SomaliTalk DALSAN
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - MUQDISHO
Baabuur Ka Ambababaxy Muqdisho oo Ku Gedoomey Tuulada Qalimoow, waxaana ku dhintay 12 qof.

calideqWQ: Ali Mohamed Haji (Calideeq)
E-mail: caliddeeq@hotmail.com 
MOGADISHU SOMALIA

Taariikhdu markey aheyd 15/02/03 Abaarihii 6:00pm waxaa Magaalada Muqdisho ka Ambabaxey Baabuur ku wa xamuulka qaada ah Nuuciisuna ahaa (UD) Kuna sii jeeday Maagalada Baxdo Ayna saarnaayeen Dad aad u fara badan iyo Alaabo uu u sidey maagaladaasi waxa uu ku Qalimey ama uu ku Rogmadey Tuulada QALIMOOW oo u dhaxeysa Magaalada Balcad iyo Jawhar Abaarihii 11:00pm waqtiga soomaaliya waxaana ku nafwaayey dad gaaraya 12 Qof,  ku dhawaad 40 tana waa ay ku dhaawacmeen.

Dadkii uu dhaawacu ka soo gaarey Baabuurkaasi ayaa waxaa loo soo Daadgureeyey Magaalada Muqdisho si loogu daaweeyo Ayadoo loo kala qeybiyey Madiino Hospital iyo Hassanjiis HOSPITAL.

Mar aan saakey Booqdey Isbitaalka Hasanjiis waxaa ii suurtogalshey inaan la kulmo qaar ka mid ay dadkii uu Dhaawacu ka soo gaarey shilkaasi waxaana ka mid ahaa dadkii aan la kulmey MAXAMUUD MAX'ED AXDEY (MADAXEEY) iyo MAXAMED CABDI BAYLE oo ay labadooduba LUGO uga go'een Shilkaasi Naxdinta leh.

Inta badan shilalka nuucaan ah ayaa ah kuwo badanaaba ka dhaca Somaaliya Taasoo ay ugu wacan tahay Wadooyinka Baabuurta oo RAF ah ama godad badan iyo Baabuurta oo si Xad dhaaf ah loo raro taasna ay keento iyo Baabuurku Gadoomo Ayadoo aysan jirin Dawlad dhexe oo Koontorool ku sameysa hadba Rarka baabuurka la saarayo, Si kastaba ha ahaatee Shilkaan ayaa ka ah Shilalkii ugu waa weynaa ee ka dhaca Soomaaliya.

WQ: Ali Mohamed Haji (Calideeq)
E-mail: caliddeeq@hotmail.com 
MOGADISHU SOMALIA

  

[Qoraallo kaleHoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

  Dagaalo Dhexmaray JWXO iyo Gumeysiga Itoobiya
Wararkii Radio xoriyo ee maanta.... XORIYO 

Mayee Ogaadeenyadii Bay ku Darartay
Jawaab qoraalkii Xagar Yare .... WQ. Axmed Yaasiin Feb 13

»»JAWAAB: Muqdisho Caasimad ma u qalantaa????
»»TACSIDA AY DIINTA ISLAAMKU OGOSHAHAY 

MA OGAADEENIYADII BAY LA DHALIWAYDAY !!!?
Qaybtii 2aad: Xagar Yare.. Faallo

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo dad badan ku xidh xidhay Magaalada Dhagax-Buur
Wararkii Radio.... XORIYO

OGEYSIIS DEG DEG AH ee Somalida Minnesota
Maxkamaddii ku saabsaneyd dhoofinta soomaalida u xiran waaxda socdaalka in ay dhici doonto Arbacada, Feb. 12,003  GUJI

Ciid Mubaarak Dhammaan Muslimiinta
Bahda SomaliTalk waxay hambalyo u dirayaan dhammaan muslimiinta caalamka oo maanta ciidaya (ciidul Adxaa)....  GUJI Feb 11

I  I  D  H  E  H

 Xasuuqii Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali
Warbixin kusaabsan Sannadguuradii 12aad ee ee kasoo wareegtay Xasuuqaas....  GUJI Feb 10

Marxuum XAAJI XASAN MOHAMED ABDI [Buule Great]
oo ku geeriyoodey Columbus Ohio, USA GUJI...

DAREENKA DADWEYNAHA IYO TODDOBAADKAN
Maxaa Xigi Doona Soo Dhoweynta Diiran ee Cabdiqaasim ka Helay Melez Zenawi?; Muxuu Xuseen Caydiid Ka Doonay South Korea? ...
GUJI...

Warbixin ku saabsan soomaalida Boson. MA
USA: Warbixintan oo uu soo diyaariyey C/Raxmaan Ceynte  GUJI Feb 10

War Saxaafadeedkii Talyaaniga iyo Kiplagat
war saxaafadeed  kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka kenya ayaa lagu sheegay in.... GUJI

Shir ay ku yeesheen Haweenka Ogaadeenya
Shirkan oo lagu qabtay Australia &  wararka kale ee Radio Xoriyo ka akhri... XORIYO

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002



HTML CD