SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
Daabaco Boggan | Print
:::C/LAAHI YUSUF & AWEYS::

Hadaladii C/Laahi Yuusuf (Jawhar) iyo Sh. Aweys (Muqdisho)... Guji
:::JAAMACADA KISMAAYO:::

Dhagax dhigga jaamacada Kismaayo... Guji..
SHACABKA PUNTLAND vs TERRY:

Puntland iyo Terry (oo sheegtay Shirkad aan la aqoon) oo Dubai ku kala saxiixday heshiis... Guji

01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 |
:::UGAAS MAXAMED WALI:::
YAA MAALI JIREY? Faallo:Ugaas Max'ed Wali oo ku bilawday C/ahi Yuusuf Axmed Muxuu Kusoo Kordhin Karaa Somalia Guji..
::MPLS: BUUGGA XASUUS QOR :::

Xaflad Lagu Soo Bandhigay Buugga "Xasuus Qor" oo Lagu Qabtay Minneapolis.. Guji...
19-JIR LAGU DILEY MINNESOTA:

Wiil Soomaaliyeed oo La Toogtey Asagoo Dhex Fadhiyey Gaari Taagan Meel Gaaska Laga Qaato oo ku yaal Magaalada St.Paul, Minnesota, USA... Guji
::SH. CIISSE XASSAN JUMALLE::

Walaalahayga Soomaaliyeed baan gargaar ka sugayaa; UAE way iga tuureen cusbitaalkii aan xaqa u lahaa... Guji... 
:::C/NUUR FAARAX CALI:::

Xaflad Shahaado Master oo ka dhacday Qaahira.. Guji..
:::MAQAALKII YUSUF SHABAC:::

XAMAR CAASIMADA HALAGA BEDELO; Calankana bil halagu saa’idiyo... Guji...
:GAAJADA & CARRUURTA SOM:

Carruurta Soomaaliyeed ee gaajada iyo cuduradu ku aafeeyeen dalkooda Soomaaliya oo ay hay'adda MSF Video kasoo duubtay...daawo Halkan
[Waxaad u baahan tahay Windows Media oo laga soo Rogan karo halkan]. Qoraal Soomaaliya la xiriira oo ku qoran English ka akhri halkan...
:::XAFLADII DHALLINYARADA:::

Xafladii Masjidka Abuubakar ee Xagaaga 2005 Loo Qabtay Dhallinyarada... Guji...
::: LAASCAANOOD:: ALHUDA:::

Masjidka Al-Huda oo Saddex Dabaq ah oo Laga Dhisayo Laascaanood... Guji..
.
::: MASJID DAR AL-HIJRA:::

Nala Iibi Dhismaha Masjidka Dar Al-Hijrah, Minneapolis... Guji

Xiriirka u Dhexeeya QAADKA iyo cudurka AIDS... Ka Akhir qormadii Ciribtirka Qaadka
 Ninkii Jannada laga waayo ayaa midgaan ah

Waxaa aad iiga yaabiya marka aan maqlo iyadoo la leeyahay NINKII JANNADA LAGA WAAYO AYAA MIDGAAN AH,waa hadal aan la ogeyn sababta loo leeyahay,waa hadal aan micne lahayn,waa hadal ay inta badan ku dhaqmaan Soomaalida xoolo dhaqatada ah ama raacatada ah,ma oga mana rumaysna kamana warqabaan kuwii hadalkaas ku hadlay oo maskaxdoodu ka soo maaxatay in ay dhaawacayaan oo ay dhibayaan dad Soomaaliyeed kuwa ugu wanaagsan ah,muslimiin ah isla markaana iska leh xadaarad ama ilbaxnimo aad u fog.

Oraahdan meel ay u jeeddo iyo meel ay ka soo jeeddo lama oga,laakiin haddii aanu niraahno ninkii jannada laga waayo uun baa Jaamac ah ama Warsame ah ama Faarax ah ama Suufi ah sow isma oranaysid siday taasi ku dhici kartaa,boqolaal qof oo Soomaali ah oo haddane muslin ah ayaa magacaas la baxa,sow la isma oranayo sidee bay wax u jiraan,ma annaga ayaa waalan mise Cadan ayaa laga heesaya,waxaa is weydiin leh:yaa galaya jannada haddii laga waayay dadkii muslimiinta ahaa ee magacyada qaarkiis watay.

Magac kasta ulajeeddo ayuu leeyahay ama wax ayaa looga gol leeyahay,gaar ahaan magacyada Soomaalida,qaarka badana macne ayay ku fadhidaa sida Faarax oo laga wado farxad ama Warsame oo loola jeedo warsan ayuu noo keenay ama nagu soo kordhiyay,marka magaca Midgaan ayaa sidiisaba waxaa la sheegay in uu ku baxay labo siyaabood:

1-Dadkaa oo ay faraaciintii u yaqaaneen Boon, Dhulkoodana ay u yaqaaneen Boontland Punt Land) ayaa waxaa jebiyay oo isugu tegay Ajiga(Soomaalida kale),waxaa halkaas ku buburay Saldanadii iyo boqortooyadii Boonta,waxaa loo sameeyey xerooyin(Concentration Camps) tii uu waddanka Germany dawladdii Naasiga dagaalkii labaad ee dunida sameysmay markii ay Yuhuudda marinaysay oo ay laynaysay oo kale,markii dadkan la geeyey Xerooyinkaa ayaa loo diiday cunto iyo cabidba,markaasaa la soo kormeeri jirey maalin kasta si loo ogaado inta dhimatay ama inta sii taahaysa, marka la arko mid dhintay ayaa waxaa lagu qaylin jirey MID GO' oo macnaheedu tahay MID BAA DHINTAY! Ka dib markii ay in badani dhimatay ayaa Ajigu ama Soomaalidii cusbeyd dhexdiisu qaybsaday intii soo hadhay si ay xoolaha ugu raacaan oo qowsaarna ugu noqdaan, sidaas ayaana keentay in ay qabiilooyinka oo dhan ku dhex jiraan reer waliba oo qabiilka midgaha ama dadka la dafiro xaqooda uu sheegto reerka uu la degaanka yahay amaba qawsaarka u ahaan jiray!

2- Taariikhdan ama qisadan kale waa isku mid midda koowaad,laakiin markii la qaybsaday ayaa la arkay iyagoo hargaha ka shaqaynaya oo farsama aan la aqoon la soo baxay,waayo Soomaalidii cusbeyd waxay ahaa jieen Geel jire aan garaneyn farsamo iyo ilbaxnimo toona waxaana lagu magacaabay MIDGAAN oo ka timid MIDGEYN oo ah marka haragga la miiqayo oo loo diyaarinayo in laga sameeyo kabaha, suumanka iwm,xusuuso warshaddii kabaha ee Muqdisho ku taalay waxaa la oran jirey: Warshadda Hargaha,Saamaha iyo Midgeynta.

Nasiib xuno haddii aanu nahay Soomaali ayaan maskaxdeena iyo caligeena ogeleyn in uu boos ama meel u baneeyo wax ka fiican oo ka faa’iido badan quraafaadka iyo maalaayacniga buux dhaafiyay, waxaase ay su’aashu tahay meel buuxdhaaftay miyay wax kale qaadi kartaa.? Haa hadii meeshii buuxday wax laga yara daadiyo! Laakiin su’aal kale? Sidee wax looga daadin karaa?

Zahra Abdi Hersi
Holland
umubakar@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 31, 2005


»ALLaa.Somaaliweeye. ee Sidee Yeelnaaa.? | Jaamac
»Somaaliland. dawlad.Qaran, Riyaale  Madaxweyne  Kudayasho Mudan?
»Barlamanka cusub iyo isbahaysiga Axsaabta mucaaridka Somaliland
»Xiridda Garoonka Deyniile oo Noqon Rabta Xariggii Qeybdiid| C/waxid
»Ogaysiis muhiima  oo  kusocda  qof kastoo  soomaalinomo  kujirto
»
Jawaab Suufiyada iyo Bisha Soon | Garweyne
»Midabkee ayaad jeceshahay? | Zahra
»50 Qab bale Qaran Ma keeni karaan ?? | shuuriye
»JSL : Kor-u-kaca iyo Hoos-u-dhaca Siyaasadda !! | Ducaale
»Joornaaliisteyaashii Lagu Diley Soomaaliya:1991–2005
»Ma jiraa adduunka dad been ka sheega dhalashadooda!? |Zahra
»Goormuu dhashay Kacaankii Siyaab Barre | Boore
»
KA HORTAG CUNSURIYADA DENMARK |Diiriye
»Waa sidee dhaqanka Soomaalida ku nool reer galbeedka? | Zahra
»Isbar bardhigga  Magaalooyinka Jowhar iyo Washington DC  | MM
»Waa Tuma 21ka October? | Mahdi Taako
»C/WAAXID KHALIIFOW INTEE AYAY KU WADAYSAA ISKU DIRKA   
»Jawaab Furan oo ka Socota Golaha Midnimada iyo Badbaadada | Bilal
»Tan iyo markii ay Soo Baxday in Xabsiga Loo Taxaabay Col. Qaybdiid
»QIIMAYNTA MUSTAQABALKA DHOW EE GARABYADA DKMG AH
»
Waano ku socota Soomaalida geysata ilmahooda Xanaanada | Eelay
»Oktoobareey adaa lahaa! | Waaberi
»GABAY: Xafiiskii Abwaanka xog baa ku uruursan | Dhuunkaal 
»Dagaal ogayasha waxey raban mala ogaday .mase? | Yoolac
»
MAQAALADA KALE EE MAANTA::: KA AKHRI HALKAN... GUJI..

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD