w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
SOMALITALK
- MAQAAL
|
CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND QAYBTA 31-AAD EE AAGA GALBEED OO AMAR LA SIIYEY

Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)
Karachi, Pakistan.
diridhaba2001@hotmail.com
Mobile: 00-92-300-2600907
Sannadguuradii
koowaad ee ka soo wareegtay markii Riyaale Kaahin Xooga Lagaga saaray
Laascaanood oo si weyn Looga Xusay magaalada Laascaanood
Asad
|
MAGACA
SOMALILAND WAA BEER: BEERNA HILIBKAA LAGU SUGAA
Ma runbaa in Gobolkaasi
uu goostay intii uu awal kula shirkoobay Koonfurta Soomaaliya? Yaa rabay
awal midowga? Ma Siyaasiyiinta mise Shacabka?
Fahad
|
"hadii
ay saraakiisha socdaalka Jamhuuriyadu ogaan lahaayeen in uu yahay qoraa
nacab ah oo qalinkiisa ku minjo xaabinaya qadiyada gooni isu taaga
somaliland waxaan hubaa in laba dible loo xidhi lahaa ee waxa laga yaabaa
in ay u qaateen walaweynta faraha badan ee u soo tuugsi taga magaalooyinka
camiran ee Somaliland"
Salahudin
|
"Miyaan
niman Waqooyi u dhashay ku heesin: marti waa la sooraa, magan waa la
bixiyaa? (Ina Ibraahin Cigaal iyo Riyaale maxay dhaheen? Marti waa la
raafaa, magan waa la dhiibaa!)"
C/Waaxid
|
"dadkaasi
la qabtay waxaa lagu tuhmay inay ka mid yahiin ama ku jiraan urur ka
mamnuuc ah Dalka aanu dariska nahay ee Ethiopia oo magaciisa la yidhaahdo
ONLF" Diridhaba
|
Kuwii
sannadihii hore gacanta lagu dhigayna dhamaantood dawlada Itoobiya gacanta
loo galiyey, waxaana la xaqiijiyey in ay dadkani ahaayeen dad maato ah, oo
dad ay qaraabo yihiin ugu yimi hargeysa si ay ula noolaadaan"
Asad |
"Shacbiga
Somalilandna aan qasab koonfur loogu sanduleyn Karin, ictiraafkeedana aanay
is hortaagi karin dad cuqdada ka qaba sida labada wiil ee ILMA SAMATAR. "
Faysal
|
"7/12/2002
ayuu madaxwaynaha jamhuuriyadda somaliland mudane daahir riyaaale kaahin
booqasho uu ugu diyaarinaayo doorashooyinka dawladaha hoose ee ka dhacayay
guud ahaan dalka ku tagay laascaanood, wax yar uun caga dhigashadiisii
kadib ayaa rasaasi cir iyo dhul iska qabsatay meeshii uu ku degey"
XagarYare
|
Hargeysa: Sida
wararka ka Imanaaya magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa
sheegayaan, waxaa habeenkii xallay saacadda afrikada beri markay ahayd 2:30
habeenimo badhtamaha magaalada Hargeysa la arkaayey ciidamada qaranka
Somaliland oo dhex maraaya iyaga oo wata gawaadhi tiknikada ee qufulan, sidoo
kale waxaa dhinaca beri ee magaalada dad goob joog ahaa sheegayaan in la
arkaayey tiro aad u badan oo Taangiyada isjiida iyo beebeeyo ah oo qulqulaaya,
waxaa la rumaysan yahay in ay Ciidamadani yahiin qaybta 31-aad ee Aagga galbeed
ee Somaliland, waxaana la rumaysanyahay in ay amar ka heleen Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Riyaale Kaahin,
Ciidamadani oo habeenkii xallay la guuro geliyey ayaa la sheegaya in ay ku
jihaysan yahiin magaalada Caynabo ee gobolka Sool, halkaasi oo ay xoojin u
noqon doonan ciidamada Aagga beri ee Somaliland, Sida laga warqabo waxaa
todobaadkii hore shir jaraa,id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Somaliland
Madaxweyne Daahir Riyaale kaahin isaga oo ballan qaaday inuu Gobolada
Somaliland gacanta Somaliland dib ugu soo celin doono, soona koobi doono
xuduudka caalamiga ah ee Somaliland, ma jiraan wax war ah oo ka soo baxa
Madaxtooyada Somaliland ee hargeysa iyo weliba Taliska guud ee Ciidamada
Qaranka Somaliland.
Wixii warar ah ee soo kordha la soco.
FAALADII MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)
KARACHI, PAKISTAN
MOBILE: 00-92-300-2600907
diridhaba2001@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Dec 12, 2003
Afeef: Aragtida Qoraalkan waa mid u gaar ah qoraaga ku saxiixan
»Sarara-weyne
iyo Hargeysa Maxay ku kala Duwan yihiin Asad
»AQOONSIGA
SL WUXUU KUJIRA GACANTA QARANKA SL Diridhaba
WARSAXAAFADEED
JABHADDA O.N.L.F
Garasho La'aanta Maamulka Hargeysa iyo Isu-dhiibisteeda
taliska Itobiya...
Guji
JAALIYADDA OGAADEENYA EE KOONFURTA AFRIKA
oo soo saaray Codsi ka hortag dagaal sokeeyo oo
dhexmara Soomaalida Waqooyigalbeed iyo Soomaalida Ogaadeenya
Guji
QORAALADII HORE EE DIRIDHABA
FOGAANTA U DHEXAYSA
MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....
....
Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>>
Usheeg Asxaabtaada
|
|
|