SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - MINNESOTA
DAHABSHIIL OO LOO CUSBOONAYSIIYEY SHATIGII MINNESOTA

December 30, 2002 | SomaliTalk MPLS, MN, USA

Shirkadda xawaalada ee Dahabshiil oo lasoo xiriirtay SomaliTalk waxa ay u xaqiijisay in loo cusboonaysiiyey shatigii xawaalada ee Minnesota. Arintaas asaga oo cadaynaya Sidiiq (Dahabshiil Minnesota) waxa uu yiri "aniga oo u hadlaya shirkadda Dahabshiil waxaan idinla socodsiinayaa inaan shatigii cusboonaynay oo aana gacanta ku haysanno kii cusbaa oo isna dhici doona Dec/31/2003."

Sidiiq oo hadalkiisii sii wata waxa uu yiri "waxaa waqtigoodu dhacayaa shatiyadii xawaaladaha oo ku eg dec/31/2002. waxaan waaxda Ganacsiga ee gobalka Minesota ay la socodsiisay dhamaan shirkada xawilaaduhu inay shatigooda cusbooneeyaan inta ka horaysa dec/31/2002."

Dahabshiil waxay ahayd shirkaddii u horeysey ee bilowgii sannadkaan 2002 lasiiyey shatiga Gobolka Minnesota, sida ku cad warbixintii Janaayo 5, 2002 ee xilliggaas kusoo baxday SomaliTalk.  [Halkan ka eeg warbixintaas]

Sidiiq waxaa lagala xiriiri karaa Emailka: Sidiiq@aol.com 

wararka kale ee MaantaHoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

 

Munaasabadii xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey GUJI... 
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI.... 30/12

Habeenkii Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacada Minnesota
 waxaa Minneapolis lagu qabtay shir ay soo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Ardada Somaliyeed ee Minnesota, kaas oo... GUJI 29/12

KIISH: Sheekadii Kiishka - Qaybtii 2aad 
99-ka: As-Maa'ul Xusnaa - Names of ALLAH 

Yaa hogaaminaya Doorashada Kenya?
Mucaaradka oo ku horeeya madaxwaynanimada doorashooyinka guud ee dalka wararkii u horeeyey ee kasoo baxay ka akhri.... IQRA... 28/12

Waa sidee xaalada Muqdisho Maanta?
waxaa laga maqlayay xabado goos goos ah, laakiin GUJI... 28/12

Xaqiijin in Iskuulaad kuyaal Ogaadeenya la xiray
Qoraal SomaliTalk soo gaarey ayaa tibaaxay in.... GUJI... 28/12

6 Qof ayaa ku dhintay Dagaalkii Isgoyska Blacksea
Dagaalkaas oo Muqdisho ka oo la qaboojiyey dadkii ku dhintay waxaa ka mid ahaa ilmo yar... GUJI...  27/12

AFEEFTA SOMALITALK WAA AFFEEF
Telefoono iyo Fax-yo teel-teel ah ayaa khamiistii SomaliTalk kasoo gaarey diri-dhabo, jig-jiga, iyo qabribayax, kuwaas oo (qaarkood) ka yimid masuuliyiin ka tirsan baarlamaanka iyo maamulka waxbarashada ee dawlad goboleedka ismaamulka soomaalida ETHIOPIA, kuwaas oo.. GUJI.. 27/12

ITAXAADKA SOOMAALIYA
Waa faallo & Baaritaan muddo dheer qaatay oo kusaabsan Itaxaadka Soomaaliya, Muxuu ahaan jiray, aragtida Caalamku ka qabo, aragtida siyaasiyiinta Soomaalida,  Hadda iyo... GUJI.. 27/12

Doorashooyinka Dalka Kenya
Dalka kenya ayey doorashoonkiisi Madaxti-nimada, Barlamaanka, iyo Dowlada hoose, ka bilowdeen maanta... GUJI...  27/12

USA: Somalida La Rabo In Ay isdiiwaan Geliyaan
dhammaan Somalida xambaarsan baasaboorada Soomaaliga, Canadianka, Sweden, Holland, Australia, British iyo wixii la mid ah oo Maraykanka ku jooga booqasho gaaban... GUJI.. 26/12

10.5 milyan oo u Dareeraya  Doorashada Kenya
Madaxa gudiga doorashooyinka Mr Samuel Kivitu ayaa ugu baaqay dhamaan dadwaynaha codkooda dhiibanaya in.. GUJI...  26/12

DUULLAANKII BANII SULAYM
Waa casharkii 38aad ee taxanihii Siiradii rasuulka GUJI..

Wararkii Muqdisho ee Dec 26
Dhacdooyinkii ugu naxdinta badnaa ee ka dhaca muqdisho oo dhacay labadii maalmood ee lasoo dhaafay.. GUJI...  26/12

Diinta Islaamka oo Si Maamuus leh looga Aqoonsan yahay Sweden 
Ibraahim Saalax oo booqasho kujooga Sweden ayaa kasoo diyaariyey warbixin koobeysa Islaamku & Sweden.. GUJI.. 26/12

MUDANE. JINI BOQOR OO U JAWAABAY MUUSE SUUDI YALAXOW
SomaliTalk Eldoret waxaa soo gaadhay war saxaafadeed uu soo saaray wasiirka dibu heshiisiinta ee Dawlad goboleedda  Puntland Mudane Cabdi Cabdille Saciid (JINNI-BOQOR), ka.akhri Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq.. 25/12

Xasuuqii ardayda loo gaysatay iyo dadwaynaha muqdisho oo ka xumaaday: Maalintii shaley aheyd ayaa waxaa magaalada muqdisho ka dhacay Xasuuq loo geystey ardey dhigata dugsiga sare fasalka koowaad ee AXMED GUREY ee.. IQRA...  25/12

Qoraal kasoo baxay Xoghaya Ururka Darwiish Party
"waxaan u diyaar nahay Difaaca Degaankayaga cid kasta oo isku dayda in ay faragelin" sidaas waxaa yiri Maxamed Gutaale oo .. GUJI...  25/12

Itoobiya oo Amartay in la xiro Iskuulada Ogaadeenya
Ciidamada Cadawga itoobiya oo Gubay Dagmooyin ka tirsan Ogaadeenya, ayaa kamida wararka Radio Xoriyo... GUJI...  25/12

Aragtida Xoghayaha Guud ee SNF/SRRC 
Qoraal SomaliTalk kasoo gaarey xafiiska xoghayaha guud ee SNF/SRRC, Abdi Dahir Hassen, ayaa tibaaxay aragtida uu ka qabo dagaalada  Gobolka Gedo iyo xalkooda, kaas oo...
  GUJI... 25/12

<><><>

I  I  D  H  E  H

Codbixinta Nairobi iyo Kaalinta Soomaalida
waxaa soomaalida ku dhaqan xaafadda islii, Nairobi, la  hadlay Mr Uhuru Kenyatta oo ah musharaxa doorashada madaxwaynanimada xisbiga KANU ... GUJI...  24/12

Xiriir Caynkeeyaa u Dhaxayn jiray SSDF & SNM? 
Jawaabta ka akhri qaybtii 1aad ee faaladii XagarYare  GUJI... 24/12

Warbixin Kuwajahana Beelaha Banaadiriga
Warbixin guud oo oo loo tebinayo beelaha reer Banaadiriga oo soo gaartey SomaliTalk ayaa kubilaabatay. .. GUJI...  24/12

Warqad Furan:  Shacbiga Somaliland
Wq. Maxamed Cabid Xasan (diridhaba), Karachi, Pakistan GUJI 24/12

Gen. Gabyow oo dhaleecayey Bulshada rayidka ah 
Warqad uu ku saxiixan yahay Gen. Gabyow oo maanta SomaliTalk Eldoret soo gadhay ayaa  wuxuu ku... GUJI..... 23/12

Habeenkii Showrka Soomaalida Minnesota
waxaa magaalada Minneapolis kulan aad u heersareeye waxaa kuyeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyaadda.. GUJI... 23/12

Hadal wuxuu ammaan yahay inta aadan oranin
Maxaa loo cafin waayay Trent Lott waa kii codsadayay?,  Wardheere iyo faaladii toddobaadka..  23/12

WARARKA KALE EE DECEMBER -GUJI

 

... ELDORET: Taxanaha Wararka  

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD