dhiska iyo dib u dajinta dowlada FKG ah ee somaliyeed xildhibaan barre aadan shire barre hiraale uu warqado qoraal ah oo qeexaya sida maamulka isbahaysiga dooxada jubba uu u donayo in uu gogol wadahadal uu isugu keeno labada garab ee dowlada gudaha magaalada kismaayo ayadoo u ergaygaasna ifafaalo fiican uu ka muujiyay ka gudoomida qoraaladii u ka waday barre hiraale xubnaha ugu sareeya labada dhinac waa madaxweyne Cabdulaahi Yusuf iyo shariif Xasane ay ayagu ayideen fikirkaas balse ay sheegeen in ay la tashiyo ka sameyn doonaan arkinkaas. 

Shirkaan ayaa waxaa ay masuuliyiinta si aad ah ugu falanqeyeen arimaha wada hadalsiinta garabyada dowlada ayadoon ilaa iyo hada aysan jirin hadalo cad oo ay isku raaceen xunbaha dowlada kaasoo sheegaya in ay madasha wada hadal ay ka dhigan doonaan magaalada kismayo balse ay maamulka isbaaysiga dooxda jubba haatan sheegen in ay bilaabayaan diyaarinta qorshayaashii iyo mashaariicdii ay ku fulin lahayen shirkaas wada hadal ee  Kismaayo. 

Aqoon isweydaarsi balaaran oo ay hirgalisay Jaamacada magaalada Kismaayo oo galabta lagu qabatay hotelka Tawakal ee magaalada Kismaayo  

Aqoon isweydaarsi ballaaran oo ay ka soo qayab galeen bulshada reer Kismaayo noocyadeeda kala duwan iyo waliba maamulka degmada iyo masuuliyiin kale oo ka socday maamulka Isbahaysiga Dooxada jubba islamrkaana ay hirgaliyeen macaliminta iyo pro. ka tirsan jaamacada dhawan laga hirgaliyay ayaa maanta galinkii danbe ka dhacday hotelka Tawakal ee magaalada Kismaayo.

 

Kulankaan galabta ka dhacay hotelka Tawakal ee magaalada Kismayo islamrakaan ahaa kulan la isku dhaafsanayay aqoonta iyo waliba fikirada tacliinta guud iyo aragtida ay dadka reer kismayao ka qabaan hirgalinta jaamacad ayadoo aqoon isweydaarsigaan loogu magac daray doorka tacliinta sare iyo horumarka bulshada.

Intii uu socday kulankaas aqoon isweydarsiga ah ayaa waxaa khudbado kala duwan ka soo jeediyay masuuliyiin kala duwan oo uu ka mid yahay gudoomiyaha degmada xaaji Daahir Maxamed Cilmi (Daahir carabeey) asagoo aad ugu dheraaday muhiimda ay bulshada reer Kismaayo u leedahay dhidiba u tagida jamacada kismaayo oo uu sheegay gudoomiyahu in ay qeyb weyn ka qaadan donto soo celinta amaanka iyo waliba fahansiinta bulshada reer kismayo waxyaabaha aas aasiga u ah nolosha bulshada iyo waliba dhameeystirida her aqooneed ee tacliinta dugsiga sare waxaa sidoo kale  halkaa qudbado ka soo jeediyay macalinmiinta iyo pro jaamacadaas wax ka dhigi doona  ayadoo uu ugu horeytii hadalkii qabsaday madaxa jaamadaadas oo lagu magacaabo Cabdi Qaadir (Xikan) waxaa uuna carabka ku adkeyay in ay bulshada reer Kismayo ay oga bahanyahiin garab maadaama ay umada ku dhaqan gobolada jubbooyinka baahi muuqata ay u wada qabeen hirgalinta jaamacada islamrkaana waxaa uu sheegay in ay hirgalinta jaamacada kismayo ay bulshada reer kismaayo u saameyn doonto si toos ah iyo si dadban ogana faa iideysan donaan sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay pro Xusen Cabdi aadan oo isaga sheegay doorka ay jaamacada kismayao ka galayso herka tacliinta sare ee gobolka iyo waliba dhamaeystirka aqoonta umad gobolkaan hadaba ugu danebyntii waxaa halaas qudbadahii soo gunaanaday pro Cabdi Rixmaan Sahal yuusuf oo isagan shegay muhiimada jaamacada u leedahay bulsahda rer kismayo.

 

Hadaba ugu danbeyntii dhamaan dadki halkaa fikiradooda ka dhiibtay ayaa waxay aad u soo dhaweyeen uguna rayaaqeen dardarta ay ku socota howlaha jaamacada kismaayo ayadoo haatana la filayo in ay dhawaan howlaheeda bilowdo jaamacada kismaayo

 

 

cabdi qadar nuur maxamed (filipiin)
cabdiqadar84@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 21, 2005

Dhagax Dhigii Jaamacada Kismaayo

Akhdi dhagax dhiggii Jaamacadda Kismaayo...

 
Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH



HTML CD