MadaxTinimadii C/LaaHi Yuusuf
Axmed Maxay Ku Soo Saa idisay
Dadka iyo Dalka Somaalia??/
Waxaa
qoray wariye Jamaal Maxamuud Axmed (Shuuriye)
email :
shuurye55@yahoo.com
Kenya, Nairobi
Dhamaan akhristayaasha
Sharafta leh waan idin salaamayaa salaan sare ayaan
hawada idiin soo marsiinayaa.
Waxaa mahad oo dhan ay
usug naatay Allihii awooda lahaa dhamaan tayana ina
wada abuuray anigana iisahlay qorida Maqaalkaan
xasaasigaa Xiisahana badan ahna Maqaal aad
Uheersareeya saan filaayana aad kawada Heli dontaan Insha
alah.
Habayn kii Ay taariikhdu
Ahayd 10 kii Aktobar 2004 Ayaa Mudane Cabdulaahi
Yuusuf Axmed waxaa Loo doortay xilkii Somaaliya
usareeyey oo ahaa Xilka Madaxweynaha Dalka Somaliya
Kadib shir laba sano iyo bar ka socday dalka Kenya oo
Soona maray marxalado xasaasiya oo Marar ka Qaar
shirka Laga Raja dhigay Fashilna Kusigtay Shirkaas oo
ay kasoo Qayb galeen dhamaan Hogaamiyayaashii
hubaysnaa iyo Qaar kamida bulshada rayidka ah.
Habaynkii la Dooranayey Mudane
C/laahi yuusuf Axmed qofkastoo Somaali ah hajoogo
Dalka amaba Ha kamaqnadee waxa galay Dareen aad
usareeya Waxaa ka soo qayb galay Manaasabadi lagu
doora nayey C/Laahi Yusuf Dad Weyne aad u farabadan
oo Meelo kala duwan Ka kala yimid una wada Hamuum
Qabay Dawlad Qaran oo ay Somaaliya Yeelato haba u
badnaadaane Dad kii Halkaas Joogay kuwa ku Nool Wadanka
Kenya Gaar ahaan magaalada Nairobi.
Waxaana Dhamaan dad kii
Halkaas Joogay Ka muuqatay farxad iyo baahida ay
uqabaan dawlad Somaaliyed ka dib 14 sano oo Somaaliya
ay ku jirtay Bur bur iyo Dagalo Sokeeye oo ay
kudhinteen Kumanaan dada Kuna Barakaceen Kumanaan
Kaleeto Dagaaladaas oo Lagu laynayey dad aan waxba
galabsan oo Masaakiina.
Mudane C/laahi Yuusuf
Axmed Doorashdisii kadib Qabashadisii Xilka Madax
tinimada Kadib waxaa uu Go,aan ku gaaray in uu
Dawladiisii dajiyo Meel aan ahayn Caasimada Dalka
Somaaliya ee Muqdisho ka dib markii uu arkay in
magaalada Muqdisho aytahay Mel aan amaan Ahayn lagu
Na fashiliyay dhawr Dawladood oo kahoreeyey Dawladiisa
oo ay kamid ahaayeen dawladihii Ay kala horkacaayey
Mudane Cali Mahadi iyo tii ugu danbaysay ee uu
madaxweynaha ka Ahaa Mudane C/qaasim salaad Xasan .
Madax weyne Cabdulaahi
yuusuf Axmed Waxa uu mar kaas kadib Go'aan ku
gaaray isagoo kaashanaya Wasiiro iyo Xildhibaano Kufikir
ah xildhibanadaas iyo Wasiiradaas oo Kuraacay C/laahi
Yuusuf in dawlado dagto Magaalada Baydhabo ee Xarunta
Gobolka BaaY iyo magaalada jawhar ee Xarunta Gobolka
Shabelleda DHexe ee uu Gacanta ku haayo Maxamed Cumar
DHeere Maxamed DHeere .
Balse xubno badan oo ka
tirsan Baarlamaanka iyo Wasiirada Dawlada Somaaliya oo
uu ugu Horeeyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya
Mudane, shariif xasan Shiikh Aadan ayaa arintaasi
Kugacan Sayray oo diiday Kala fikir duwaanaan Shahaas
oo markii danbe Sababay in Dagaal Culisi kadhaco
Magaalada Baydhabo ee Gobolka BaaY Dagaalkaas oo ay
is kaga Horyimaadeen Rag kamida labada Gole ee
Dawlada Golaha wasiirada iyo Golaha xildhibaanada
Ragaas kudagaalamay Magaalada Baydhabo waxa ay kala
ahaayeen Xildhibaan Maxamed ibraahim Xaabsade iyo Wasiirka
Beeraha Mudane Xasan maxamed nuur shaati Gaduduud iyo
xubno kale balse labadaasi masuul ee Kudagaalamay Gacan
kuhaynta Magaalada Baydhabo ayaa kala taageeray madax
wayne C/laahi Yuusuf iyo iyo RaysalWasaareCali
maxamed Geedi oo isku fikira iyo Gudoomiyaha
Baarlamanka Shariif Xasan Shiikh aadan iyo wasiirada
hubaysan ee magaalada muqdisho oo ayaguna Fikir kale Aamin
san.
Dagaalkaasi
Baydhaba ka dhacay ayaa waxaa laga adkaday oo laga
Saaray Magaalada ciidamadii daacada u ahaa wasiirka
Beeraha shaadi guduud iyo SH Aadan Madoobe oo wada
socday iyadoo Magaaldii Gacanta ugashay Xildhibaan
Maxamed ibraahim Xaabsade oo Taageersan labada Gole
eeMagaalada Muqdisho, qabsashadii Xabsade ee Baydhabo
ayaa sabab tay in Dawladu iskugu tagto Magaalada
jawhar ee Xarunta Gobolka SHebeleda DHexe Waayo
xaabsade maba ogolayn in dawladu Cagaha Soo dhigto
Gobolka Baay Gaar ahaan Magaalada Baydhabo.
Kadib Dagitaankii Dawlada
ee Magaalada jawhar waxaa kudhacay Magaalada jawhar
isbadal ay kamuuqato hor mar Heer Qarana oo waxaa
ku Soo saa iday wax yaabo badan oo ay kamid yihiin
Dhanka amaan ka Dhanka Dhaqaalaha iyo waliba Wax yaabo
Kale oo lagu til maami karo Hormar ay tiig satay
Jawhar sabab na u ahayd Dawladu Sidoo kale Dagitaankii
Dawlada ee Jawhar waxaa magaalada jawhar Lagu furay
xafiisyo Ay leeyihiin ururada AU ama Midawga afrika
iyo urur ka jaamacada carabta.
Tan iyo Markii loo doortay
C/laahi Yuusuf Axmed Madax waynaha Dalka iyo Dadka Somaaliya
waxaa Dalka soomaaliya Goboladiisa kala duwan
kadhacay Dagaalo Kala duwan oo ay kudhinteen Dad aad
ufarabadan oo aan Laqiyaasi Karin tiradooda sax daa
Goboladii Dagaaladu kadhaceena waxaa kamid ahaa
Gobolka mudug dhiniciisa Koon fureed iyo Gobolka Kuyal
bartamaha Somaaliya ee Hiraan.
Madax waynaha Somaaliya
Mudane C/laahi iyo raiisul wasaare Cali maxamed Gedi
mar ay Socdaal kuatageen Gobolada dhexe ee Somaaliya
Gaar ahaan Gobolka Mudug magaaladisa Galkacyo waxa
ay isku dayeen in ay xaliyaan oo ay Heshiisiyaan
Qabaailada halkaas kudagaalamaaya balse taasi way socon
wayday iyadoo dadka Qaar ay kuba Eedeeyeen in madax
waynaha iyo Raysal wasarahu ka danbeeyo Dagaaladaas o
ay beel Kamida Beelaha Dagaalamaya ay lajiraan oo
ay lacag iyo huba sinayaan balse Arintaasi maahayn
mid cad oo wax Xaqiiqa loohayo ,
Sidoo kale waxaa dagaal
xoogan ka dhacay Gobolka Hiiraan ee xadka la leh
gobolaka Galguduud halkaasi dagaal kaas oo sababay
Dhimasho iyo Dhaawac aan laqiyaasi karin
madaxweynaha Dawlada Somaaliya Mudane C/laahi waxa uu ku baaqay
nabad galyo iyo in Lajoojiyo xabada Heshiis na
lawadgaro isla sidoo kale Waxaa Dagaalo xoogani
Kadhaceen gobolada
Mudug
HiRaan
Bakool ,
Baay,
Gedo,
Banaadir
Gobladaas oo dhan waxa
Kadhacay Dagaalo Xoogan oo ay is kaga Horyimaadeen
Qabaailo Ama Qabqablayaal dagaal oo wasiiro iyo
Xildhibaano ka aha Dawlada Somaaliya boqolaal soomali
ah ayaa dhintay ilaa iyo Marki ladoortay C/laahi
yuusuf Axmed Boqolaal kalene waa ay bara kaceen.
Dadka qaar ayaa is
waydiinaya Soomaaliya oo dawlad loo soo dhisay Maxaa
dagaalada Sokeeye dabadhigay Yaase abaabulaaya
Dagaaldaas oo ay dani ugu jirtaa Mase dad ka
somaalidaa ayaa diidan Dawlad nimo mase waa laga ba
ray laga badi !!?
Madax waynaha Soomaaliya
Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay Markii
loodoortay madaxnimada Somaaliya in uu noqonaayo Nin
nabdeed, oo uu san mar danbe dagaal Sokeeye ama Mid
Siyaasadeed uusan u horseedi doonin umada Somaaliyeed
C/Laahi Yusuf waxa kale oo uu,Yiri Fulay Xantiis
Ma,mooga anigana Nin dagaal baad itaqanaan laakiin Caawa
kadib Nin Nabdeed ayaan Noqonayaa.
Sidaas oo kale Madaxweyne
C/laahi yuusuf waxa uu ka cudur daartay waxii
hore ee uu gaystay bale su'aasha miiska noo saaran ayaa
waxay tahay hadalkaasi Quruxda badan ee uu yiri C/laahi
yuusuf Maka dhabayn Donaa mase dantiisu kutiigsanaaya.
hadii uu ka dhabeeyo C/laahi yuusuf waxuu noqon doonaan
Halyay Qaran oo ay wada xasuus taan Shacabka
Somaaliyeed Meel kastoo ay jogaan Waxa uuna bog
Fiican ka galayaa Taariikhada. hadiise uusan
kadhabayn oo uu Meeshiisii Hore Lagu yaqinay uu Kamiiso
waxaa uu noqon doonaa Nin aysan Umada Somalieed ilaawin
danbigii uu kagalay Dad ka iyo dalka Somaaliya.
C/Laahi Yusuf Axmed waxa
kale oo uu Baal Madaw oo Mugdiya Ka galayaa Taariikhda
Somaaliya , Balse la,arkidoonaa Meesha uu,C/Laahi
yusuf Axmed Ritiga kufuro.
Madax wayne c/laahi yuusuf
axmed marka laga soo tago Arimahaas Waxaa asaga
dartiis U,midoobay Rag aan awal Salaanta islaamka
iska qaadijirin islana joogay Magaalada Muqdisho
Qabqablayashaas oo awal midba meel gaar ah ku ekaa oo
aan isku Gudbi Jirin balse Haatan ay isku aragti wada
yihiin Maalin kastana hoteelo kuwada Shiraan , dadka
qaar ayaa yiraahda waxaa ay isku bahaysteen sidii Ay
C/laahi yuusuf is kaga Celin Lahaayeen Halka Dad ka
Qaarna yiraahdaan Waxa ay isku bahaysTeen Sidi Umada
Somaaliyeed nabad Galyo iyo kala danbeyn loogu horseedi
lahaa hadii ay 14 sano Rabsho wadayaal ahaayeen.
Madaxweyne C/laahi Yuusuf
ilaa iyo Markii loodoortay xilka Madaxweyno Nimada
Dagaal sitosa oo Cad ugama Qeyb Qaadan oo
Maweerarin Qabiil ama Qabqable Dagaal laakiin sida
ay shegaan Dad ka Dhaliila Siyaasada Cabdulaahi
yuusuf waxa ay dhahaan kama marna C/laahi dhamaan
dagaalada kadhacaaya Somaaliya Laakin war kaas wax
xaqiiqa looma haayo.
Allaaweyn Nin kii Aaminaa
awood leh umad Waliba Aayaheeda in ay garato ayadaa
leh....
Waxaa qoray
Jamaal Maxamuud Axmed (Shuuriye)
email :
shuurye55@yahoo.com
Kenya, Nairobi
Afeef:
Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com |
Nov 20, 2005
»Geesinimadii
Gabaygu Godbay Gashay | Bulxan
»Maxey ku doorteen Islaamka?
| Ikraam
»Taariikhda
wahaabiyada |
Garweyne
»SUURADDA
MAANTA:: Al-MAA'IDAH |
Al-Sudeysi
»Yamyam:
Gabyaa Laqmaday! | Idaajaa
»
Marka, Magaalo
aan La Yaabay... A.D. Elmi
»Soomaalida
Britain iyo warbixin dhiilo xanbaarsan | C/raxiim
»MAXAAKIIMTA
Vs ANSHAX XUMADA!! | Garaad
»Sidee bay
Somaliland aqoonsi caalamiya Ku heli kartaa? | Shuuriye
»CODSI INAAN
LA AQOONSAN GOONI U GOOSATADA W/GALBEED
»Jawaab:
Qoraalkii fahad ee Suufiyada iyo Bisha Soonka | Muuse
»Ninkii
Jannada laga waayo ayaa midgaan ah | Zahra
»Warqad Furan:
oo uu qoray Dr. Cabdi Maxamed Culusow “Black”
»Marxuum
Maxamed Xaaji Cigaal halgama xornimadii Soomaali-Land.?
»ALLaa.Somaaliweeye.
ee Sidee Yeelnaaa.? | Jaamac
»Somaaliland.
dawlad.Qaran, Riyaale Madaxweyne Kudayasho Mudan?
»Barlamanka
cusub iyo isbahaysiga Axsaabta mucaaridka Somaliland
»Xiridda
Garoonka Deyniile oo Noqon Rabta Xariggii Qeybdiid| C/waxid
»Ogaysiis
muhiima oo kusocda qof kastoo soomaalinomo
kujirto
»Jawaab
Suufiyada iyo Bisha Soon |
Garweyne
»Midabkee
ayaad jeceshahay? | Zahra
»50 Qab bale
Qaran Ma keeni karaan ?? | shuuriye
»JSL :
Kor-u-kaca iyo Hoos-u-dhaca Siyaasadda !! | Ducaale
»Joornaaliisteyaashii
Lagu Diley Soomaaliya:1991–2005
»Ma jiraa
adduunka dad been ka sheega dhalashadooda!? |Zahra
»Goormuu
dhashay Kacaankii Siyaab Barre | Boore
»KA
HORTAG CUNSURIYADA DENMARK |Diiriye
»Waa
sidee dhaqanka Soomaalida ku nool reer galbeedka? | Zahra
»Isbar
bardhigga Magaalooyinka Jowhar iyo Washington DC | MM
»Waa Tuma 21ka
October? | Mahdi Taako
»C/WAAXID
KHALIIFOW INTEE AYAY KU WADAYSAA ISKU DIRKA
»Jawaab Furan
oo ka Socota Golaha Midnimada iyo Badbaadada | Bilal
»Tan iyo
markii ay Soo Baxday in Xabsiga Loo Taxaabay Col. Qaybdiid
»QIIMAYNTA
MUSTAQABALKA DHOW EE GARABYADA DKMG AH
»Waano ku socota Soomaalida geysata ilmahooda Xanaanada
| Eelay
»Oktoobareey
adaa lahaa! | Waaberi
»GABAY:
Xafiiskii Abwaanka xog baa ku uruursan | Dhuunkaal
»Dagaal
ogayasha waxey raban mala ogaday .mase? | Yoolac
»MAQAALADA KALE
EE MAANTA:::
KA AKHRI HALKAN... GUJI..
Dr.
Alnajjar oo Aad uga Dayriyey Xaalada Soomaalida....
»Cusmaan
Caato: C/laahi Yuusuf dagaal ayuu isu diyaarinayaa
»Saddex
markab kalluumaysato oo lagu afduubay Soomaaliya
Wararka oo
dhan ka akhri halkan... Guji... sept 2 |