SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
GUDI KA SOCDO IGAD OO KUSOO FOOL LEH MAGALADA SANCA

SomaliTalk | Oct 3, 2002

sida ey qortay jariidada 26september cadad keedii saaka soo baxay waxaa la filayaa in maalinta sabtida ah ey sanca yimaadaan gudi farsamo oo ka socdo urur goboleedka IGAD

DIGNIIN:

»» Virsuka Halista ah ee Goldfish
»» Virus cusub oo cinwaano badan wata
»» Virus cusub oo lagu magcaabo OPASOFT
»» Taxadarka Emailada ka imanaya nayjeeriya
»» Xusuusin waalidka ee carruurta iyo Internetka

 Dhammaan ka akhri halkan 

wasiirka arimaha dibada ee dowlada yemen Dr:Abuubakar Al-qirbi oo u waramaayay jariidadaas ayaa sheegay in gudiga oo ka kooban wadamada kiinya itobiya sudan iyo jabuuti ey sanca kaga wada hadli doonaan faah faahinta qaabka nabadgelyo radinta soomaaliya ee uu wadanka yemen soo jeediyay taasoo sida ey jariidadu sheegtay qeyb ka ah dadaalka madaxweyne:CALI CABDALLA SAALAX ee ku aadan nabad raadinta soomaaliya. asagoo wasiirku intaa ku daray in gudiga IGAD ay u imanayaan si ey u ogaadaan aragtida wadanka yemen ee ku aadan horumarka nabad raadinta iyo xal u helida mush kilada soomaaliya iyo waliba dadaalka wadanka yemen uu ku bixinayo in uu guuleysto shirka dib u heshiisiinta soomaaliyeed ee la filayo inuu ka bilowdo wadanka kenya bartamaha bishaan, shirka oo sida ey jariidadu sheegtay la filaayo in ey kawada qeyb gali doonaan DKG iyo KOOXAHA mucaaradka ahba.

wafdiga ayaa la filayaa in uu lakulmi doono wasiirka arimada dibada iyo waliba raisul wasaaraha C/QAADIR BAA JAMAAL iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumada yemen sida wararku sheegayaan waxaa jirta hab nabad raadin oo dowlada yemen ey dooneyso in ey kusoo ban dhigto shirka kenya

Ayadoo sida lala wada socdana wadankan yemen uu dadaal weyn ugu jiro nabad raadinta iyo dib usoo noqoshada soomaaliya si uu uga fududaado culeyska weyn ee ay ku hayaan qaxootiga soomaalida ah ee maalin walba kusoo qul qulayo loona helo dowlad soomaaliyeed oo xoogleh oo maamusha waxna u qabata dalka iyo dadka soomaaliyeed

W.D.Abuukar Yaasiin Xaaji

SANCA YEMEN

abuukarsom@hotmail.com 


 

WARARKII Oct 2 

I  I  D  H  E  H

Reer Galbeedka oo soo dhoweeyay Dawlad laga dhiso Soomaaliya
Doblamaasiyiin reer galbeed ah oo u waramayay saxaafada dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in haatan ay soo dhowaynayaan dawlad laga dhiso dalka soomaaliya maxaa yeelay tan iyo  
GUJI.
.. 

Saxaafada Xorta ah ee Soomaaliya ma ogola Go'aanka DKG ku xakamaynayso Saxaafada
Tan iyo markii uu golaha shacabka kmg  ah ee soomaaliya uu ansixiyay sharci ay u aragtay saxaafada madaxa banaan mid caburinaya hawshooda shaqo ayaa isla markiiba waxa ay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan
.. GUJI... 

Shir looga hadlay Soomaaliya oo Caawa kadhacay Hotel PanAfica
KENYA: Waxaa caawa ka dhacay hotel the PanAfrican oo ku yaalla magaalada Nairobi shir ay soo qabanqaabiyeen hay'adaha INXA, COGWO iyo JOINT. Shirkaas waxaa isugu yimid... GUJI... 

Bulgaria iyo Romania oo Mucaawino Gaarsiinaya Soomaaliya
Booqasho hawleed rasmi ah (special envoy) oo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya ahna u qaybsanaha arimaha gobolka Baalkanka ee DKMG, uu ku tegay Dalalka Baalkanka , gaar ahaan Bulgaariya iyo Roomaaniya.(8dii bisha 8aad  illaa 6dii bisha 9aad). GUJI... 

Ururka Islamka ee MAS oo booqday Somalida ku jirta xabsiga Lino Lake-Minnesota
MAS waa Muslim American Society oo ah ururka muslimiinta Maraykanka oo faracyo ku leh gobolada Maraykanka qaar ka mid ah.  GUJI... 

Sharci liddi ku ah saxaafada xorta oo kasoobaxay DKMG
Golaha Baarlamaaanka dawlada ku meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray sharci ay ku xakameeynayaa saxaafada Xorta ah. XORIYO... 

ISRAA WA AL-MICRAAJ
Maadaaama aan kujirno bishii Rajab ee bilaha islaamka ka mid aheyd, waxaa bishaan ku jira habeenkii Rasuulka SCW la dheelmiyey oo loo yaqaan ISRAA WA AL-MI'RAJ, GUJI... 

Qoxootiga Bantuga oo gudniinka ku boobsiinaya gabdhohooda 
sida eey sheegtay wakaalad warar oo laga leeyahay waddanka Holland, waxaa xeryaha qoxootiga ee somali-bantu-gu daggan yihiin ee dalka Kenya ka billowday olole si habsami ah u socda oo lagu gudayo gabdhaha soomalida ah ee GUJI...  
Aragtida dadweynaha iyo Gudniinka Fircooniga


WARARKII OCT 1

Yurub iyo Kenya oo Maalgelinaya Shirka Kenya
Guddiga Yurub ee lagu soo gaabiyo (EU) Iyo Dawladda Dalkan Kenya Waxay Kala Saxiixdeen Dhowaan Heshiis Ku Saabsan Taageero Maalgelineed oo loogu tala galay Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Soo Socda. GUJI... 

Wararkii Wardhere ee Toddobaadka Sept 30 - Oct 5 
.USA-Labo reer oo murugaysan ka dib markii maydadkoodii la isku qalday.  iyo, NY-Gabar dhimatay oo reerkeeda la waydiiyay inay bixiyaan kharashkii ijaarka muddadii ay saxiixday guraga inay deganaanayso.
GUJI... 

KA QAYB GALKA SHIRKA NAIROBI IYO QORSHAHA(SOOL, SANAG, HAWD)
Sida aad la wada socotanba waxaa wakhigan abaabul iyo dedaal loogu jiraa qabanqaabada shirka (Eldored.Kenya) ee loogu magac daray shirka dib u heshiisiinta Soomalida,sidaas darteed.
GUJI... 

Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya
Qiyaastii 63% inkabadan ayaa Musliim ah 65ka milyan ee dadka Itoobiya.. GUJI..

Wararkii Sept  29-30: Soomaaliya, Kenya, Sacuudiga
»» DKG oo Sharci u Soo Saartay Saxaafada
»» G/W/Bari Kenya Oo Ka Biyadiiday Dastuurka Qabyada
»» Sacuudiga oo Safiirkeedii Qadar u Yeeratay
Dhammaan ka akhri halkan

Wararka Soomaalida 26/9/2002
»» Bayaan Beesha Cumar Maxamuud ee London, UK
»» Yalaxow oo Caddeeyey Mowqifkiisa Maamulka B&BS
»» SPR oo Codsatay in la Maxkamadeeyo Cabdullaahi Yuusuf 
»» Maxaa ka soo baxay shirkii Johannsburg, S-Africa
»» Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xarunta Dr ismaaciil jimcaale 
»» Waraysigii Macalin Siciid Saalax ee codka beesha
Dhammaan Ka Akhri Halkan
[26/9/2002]


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Dadka Soomaalida Ma yihiin Wadaniyiin?
Waa doo ay ka qeyb galeen dhageystayaasha Soomaaliyeed ee isugu jira rag iyo dumar kuna nool Atlanta. Waxaa doodaas qaban qaabiyey Radio Sagal. Waxaana soo jeedinaya werriye C/lahi Nur Kolombo oo ka tirsan bahda Radio Sagal Riix Halkan
OGEYSIIS - OTTAWA

KALFADHIGA ISLAAMIGA EE 5AAD

QURBAHA IYO SOOMAALIDA 10 SANO KA DIB

Sat October 12, 2002
11:00 AM –8:00 Pm
202 Mont petit
125 University St 
(Ottawa University)

Faahfaahinta - GUJI...  

 

Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya
 
EU & Kenya oo Saxiixday Heshiis maalgelinya shirka Soomaalida
Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab

I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8
Wiil Dhallinyaro ah oo Siweyn u Gubtey
wiiloo u Baahan Gargaar Degdega: Wiilkaan oo  magaciisu yahay Saciid A. Maxamed oo 16-jir ah deggana Hargeysa waxa uu qabaa gubasho derejada saddexaad (third degree burns) oo luqunta iyo laabta ah... GUJI..

 



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD