Baydhabo
oo Gacanta Ugashay Isbahaysiga Dooxada Jubba
Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in
saakay oo Khamiis ah salaaddii subax markii laga soo baxay ay Baydhabo
qabsadeen Sheekh Aadan Madoobe iyo Xaabsade oo ay taageerayaan Isbahaysiga
Dooxada Juba GUJI..
Oct 3
»» Isbahaysiga SNA oo
maanta xusaya 3-da October GUJI
Xuseen Cali Cilmi oo Lagu Afduubay Nairobi
Warar naga soo
gaarey Nairobi ayaa sheegay in gurigiisa oo kuyaal xaafada islii laga Afduubay
qoraagii wargeyska assiyaasi... GUJI...
Safarkii Ingiriis ee Magaalada
Nairobi ee dalka Kenya
Markii iigu horreysay ayaan
shalay imid magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Garoonka Deyniile ee duleedka
magaalada Muqdisho ayaan ka soo duulay goor barqanimadii ah. Muddo ka yar hal
saac markii aan ... iyo IRIN oo waraysi la yeelatay Ingiriis.... GUJI...
Ninkii
Qur'aanka & Nabiga (scw) Caayey , Salmaan Rushdie, oo Minnesota Soo Booqday!
Tiyaatarka caanka ah
ee ku yaal xarunta gobolkan Minnesota, magaakada St.paul ee Fitzgerald ayaa.. GUJI
Oct 3
Ninkii
Beeniyey Dajaal oo Lasiiyey Jawaab Xaqiiq ah
Waxaa nasiib darro ah in maanta
Soomaali oo ab iyo isir u leh diintan Islaamka ay ka soo daahiraan nin
(Maxammad shiikh Xuseen....
GUJI...
Qoraal
Digniin iyo Wargelin ah oo Kuwajahan Puntland
Shir ay isugu yimaadeen aqoon yahanadda,Isimada iyo waxgaradka reer Puntland
ee magaalada Minneapolis waxay soosareen qodobada hoos ku qoran.
GUJI...
Guddi
Kasocda IGAD oo Tegaya Yemen
waxaa la
filayaa in maalinta sabtida ah in ey
sanca yimaadaan gudi farsamo oo ka socdo urur goboleedka IGAD sida.. GUJI
Oct 3
WARARKII OCTOBER 2
DOODFURAN: Aragtida
dadweynaha ee Sharciga Saxaafada ee DKG
Reer Galbeedka oo soo dhoweeyay Dawlad laga dhiso Soomaaliya
Doblamaasiyiin
reer galbeed ah oo u waramayay saxaafada dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in
haatan ay soo dhowaynayaan dawlad laga dhiso dalka soomaaliya maxaa yeelay tan
iyo
GUJI...
Saxaafada
Xorta ah ee Soomaaliya ma ogola Go'aanka DKG ku xakamaynayso Saxaafada
Tan
iyo markii uu golaha shacabka kmg ah ee soomaaliya uu ansixiyay sharci ay
u aragtay saxaafada madaxa banaan mid caburinaya hawshooda shaqo ayaa isla
markiiba waxa ay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan..
GUJI...
Shir
looga hadlay Soomaaliya oo Caawa kadhacay Hotel PanAfica
KENYA: Waxaa caawa ka dhacay hotel
the PanAfrican oo ku yaalla magaalada Nairobi shir ay soo qabanqaabiyeen
hay'adaha INXA, COGWO iyo JOINT. Shirkaas waxaa isugu yimid...
GUJI...
Bulgaria
iyo Romania oo Mucaawino Gaarsiinaya Soomaaliya
Booqasho
hawleed rasmi ah (special envoy) oo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka
Liibiya ahna u qaybsanaha arimaha gobolka Baalkanka ee DKMG, uu ku tegay
Dalalka Baalkanka , gaar ahaan Bulgaariya iyo Roomaaniya.(8dii
bisha 8aad illaa 6dii bisha 9aad).
GUJI...
Ururka Islamka ee MAS oo booqday Somalida ku jirta xabsiga Lino Lake-Minnesota
MAS waa Muslim
American Society oo ah ururka muslimiinta Maraykanka oo faracyo ku leh
gobolada Maraykanka qaar ka mid ah. GUJI...
Sharci liddi ku ah saxaafada xorta
oo kasoobaxay DKMG
Golaha Baarlamaaanka dawlada ku
meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray sharci ay ku xakameeynayaa
saxaafada Xorta ah. XORIYO...
ISRAA WA
AL-MICRAAJ
Maadaaama aan kujirno bishii Rajab ee
bilaha islaamka ka mid aheyd, waxaa bishaan ku jira habeenkii Rasuulka SCW la
dheelmiyey oo loo yaqaan ISRAA WA AL-MI'RAJ, GUJI...
Qoxootiga Bantuga oo gudniinka ku boobsiinaya gabdhohooda
sida eey sheegtay wakaalad warar oo laga leeyahay waddanka Holland, waxaa
xeryaha qoxootiga ee somali-bantu-gu daggan yihiin ee dalka Kenya ka billowday
olole si habsami ah u socda oo lagu gudayo gabdhaha soomalida ah ee GUJI...
Aragtida dadweynaha iyo Gudniinka Fircooniga
WARARKII OCT 1
Yurub
iyo Kenya oo Maalgelinaya Shirka Kenya
Guddiga Yurub ee lagu soo gaabiyo (EU)
Iyo Dawladda Dalkan Kenya Waxay Kala Saxiixdeen Dhowaan Heshiis Ku Saabsan
Taageero Maalgelineed oo loogu tala galay Shirka dib u heshiisiinta
Soomaaliyeed ee Soo Socda.
GUJI...
Wararkii
Wardhere ee Toddobaadka Sept 30 - Oct 5
.USA-Labo
reer oo murugaysan ka dib markii maydadkoodii la isku qalday. iyo,
NY-Gabar dhimatay oo reerkeeda la waydiiyay inay bixiyaan kharashkii ijaarka
muddadii ay saxiixday guraga inay deganaanayso. GUJI...
KA QAYB GALKA SHIRKA NAIROBI IYO
QORSHAHA(SOOL, SANAG, HAWD)
Sida aad la wada socotanba waxaa wakhigan abaabul iyo dedaal loogu
jiraa qabanqaabada shirka (Eldored.Kenya) ee loogu magac daray shirka dib u
heshiisiinta Soomalida,sidaas darteed. GUJI...
Muslimiinta
Ethiopia oo Caawimo Geysanaya
Qiyaastii 63% inkabadan ayaa Musliim ah 65ka milyan ee dadka Itoobiya.. GUJI..
Wararkii
Sept 29-30: Soomaaliya, Kenya, Sacuudiga
»» DKG
oo Sharci u Soo Saartay Saxaafada
»» G/W/Bari
Kenya Oo Ka Biyadiiday Dastuurka Qabyada
»» Sacuudiga
oo Safiirkeedii Qadar u Yeeratay
Dhammaan ka akhri
halkan
Wararka
Soomaalida 26/9/2002
»» Bayaan Beesha Cumar Maxamuud
ee London, UK
»» Yalaxow oo Caddeeyey Mowqifkiisa Maamulka B&BS
»» SPR oo Codsatay in la Maxkamadeeyo Cabdullaahi Yuusuf
»» Maxaa ka soo baxay shirkii Johannsburg, S-Africa
»» Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xarunta Dr ismaaciil jimcaale
»» Waraysigii Macalin Siciid Saalax ee codka beesha
Dhammaan Ka Akhri
Halkan [26/9/2002]
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|