CUDUR DAAR: BOORAMA OO LOO BEDELAY
XAFLADAHA AROOSYADA GELINKA HORE EE MAALINTII 
MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)
KARACHI, PAKISTAN.
diridhaba2001@hotmail.com
Waxaan aniga oo aad iyo aad uga xun aan raali gelin
buuxda ka bixinaya war qoraal ah oo dhawaan ku soo baxay bogaga Somalitalk.com
iyo bogag kale, warkaasi oo aan ka soo xigtay wergeyska madaxa banaan ee
xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa ee la yidhaahdo (Haatuf news) ciwaankiisuna
ahaa "Aroosyada
magaalada Boorama oo loo bedelay maalintii gelinka hore", Weriyaha wergeyska
Haatuf ee Boorama oo uga soo diray magaalada Boorama warkaasi, ayaa waxaa
dhacday in warar farabadan oo wergeysku isoo diray isaga oo xidhiidh naga
dhexeeyo xagga wararka ahi aan aniguna usoo diray
Somalitalk.com iyo shabakado kale, warkaasi anigu inuu dhab yahay iyo inuu been
abuur yahay war iyo wacaal kama hayo, balse sida ay beeniyeen Jaaliyadda
Somalilanders ka reer Boorama oo jooga magaalada aan degenahay ee karachi waxay
xaqiijiyeen marar ay la xidhiidhen boorama in aanu warkaasi jirin,
Hadaba aniga
oo ka duulaaya aragtiyaha madaxa banaanleh ee Jaaliyadaha qiimaha iyo qaayaha
mudanleh ee reer Boorama ee magalada Karachi u caddaynaya in sababta warkaasi
keliftay aanay ahayn xumaan iyo warxuma tashiilnimo aan u qabo magaalada
Boorama ee ay ii siman yahiin Hargeysa, Boorama, Berbera, iyo dhamaan
magaalooyinka Somaliland beri iyo galbeed, si kastaba Mudanayaal ha ahaate
waxaan raali gelin ka bixinaya qoraalkaasi aan soo wareejiyey
ALLA MAHADLEH SOMALILAND GUUL IYO GOBONIMO.
Walaalkiin Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)
Karachi, Pakistan.
Ka: Walaalkiin Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)
Karachi, Pakistan.
diridhaba2001@hotmail.com
-dhammaad-
»BOORAMA:
AROOSYADA OO LOO BEDELEY GELINKA HORE
[Diridhaba]
Been Abuurka
Boorama ee Qoraalkii Diridhaba
Warka magaalada laga soo sheegay oo ah mid aan....
Guji..
Aug 30
Faafin: SomaliTalk.com | Sept 3, 2003
Afeef: Aragtida qoraalkaan waxaa leh oo ay
gaar u tahay qoraaga
ku saxiixan
Xaalada Magaalada
Laascaanood:-
Degaanka, dhaqaalaha, nabadgeliyada iyo guud ahaan horumarka Laascaanood ka
akhri warbixintii
Asad Cadaani
YAASABABAY DAGAALKII KADHACAY
LASCAANOOD?
Qoraalkii IBRAAHIM MAXAMED HURUUSE.... Dec 14, 2002
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
Ururka Darwiish Party oo Tacsi u diray laascaanood
Qoraal uu ururku maanta soosaaray ayaa ku bilaabmay....
GUJI 8/12/2002
Bayaan ay soo saareen jaaliyada
SSH ee Kuwiat
Annagoo ah
Jaaliyadda dalka Kuwait deggan ee ka soo jeedda Gobolada Somalia ee Sool,Sanaag
iyo Hawd in badan ayaanu
GUJI
12/12/2002
Jaaliyada dhulbahante ee w/america
warsaxaafadeed
la xiriira dagaalkii Laascaanood ayey ku sheegeen in
GUJI
11/12/2002
Warsaxaafadeedka Puntland ee Dagaalkii Lascanod
Madaxweyne ku xigeenka dawlad goboleedka Puntland mudane Maxamed Cabdi Xaashi
oo ku sugan Eldoret ayaa..
GUJI 8/12/2002
Woqooyi Sidee Looga arkay Dagaalkii Laascaanod
Dagaal aad u kulul ayaa ka dhacay magaalada laascaanood,
kaasoo ay sabab u ahayd booqashadii Madaxweynaha...
GUJI 8/12/2002
DUX
LA'AANTA DAWLADDA CUSUB EE RIYAALE
iyo dibin daabyada dadweynaha ... Guji
June 7
QORAALADII HORE EE DIRIDHABA
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
...
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
|