SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - YEMEN
 XIRIIR TELEFOON OO DHEXMARAY MADAXWEYNE YAASHA YEMEN IY JABUUTI

Sida ey sheegtay warbaahinta dowlada Yemen waxaa Telefoon kuwada hadlay madaxweyna-yaasha labada dal ee yemen iyo jabuuti Md:Cali Cabdalla Saalax iyo Md:Ismaaciil Cumar Geelle Ayadoo sida lasheegay ey wada had leen arimaha geeska afrika guud ahaan iyo Gaar ahaan u diyaar garowga shirka dib u heshiisiinta soomaaliyeed ee la Filayo bartama bishan in lagu qabto wadanka.

sidoo kalana waxaa ey Kawada hadleen arimaha wada khuseeyo labada dal iyo waliba xiriirka gaarka Ah ee labada wadan

Dhanka kale waxaa uu madaxweyne Saalax uga waramay madaxweyne Geelle Arimaha markabka faransiiska ee ku wax yeeloobay xebta wadanka yemen.

Sida lala socdana madaxweyne Cali Cabdalla Saalax ayaa Munaasabad walba Uga hadlo arimaha soomaaliya isagoo ku cel celiyo sida ey dowladiisa uga go'an tahay xal u helida arimaha soomaaliya.

W.D.Abuukar Yaasiin Xaaji

SANA'A YEMEN

abuukarsom@hotmail.com 

Oct 11, 2002

I  I  D  H  E  H

 

 
Wararkii Oct 6
»»Codsi kusocda ururada kudagaalamaya G/Bay GUJI...
»»Afhayeenka Yalaxow oo Shardi kuxiray shirka kenya GUJI...
»»Dheelmidii Nebiga Sallallahu Calayhi Wasalam GUJI
»»Jawaab baaqa uu soo saaray ururka esnsa ee baashe GUJI...
»» Waraysigii Ingiriis ee Abdulahi Nur Kolombo Dhegesi...
Dhammaan Ka Akhri Halkan [Oct 5]

Wararkii Octber 5 
»»Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in... GUJI...
»»Xog Waran Shirqoolkii Dr. Xuseen Cali Cilmi GUJI...
»»"Qaxootigii Noqonaya Si gaar ah Haloo sii sagootiyo" UN GUJI
»»Ma Maqashay!…..Ayaa yiri: Shirka Puntland ee Cidar GUJI...
»»Baaq ku wajahan laanta afka Somaaliga ee BBCda! GUJI...
»»Ajarka Qofka Diintiisa La Hijrooda GUJI...
»»Bayaan Beesha Baajuun GUJI...
»»"Ma aqoonsanin wax ssh la dhaho" ESNSA GUJI...

Dhammaan Ka Akhri Halkan

6 Jeneraal oo katirsan Ciidanka Itoobiya oo Jagadii laga qaaday: iyo Ciidamada JWXO oo weeraro isdaba joog ah ku qaaday Ciidan Caga jiidka ah ee Gumaysiga Itoobiya XORIYO Oct 4
»» Gabay: Dumarka waxay u roonyiin.. GUJI
»» Dadka Soomaalida Ma yihiin Wadaniyiin?SagalRadio

Wararkii October 3 waxaa kamida
»» Baydhabo oo Gacanta Ugashay Isbahaysiga Dooxada Jubba GUJI
»» Safarkii Ingiriis ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya GUJI
»» Ninkii Qur'aanka & Nabiga Caayey oo MN Booqday! GUJI
»»  Ninkii Beeniyey Dajaal oo Lasiiyey Jawaab Xaqiiqtusida GUJI
»» Qoraal Digniin iyo Wargelin ah oo Kuwajahan Puntland GUJI
»» Guddi Kasocda IGAD oo Soo Booqanaya Yemen GUJI
Wararkaas oo dhan ka akhri halkan

Reer Galbeedka oo soo dhoweeyay Dawlad laga dhiso Soomaaliya: Doblamaasiyiin reer galbeed ah oo u waramayay saxaafada dalka Kenya ayaa  GUJI.. Oct 2
Saxaafada Xorta ah oo Qaadacday DKG
Tan iyo markii uu golaha shacabka kmg  ah ee soomaaliya uu ansixiyay sharci xakamaynaya Saxaafada Xorta ah ayaa GUJI..  
DOODFURAN: Dadweynaha ee Sharciga Saxaafada ee DKG

DIGNIIN: VIRUS HALIS AH
Bulgaria iyo Romania oo Mucaawinaya Som.
u qaybsanaha arimaha gobolka Baalkanka ee DKMG , ahna safiirka Soomaaliya u fadhiya Liibiya ayaa GUJI..  
Oct 2

Wararka kale ee Oct 2 waxaa kamida
»» Hay'adaha INXA, COGWO iyo JOINT oo kukulmay Nairobi GUJI..
»» Urur Islaami ah oo Booqday Soomaali Kuxiray Minnesota GUJI
»» Sharci liddi ku ah saxaafada Xorta ah oo kasoobaxay DKG GUJI
»» Qoxootiga Bantuga oo gudniinka ku boobsiinaya gabdhohooda GUJI
»» Israa wa Al-Micraaj & Shacbaan oo soo dhow GUJI
»» Kalfadhiga Islaamiga ee 5aad oo laguqabanayo Ottawa GUJI

Wararkaas oo dhan ka akhri halkan

Yurub iyo Kenya oo kala saxiixday Heshiis
ku saabsan Maal galinta Shirka Soomaalida ee Eldoret. Guddiga Yurub ee lagu soo gaabiyo (EU) Iyo Dawladda Dalkan Kenya Waxay GUJI.. oct 1

Wararkii Wardheere ee Toddobaadkan
»» USA-Labo reer oo murugaysan ka dib markii maydadkoodii la isku qalday. »»  Gabar dhimatay oo reerkeeda la waydiiyay inay bixiyaan kharashkii ijaarka muddadii ay saxiixday guriga GUJI.. oct 1

WARARKII SEPTEMBER - GUJI

 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
DIGNIIN:
»» Virs cusub... BUGBEAR
»» Virus cusub .... OPASOFT
»» Viruska Halista ah ee Goldfish. 
»» Taxadarka Emailada Nayjeeriya
»» Xusuusin  carruurta iyo Internetka
 Dhammaan ka akhri halkan 
OGEYSIIS - OTTAWA

KALFADHIGA ISLAAMIGA EE 5AAD

QURBAHA IYO SOOMAALIDA 10 SANO KA DIB

Sat October 12, 2002
11:00 AM –8:00 Pm
202 Mont petit
125 University St 
(Ottawa University)

Faahfaahinta - GUJI...  



Lewiston-USA. Duqa magaalada ayaa ku yiri soomaalida ha yareeyaan soo quluqulkooda; waa la idin dhibsaday. 

Muslimiinta Kenya oo loogu baaqay in ay Midoobaan

  Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya  


  
EU & Kenya oo Saxiixday Heshiis maalgelinya shirka Soomaalida
  Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab

I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD