SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK  - MINNESOTA
Ku: Dhammaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Suldaan Axmed Maxamed “Hurre”

Ku: Dhammaan Isimmada, Waxgaradka, Aqoonyahannada, Culumaa’udiinka, Ganacsatada, Haweenka, iyo Shacabka Reer Puntland ee Dalka Soomaaliya

Ujeeddo: Tacsi

Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullahi Wa Barakaatuhu

Annagoo ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, waxaan, annagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Suldaan Axmed Maxamed “Hurre”, tacsi u direynaa dhammaan shacbiga reer Puntland ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Suldaanku. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa in naxariistii janno ka waraabiyo innagana samir iyo iiman naga wada siiyo.

Waxaan kaloo tacsidaas mid la mid ah u direynaa dhammaan intii ku dhimatay dagaaladii sokeeye ee dhawaan ka dhacay gobollada Puntland, Soomaaliya.

Waxaan kaloo intaa ku daraynaa in shacbiga reer Puntland iyo Soomaaliya inteeda kaleba loo bahanyahay in laga wada shaqeeyo sidii lagu gaari lahaa nabad waarta, Islaanimo iyo Soomaalinimo. Waddada keliya ee lagu gaarikarana waa iyadoo si dhab ah loogu soo wada jeesto sidii wadahadal ku salaysan caddaalad, isxaqdhawr, iyo kala dambeyn Ilaahay hortiis ah loo ambaqaadi lahaa.

Ugu dambeyn, waxaan reer Puntland iyo Soomaaliya inteeda kaleba u rajeynaynaa Ilaahayna idinkaga baryeynaa inuu talada suuban oo nabad waarta lagu gaari karo na wada waafajiyo.

Magacyada Xubnaha Jaaliyadda Minnesota ee Tacsida
Diraya: 


Maxamed Cumar Jaamac “Dhigic-dhigic” 
Daahir Mire Jibriil 
Cabdulqaadir Saciid Xirsi “Joorje” 
Cabdirisaaq Cali Biixi 
Cabdi-bashiir Xaaji Cali-salaad 
Ibraahim Xasan “Mahrajaan” 
Cabdiqani Shancad 
Garaad Maxamuud Cali Qodax 
Garaad Maxamed Cabdullaahi Abokor 
Cabdullahi Axmed Kheyr 
Idris Xasan Maxamed “Lugogod” 
Yaasiin Maxamuud Jaamac “Yabarag” 
Maxamud Cabdiraxmaan 
Ciise Maxamuud Xaaji Xasan 
Saleebaan Maxamed Cawaale 
Axmed Aden Seed “Cubeed” 
Cabdirashiid Jaamac Jannoole 
Cabdifataax Yuusuf Cilmi Mataan 
Daa’uud Tahliil 
Cabdirisaaq Faarax Muuse Mataan 
Hannad M. Saciid Beeldaaje 
Cabdi Cusmaan Geelle 
Qaasim Saciid Ciise 
Maxamud A. Maxamed 
Caaqil Cali M. Geele 
C/qaadir Yusuf Aw-Muse 
C/qaadir Bare Yusuf 
Cali A. Ciise 
Yusuf Xasan Abdi 
Maxamed Xusen Cumar 
Cumar Cabdi 
Maxamed Cabaas Yusuf 
Cali Farax Darbaal 
C/rahmaan Ibrahim Lugogod 
Yasin Ibrahim Lugogod 
Ayaanle Cali 
Abdirishid Mumin Jama “Nibiri” 
C/risaaq Taagane 
Burhaan C/qaadir 
C/qaadir Maxamud “Shiino” 
Cumar Maxamud X. Jamac 
Maxamud Ciise 
Hirsi Dahir Nur Cigaal 
Mursal Cali Bullo 
C/shakur Farah Kilwe 
Maxamed Cusman 
Cabdimahad Bashir Farah 
Nuur Siciid 
Maxamed Cali Nuur “Maax” 
C/salaan Ahmed Aadan “Cubayd” 
C/salaan C/wahaab X. Huseen 
C/raxmaan Cali Shire 

-Wa Billaahi Towfiiq-

Qoraalkan kala xiriir: Yaasiin Maxamuud Jaamac “Yabarag” email: yabarag2@yahoo.com 

 

FAAFIN: Agoosto 28, 2002 | SOMALITALK.COM

AFEEF: Aragtida qoraalkan waxaa leh qorayaasha ku saxiixan

 

WARARKII AGOOSTO 2002

 


WARARKA KALE AGOOSTO  | WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

.

HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA

Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cudurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA.. 26/8

Shirka Eldoret oo Qabsoomidoona 16ka Sept


Cabdullaahi Yuusuf oo Jooga Garoowe
Xasan Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Warsaxaafadeed: Beelaha Mareexaan
Prof. Samatar oo Kufashilay Diidmadii Galayr
Degaalo lagu Jabiyey Ciidanka Gumeysiga
Kulan Laguqabadoono London, UK
Caydiid oo Codsi udiray Reer Muqdisho
Puntland oo Beenisey Warkii UN-ka
AIDS oo Agoomeeyey 1.1 Million Carruur ah
Waan-waan Nabadeed oo Kasocota PL
Ciyaaraha Xagaaga ee Soomaalida Yurub
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa

Baaq Xabad Joojin, Dagaal Joojin & Nabad


Warsaxaafadeed: Qardho
Iran & Carab kusoo badanaya Jaamacadaha
Ciidamada Jarmalka iyo Ciraaq
Murshid Barud oo Kalaabtay sharaxaadii
SOOMAALIDA ODENSE, DENMARK  OO U QAXAYA DALKA ENGLAND
Dagaal Ka Dhacay Muqdisho 
"Cambaarayn Afduubkii C/Qaadir" UN
Heshiis Dhexmaray xawaaladaha Somalida Baaq Kasoo Baxay Beesha Saransoor 
Shir Lagu Taageerayo ONLF - K/Africa 
Casharadii Saxaabada oo Dib u Bilowday
"Screening Cards loogama baahna Soomaalida Kenya" Waxa yiri Moi
UNHCR oo soo Gabagabaysay bixinta Kaararka Aqoonsiga Qaxiitiga Sanca 
Itoobiya oo Ka Mamnuucday Shilinka Soomaaliga in lagu Isticmaalo Dh/buur
Moi oo Soo gabagabeeyay Safarkiisii Gobolka W/Bari Kenya
10,000,000 Sh.So ayaa La Dhacay, Laba Gabdhoodna waa La Qafaashay Suuqa Dayax
WARARKA SOOMAALIDA - AGOOSTO 6-7
Falal Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Wardheere oo Soosaaray Baaq Nabadeed
WARARKA PUNTLAND - AGOOSTO 4
Prof. Samatar oo Diidan in Dr. Galaydh  Waxkadhigo Jaamacada Minnesota
Mashruuca Cisbitaalka Boossaso
Xasan Abshir oo Ka Dhoofay Muqdisho
Dalsan USA oo Jebisey Khidmada Lacagta
Gudiga Farsamada oo Tegey Kismaayo
Ciidanka ShaatiGuduud oo si Buuxda ula Wareegey Magaalada Baydhabo
Sucaad oo Sabtida Bosaso Lookaxayndoono
Ururka Dhallinyarada Ogadeenya oo Jawaab Kulul Kabixiyey Baqii Waxgaradka S.G...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]