SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - HINDIYA
  Boqolaal Ardayda Reer Somaliland ah oo wax ka Barata Jaamacadaha Hindiya oo U Dabaaldagay Guusha Xisbiga Udub

abdiasizQoraaga:

abdiaziz ahmed mousa

abdiaziz2@hotmail.com 

FAAFIN: APRIL 22, 2003

Hindiya : Marthwada University oo Ku taal Duleedka Magaaladda Ganacsi Ee Bombay Oo ay ku Nool yihiin Arday Farabadan Oo Somalilander ahi waxa ka Muuqatay Farxad Iyo Rayn Rayn Ka Dib Markii

Taageeryasha Udub Ee Ardaydaasi Ee wax ka barta Jaamacadaasi Ay Calleemo Iyo Calanka Somaliland ay sudheen Guryahoodii iyo Sawirka Madaxweyne Reyaale...Ardaydu waxa ay wateen Mootooyin lagu Shaqlay Calanka Somaliland iyo Sawirka Madaxweyne Reyaale..

Xafladd Balaadhan oo Lagu Qabtay Marthwada Region oo Loogu Dabaal dageyay Xisbiga Udub oo uu

ka Hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Udub ee Hindiya Aden Ali Dahir .ayaa Sheegay in Doorashaddan Xalaasha Ahi ay tahay Mid somaliland u soo jiidaysa Aqoonsi Caalamiya.

KAAH

Mudane Aden waxa uu Ku Amaanay Madaxweyne Reyaale iyo Madaxdii kalaba in ay Daacad ka Ahaayeen In ay doorasho xalaal ahi Dhacdo waxaanu Amaan u soo jeediyay Dhamaan Shacbiga Somaliland Oo Codkoodii siiyeen Madaxdii ku Haboonayd ee Ina hagi Lahayd Shanta Sano Ee soo socota waxa kale oo uu ku Hanbalyeeyay Gudidda Doorashooyinka sida Fiican ee ay u Muujiyeen Dadaalka ay la yimaadeen

Ugu Danbeyntii Aden waxa Uu ku Dheeraday Muhiimadda ay Doorashadani u Leedahay Dadka Reer Somaliland Iyo Sida waayo Aragnimadu ku Dheehantahay Ee Ay Shacbiga Somaliland ugu Dareeren Doorashadda Isgoo Halkaa Hambalyo Uga Soo Jeediyaya Dhamaan Shacbi Weynaha Somaliland iyo Ururka Dimuqiraadiga Umadaha Bahowday Ee "UDUB"

Kulnakaa Ardayda Reer Somaliland Waxa ka Soo qayb Galay Ardayda.Somaliyeed kuwa Jibouti Yemen, Sudaan, Falastiin ,Ethiopian iyo Mujtamaca Hindida ah ee dalka Iska Leh .

Dhamaan Ajaanibtaasi waxa ay u Qushuuceen Sida Fiican Ee Xalaasha ah ee Doorashadda Somaliland Ku Dhacaday iyagoo la yaabay Sida ay ardayda Kala mawqifka ahayd ee kala Taageersanaa Udub Iyo Kulmiye ay isku Gacan Qaadayaan markii ay kala calaf qaadeen.,.

Hambalyo Hambalyo UDUB Hambalyo Madaxweyne Reyaale....

  • 1-Gud:- Aden Ali Dahir , .... acdahir@hotmail.com 
  • 2- Abdikariin Mohamed Ibrahim
  • 3-Abdiaziz Ahmed Mousa
  • 4-Mohamed Ismail Diriye
  • 5-Mohamed Abdillahi Xaaji Hassan (Gudoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed)

Iyo Dhamaan Ardayda Reer Somaliland oo Aanan Halkan Magacyadooda ku soo koobi karin waxa Hambalyo Aan la Soo koobi karin u dirayaan

Madxweynahooga Mudane Daahir Reyaale Kaahin...

waxa soo diray abdiaziz ahmed mousa

abdiaziz2@hotmail.com 

FAAFIN: APRIL 22, 2003

QORAALADII HORE EE CabdiAziz...GUJI


I  I  D  H  E  H

WORLD: AP  | AFP | Ruters | interfax | CBC | BBC | CBS | CNN | NBC | ABC | Times.ukTimeGuardianVOA | WallStreet | NYTimes | WPost | Fox | Toronto.Star | ISlamOnline.IOL  | Australia.News  |  IndependentCanadian.Press | China.News | Japan.News  |  Whitehouse.News | Mirror | Turkey.News | IRAN.irna 
 MID EAST: IslamTodayArabNews  | Asharq.al.awsat | Aljazeera | Al.khaleej | Al.ayam | alwatan | Alrai | Assafir | Arabia | Algeria.El.Watan | AdDustour | BBC.Arabic | Cairo.Times | Egypt.Al.Ahram | Jerusalem.Post | Khaleej.Times | Middle.east.online | QatarGulfTimes | SaudiGazette  | Abu.Dhabi.News | Albawaba | 
KUNA | IRAQ/QUESTIONS  
VIDEO: AP.TV | ITV | Reuters TV  |  ABU-DHABI.TV | CANADA.TV | SaudiTV | BBC.TV | TRANSLATOR 
MAP: Khariidada Ciraaq | TAARIIKHDA CIRAAQ
 CIRAAQ: MAALINTII
14  | 13  | 12  |  11 | 10  | 9 | 8 | 7 |  6  | 5  | 43 | 2 & 1
ITALIAN: RAI.RADIO.LIVELA GUERRA IN IRAQ | Corriere Della Sera | video | Televideo.rai

HADDA.SOCDA:LIVEABU-DHABI.TV  | AUSTRALIA.TV | CANADA.TVRADIO.AUSTRALIA  | VOA  

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD