SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - GEEDI


Daabaco Boggan | Print
Dr. Max’ud Jaamac Sifir oo si kulul uga Jawaabay Hadalkii Geedi: Axdi Qarameedku wuxuu sheegayaa in midnimada Soomaaliyeed ay tahay Muqaddas aan meelna looga weecan karayn Guji
abdullahi YusufMadaxweynaha Soomaaliya oo ka dalbaday maamulka Puntland in aysan Kalsoonida kala laaban Raiisul wasaare Geedi.
maamul Gobaleedka Puntland waxa uu shaaca ka qaaday in uu burburay heshiiskii shidaalka ee dhex maray DGPL iyo Ra’isul Wasaare Geedi... Guji

MUQDISHO::: Xubnaha Labada oo Cambaarayn Kulul u soo Jeediyey Hadalkii Geeddi
Kulan ay maanta Hotel Saxafi ku yeesheen xubnaha labada gole ee ku xugan Muqisho ayaa lagu soo dhisay guddi kaddib markii..
Guji


Cali Maxamed Geedi oo Maamulka Puntland uga Baxay Eayadii ku Qornaa Warqad Qarsoodi ahayd oo uu Qoray
Warqadaas oo uu Ra'iisul wasaaraha DFKMG ku... Guji...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Xasan Daahir (Af-qurac) ayaa si weyn u dhaliilay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Ra’isul Wasaare Geedi. Guji...


Madaxweyne Gaaray Hadafkiisii (mission accomplished) iyo Khudbadiisii Xusuusta Reebtay. Guji | Wardheere


Qosolka Dhurwaaga ragba run u moodey
Maamulka Tigreyga ee uuhogaaminayo Mudane Mele Zanawi waxey taageero maaliyadeed ka heshaa ururada sirdoonka kuwa dunida ugu waaweyn Guji

 

 

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya Garabka Badbaadinta JWXO-GB

Xudunta Xidhiidhada Caalamiga ah

WarSaxafadeed

25 November 2005 

Gubida Tuuladda Fool Jeex ee Gobalka Qoraxeey 

Kadib markii ay Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya ku xasuuqeen Magaaladda Qabri-dahare 32 Qof oo Rayad ah oon waxba galabsanin 15 November 2005,ayuu wali Gumeysiga Itoobiya, Ururka Taladiisa haatan haya ee EPRDF/TPLF isagoo sii wada hirgalinta Siyaasadiisa ku wajahan Soomaalida Ogaadeenya ee ku dhisan  Isir Tirtirka iyo Baro Kicinta hadana mar kale ku talaabsaday faldambiyeed, laga arki karo sida Naxariisdarada, Cadawnimada iyo Bahalnimada ku dhisan eey Itoobiya ula dhaqanto Soomaalida Ogaadeenya ee Cabudhinta,Gubista,Baabiínta Ilaha Nolasha sida Xoolaha Nool iyo Xanibaada Ganacsiga iyo ugu danbayn Baro Kicinta ku dhisan. 

Hadana 20 November 2005, waxay  Ciidanka Cabudhiska Gumeysiga Itoobiya si ula kac ah Dab u qabadsiiyeen Tuulada Fool Jeex oo ku taala Gobalka Qoraxey.Waxaana halkaas lagu gubay dhamaanba wixii ay Shacabkaasi hanti lahaayeen ee Tuuladaas yaalay,  kuwaas ooy ka mid  ahaayeen 45 Guri ooy  dadkaasi degenaayeen, 6000 oo Jawaan oo raashina kuwaas oo ahaa Dalagii xiliga u soo goŽay oo nolashooda 3da bilood ee soo socota  ku dhisnayd.Tuuladdii Fool Jeex waxaa ka soo hadhay Dambas iyo Banaan haawanaya, xaaladda ay haatan ku sugan yihiin Shacabka reer Fool Jeex oo ah Baro LaŽaan,Cuno LaŽaan iyo Macaluul ka bilaaban karta xiliyadda soo fool leh. 

Goob Joogayaasha Hayadda Caalamiga ah ee Laan Qayrta Cas ayaa iyagu si dhakhso leh markiiba indhahooda ku soo arkay Tuulada Fool Jeex dhibaatada gaadhay  intay la eg tahay.Waajibka saran Beesha Caalamka iyo Hayadaha Caalamiga ah ayaa faraya in ay Gargaaraan Shacabka reer fool Jeex kuna Kaalmeeyaan sidii ay Cuno,Daawo, Kabayaasha Nolasha  iyo siday Guryahooda dib ugu dhisan lahaayeen.

 

Hadaba Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya Garabka Badbaadadu JWXO-GB, iyadoo ku hadlaysa Magaca Shacabka Somalida Ogaadeenya waxay Cambaaraynaysaa Gumeysiga Itoobiya Fal Dambiyeedka uu kula kacay Tuulada Fool Jeex. 

Sidoo Kale JWXO-GB, waxay ka codsan Beesha Caalamka iyo Ururada Caalamiga ah in la Kaalmeeyo Dadka Reer Fool Jeex; anaga oo ugu baaqi  Beesha Caalamka Guud ahaan siiba Dawlada Maraykanka, EU, UN-ta,OAU-da,Human Right Watch-ta,Amnesty Internationa-tal,Hayada Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah,African Watch-ta iyo dhamaanba inta kale ee danaysa Xuquuqda BaniŽaadamka in ay cambaareeyaan fal dambiyeedka ka dhacay Tuulada Fool Jeex isla markaasna la hor keeno Maxkamada Caalamiga ah ee Dunida cidii geysatay falkaas si loogu qaado Dambiyada laga galo Xuquuqda Baniáadamka. 

Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya Garabka Badbaadinta (JWXO-GB)

Xudunta Xidhiidhadda Caalamiga ah

E-Mail                                                :           badbaadintajwxo@yahoo.ca

Web.page                                           :           www.ogadensun.com

-------------------------

ENGLISH VERSION


Ogaden National Liberation front -Rescue Wing ONLF-RW

International Relations Bureau

Press Release

25 November 2005            

 Burning the Fooljeex Village in Qoraxeey region.

After massacring 32 innocent civilian people in Qabri-dahar on the 15th, of November, 2005 by the Ethiopian occupation forces, again as the continuation of the EPRDF-TPLF regime policy of ethnic cleansing and deprivation against the Somalis in the Ogaden. A clear demonstration to the regimes agenda of forcing the Somalis in Ogaden to immigrate out of their villages, and towns or becoming refugees and displaced under the mercy of destituteness through destroying the basic livelihood sources and the meagre resources and properties or massacring them unobserved without any justification. While denying, the people in many regions in Ogaden to practice daily life activities such as business, travelling, pasturing and watering animals by impose curfew without any plausible justification.

 Again, on 20th of November, 2005 the Ethiopian occupation forces burned the entire   Fooljeex Village in Qoraxeey region, and intentionally denied the inhabitants to takeout all of their belongings.  This included but not contained to 45 houses, 6 thousands bags of grain which was the entire seasonal harvested food of the town that supposedly would have sustained their lives until the next harvest. Thus, the entire Fooljeex Village was being reduced to nothing but ashes, also eventually displacement, hunger, and perpetuated vulnerability of the Fooljeex populace of whom are left with dire conditions, destituteness and human misery of them being without food, shelter, and medicine by brutal and inhume actions of the Ethiopian troops.

 The Internal Red Cross however, was swift to visit the destroyed town of Fooljeex, yet it is needed that International community and its organisations not to let such crimes to go without being investigated and counted for.  International Community and Organisation should abate of those innocent and vulnerable people in providing them urgently Food, Shelter, and Medicine and hence enabling to rebuild the destroyed town and rehabilitate livelihoods of those people.

On behalf of the Somalis in Ogaden, the Ogaden National Liberation Front Rescue Wing ONLF-RW, condemns such inhuman, irresponsible and ill-fated killing, maiming, destroying, and sweeping entire villages and towns of Ethiopian occupation forces.

Therefore, we call the International   Community and Organizations to attending for needs of Fooljeex people and appeal to the US, EU, UN, OAU, the Human Rights Watch, Amnesty International, the International Red Cross, African Watch and the wider International community to condemn this action . Thus, enforcing the Universal Human Rights law and bringing those responsible of such actions to the International Court for Crimes against Humanity.

The Ogaden National Liberation Front-Rescue Wing. (ONLF-RW)
International Relations Bureau

E-Mail                                                :           badbaadintajwxo@yahoo.ca

Web Page                                           :           www.ogadensun.com  

Afeef: Aragtida gabaygan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Ciidamada Itoobiya oo Gubey Tuulada Fooljeex
Ciidamada Xabashidu ayaa dab qabadsiiyey tuulo u dhow Qabridaharre.. Akhri halkan ama Dhegeyso halkan

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 1, 2005 


 
Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH



HTML CD